Home / Wararka (page 22)

Wararka

28 July – Maalinta Caalamiga ee Cagaarshowga.

Muqdisho – Maalinta Caalamiga ee Cagaarshowga waxaa la xusaa 28 July sanad kasta si dunida loogu mideeyo kor u qaadista wacyiga la xiriira mushikiladda guud ee cudurka iyo in lagu dhiirr-geliyo is-baddal dhab ah. Waa maalin fursad looga dhigay biirinta ...

Read More »

Laba wiil oo wajiga madax-weyne caan ah ku dhacay lacago fara badan!

Muqdisho – Laba walaalo ah ayaa adeegsaday wajiga madax-weynaha dhawaan la doortay ee Donald Trump si aan loo garan xilli ay rabeen inay lacag caddaan ah ka xadaan dhowr xarumood oo ATM, marka loo eego booliska dalka Talyaaniga. Bilayska Turin ayaa ...

Read More »

Warbixin – Midowga Shirkadaha Korontada ee BECO

Muqdisho – Isu-tagga midowga shirkadaha bixiya korontada wuxuu irid laba fursad u furan u noqday dadka iyo saamileyda ku midaysan. Taniyo markii ay meesha ka baxday wakaaladda xoogga korontada qaranka ee Eneeyo, shirkadaha gaarka loo leeyahay ee bixiya adeeg koronto ...

Read More »

Nigeria – Hooyo cunugeeda ku iibsatay Mooto!

Muqdisho – Hooyo ayaa cunugeeda yar ka iibsatay kuwa dadka ka ganacsada ‘Human Traffickers’ waayo waxay rabtay inay hesho lacag ay ku gadato mooto , marka loo eego booliska dalka Nigeria. Bilayska Anambra ayaa sheegay inay xireen 24-jirta lagu magacaabo ...

Read More »

Gabar u geeriyootay afar jeer oo ay ilmo iska soo riday sanad gudihiis!

Muqdisho – Qoys Shiinaha ku nool ayaa la uurxun nin afadiisa daldoorsaday kadib markii ay la xaraarugtay xanuun kaga yimid ilma-xaaqis ay isku samaysay muddo afar jeer ah. Haweeneyda oo ku noolayd gobalka Anhui, Shiinaha ayaa dhawaantan geeriyootay kadib markii ...

Read More »

Ninka booliska uga dacwooday nin kale oo aan falaashin musqul uu kasoo baxay!

Muqdisho – Laan boolis ayaa aad ula shaamareertay yeermada cabasho kaga timid nin kaas oo macmiil maqaaxi uu ku jiray kaga sheeganaya diidistiisa ku aadan biya-raacinta musqusha uu kasoo baxay, marka loo eeg booliska Kanada. Booliska Toronto ayaa sheegay in ...

Read More »

Waa sidee Wax-barashada Dugsiga Indhoolayaasha al-Nuur.

Muqdisho – Meel dadka aragga qaba aysan helin fursad wax-barasho oo heerka wax-aqriska iyo qoraalka ay ka yihiin boqolkiiba 62.2% wadarta guud ee bulsho weynta Soomaaliya, kuwa aragga la’ ayaa soo buuxinaya kaalintaas. Waxaana jira aqoon-yahanno da’yar aragga la’ oo ...

Read More »

Lakulan – Ninka maalin kasta beera geed 48-kii sano ee lasoo dhaafay!

Muqdisho – Waxay yiraahdeen hal qof masameyn karo is-baddal, hayeeshe Abdulsamad Sheikh oo 60-jir tuktukle reer Bangladesh ah, wuxuu caddayn nool u yahay in dadaallada yaryar ee soo jiitama in muddo ah ay macno weyn leedahay. Wuxuu beeray hal geed ...

Read More »

Eeyo mashruuc dhir-beeris ah ka bilaabaya Keyn gubatay!

Muqdisho – Bishii January 2017, dab xooggan ayaa qabsaday gobalka dhaca bartamaha Chile ee La Maue kaas oo danbas ka dhigay dhul cabbir dhan 457,000 hectare oo keyn ah – hadda saddex Ey ayaa isku dayaysa  inay inta karaankooda ah ...

Read More »

18 July – Maalinta Caalamiga ee Nelson Mandela.

Muqdisho – Sanad kasta 18 July – oo ah markii uu dhashay Nelson Rolihlahla Mandela – ayaa QM waxay shaqsiyaadka adduun-weynaha weydiisataa inay taariikhdan u aqoonsadaan Maalintii Mandela iyaga oo is-baddal ka sameynaya bulshooyinkooda. Qof kasta wuxuu leeyahay kartida iyo ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan