Home / Wararka (page 68)

Wararka

Cristiano Ronaldo oo dhaawacmay, war farxad u ah Atletico + Sawirro

Gooldhaliyaha ugu goolasha badan kooxda Real Madrid Crisriano Ronaldo ayaa maanta ku dhaawacmay tababarkii kooxdiisa kahor kulanka Finalka Champions League. Cristiano waxaa gadaal uga soo dhacay Dani Carvajal oo xiddiga u riday dhanka goolhaya kooxda, xilli wiilasha macallin Zidane ay ...

Read More »

Somali Fruit oo dhibcaha ka qaadatay F.C Banaadir

Kooxaha kubadda cagta F.C Banaadir iyo Somali Fruit ayaa ku kulmay gegada Banaadir Stadium kulan cayaareed ka tirsan heerka labaad. Labada kooxood ayaa weeraro isdaba joog ah isku qaadayay walow qeybtii hore lagu kala maray barbaro goolal la’aan ah. Qeybtii ...

Read More »

Dhageyso: Barnaamijka Tusmada Tiknoolojiyadda

Barnaamijka Tusmada Tiknolojiyadda waa toddobaadle aad ka dhageysataan Idaacadda Himilo. Waxaynu Barnaamijka ku soo qaadanaa xubno iyo qoddobo la xiriira tiknoolojiyadda iyo heerarka ay taagan tahay. Fardowsa Sh.Cabdiraxmaan ayaa soo jeedinaysa.

Read More »

Vardy oo si uu u aqal galo seegaya kulamo saaxiibtinimo oo xulkiisa sugaya

Jamie Vardy ayaa xalay goolka guusha u dhaliyay qarankiisa saddexda libaax oo 2-1 ku loogay dhigooda Turkiga oo kulan saaxiibtinimo ay ku dheeleen gegada Etihad Stadium. Wiilasha macallin Roy Hodgson ayaa diyaar garow ugu jira inay bisha soo aadan iska ...

Read More »

Maamulka gobolka Al-ixsaa ee bariga Sucuudiga oo la soo gaarsiiyay dacwad ku salaysan daris ka cabanayay qeylada digaagadda jaarkiisa

Duqqa xaafadda Al-hufuuf oo ku taala gobolka Al-ixsaa ayaa waxa uu sheegay in uu soo gaaray muwaadin cabasho ka qabay xayawaan uu xanaaneysto nin ay daris yihiin. muwaadinkaan ayaa waxa uu dhibsaday qeylada diiq uu lahaa jaarka ku dhegan kaddibna ...

Read More »

Degdeg: Manchester United oo erisay macallin Van Gaal iyo shaqaalihiisa tababarka

Kooxda kubadda cagta Manchester United ayaa erisay macallin Van Gaal iyo shaqaalihiisa tababarka reer Holland kaddib labo xilli cayaareed oo kooxda uu hogaaminayay. 64 jirkaan ayaa ku guuldarreystay xagaagan inuu kooxda usoo saaro ka qeyb galka Champions League, walow uu ...

Read More »

Wasiirka Dhallinyarada iyo Isboortiga oo u daawasho tagay kulamo ka tirsan tartanka isdhex galka dhallinyarada + Sawirro

Magaaladda Muqdisho waxaa ka soconaya tartanka isdhex galka dhallinyarada oo loo qabtay ardayda wax ka barata Iskuuladda magaaladda Muqdisho. Tartankan oo ay ka qeyb galayaan in ka badan 15 Iskuul, wuxuu soo bilowday toddobadii bishan May, waxaa soo qaban qaabiyay ...

Read More »

Kolo & Yaya, walaalaha Ayew iyo Siddeedda laacib ee ugu caansan xiddigaha wada dhashay ee reer Afrika + Sawirro

Kolo Toure iyo Yaya Toure Yaya Toure waa walaalka yar ee Kolo Toure, waxay iminka ka wada cayaaraan horyaalka Ingiriiska iyagoo kala metela kooxaha Manchester City iyo Liverpool. Kevin-Prince iyo Jerome Boateng Kevin-Prince iyo Jerome Boateng ayaa arrin layaab leh ...

Read More »

Naftii halige laga badbaadiyay dabin uu isu geliyay xeyn libaaxyo ah + Sawirro

20 jir ay saxaafadda maxaliga ah ku sheegtay magaciisa Franco Luis Ferrada Roman ayaa laga hor istaagay inuu geeriyoodo markii uu u dhacay xero lagu xanaaneynayay Libaaxyo isagoo uga gol lahaa inuu nafta isdhaafiyo. Xerada Xayawaanaadka Santiago oo ku taal ...

Read More »

Dhageyso: Barnaamijka Howl iyo Himilo

Barnaamijka Howl iyo Himilo waa toddobaadle aad laba goor ka dhageysataan idaacadda Himilo. Waxaynu uga hadalnaa oo alaa diiradda aynu ku saarnaa mid kamid ah adeegyada bulshada loo hayo, inagoo hadba dhinac ka bidhaamina. Barnaamijkan toddobaadkan waxaynu ku soo qaadan ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan