Muqdisho – Wali ma suuraysatay xeeb biyaheedu kulul yihiin? Taasi waxaad ugu tagaysaa dalka New Zealand. Iyada oo dhacda xeebta bari ee gacanka Coromandel – 175 km ka fog Auckland, Hot Water Beach waxay magacan ku heshay duleellada hoose ee ku xiga carrada ...
Read More »Wararka
Dadka Dhiig Ilmeeya Markay Oynayaan
Muqdisho – Haemolacria waa xaalad muuqaaleed dhab ah taas oo qofka ku sababta in marka uu oynayo uu dhiig ilmeeyo. Ilinta dadka qaba cudurkan waxay kaliya ku kala duwan yihiin guduudsanaanta midabka dhiigga oo ay qubaan marka ay ilmeynayaan. Halka aysan ...
Read More »Olympic Babies – Tartanka Olombikada Dhallaanka
Muqdisho – Waxay dhasheen sanad kahor waxayna durba kamid noqdeen dhacdo kamid ah tartamada ciyaaraha. Layaab maleh ciyaartan waxaa lagu magacaabaa Olombikada dhallaanka. Carruurta aalaaba dhalata 8 August waxaa loo yaqaan Olympic Babies – waxayna ka qeyb-galaan tartan ay ku ...
Read More »Ball’s Pyramid – Buurta ku dhex-taal Badda Pacific-ga
Muqdisho – Iyada 20 km ku dhawaad ka dhacda koofur bari Jaziiradda Lord Howe ee badweynta Pacific Ocean, buurta Ball’s Pyramid waxay dheer tahay 562 biyaha dushooda. Sida la sheego Ball’s Pyramid waxay ka hartay folkaano qaraxday muddo laga joogo 7 milyan oo sano kahor ...
Read More »Marka uu Macalinku noqdo horseedka is-baddalka.
Muqdisho – Gudaha dal ay dagaalladu la dageen – halkaas oo carruur badan aysan heli karin xaqii wax-barashada – macalin iskuul ayaa isku dayaya tiisa ugu fiican si uu is-baddal u sameeyo. Saber Hosseini, kaas oo magaalada Bamiyan ee bartamaha dalka Afghanistan ...
Read More »Nuxurka Aqoon is-weydaarsi ku saabsan doorka Warbaahinta ee horumarinta Cadaaladda
Muqdisho – Aqoon is-weydaarsi ku saabsan doorka warbaahinta ee ku aadan horumarinta cadaaladda oo ay soo qaban-qaabisay xarunta kaalmo-sharciyeedka Jaamacadda Muqdisho ayaa lagu qabtay kulliyadda sharciga iyo qaanuunka. Xubno isugu jira suxufiyiin ka kala socday qeybaha warfaafinta gudaha iyo ardayda ...
Read More »Lakulan: Haweeneyda daryeesha in ku dhow 1000 Bisado ah
Muqdisho – Lynea Lattanzio waxay jecleyd Bisad markii ay carruurta aheyd, hayeeshe hooyadeed lama dooneyn. Hadda waxay madax ka tahay xarun loogu magac-daray Cat House on the Kings oo daryeel iyo gabaadba siisa in ka badan 1000 oo Bisado ah. Sheekada qiirada ...
Read More »Angel – Biya-dhaca ugu dheer Adduunka
Muqdisho – Biya-dhaca Angel ee ku yaalla Koofur America waa midka ugu dheer biya-dhacyada adduunka. Ku dhex-yaal xarunta Canaima National Park ee dalka Venezuela, Angel sidoo kale waa mid kamid ah biya-dhacyada ugu quruxda badan dunida. Waxay 802 mitir ka sarreysaa oogada ...
Read More »Buundada Sky Bridge ee Malaysia
Muqdisho – Mid kamid ah muuqaallada aan caadiga aheyn ee aad ku arki karto dalka Malaysia waa kaabaddan quruxda badan. Laga dul-dhisay jaziiradda Langkawi Archipelago ee Malaysia, buundada lagu magacaabo Sky Bridge waxay sara kacan tahay 700 mitir oogada dusheeda. ...
Read More »Lakulan: Eyga aroor kasta qaada jidkii uu la mari jiray saaxiibkiisa dhintay.
Muqdisho – Xusuuso mahadhada sheekada qiirada leh ee Hachiko – daacadkii Akita kaas oo 9 sano ku qaatay sugista saaxiibkiis inuu kasoo laabto shaqada – ogaal la’aantiisa inuu u dhintay xanuunka maskaxda kaga dhacay. Sheekadiisa waxaa hadda ku taagan Thor – ...
Read More »
Radio Himilo
