Home / 2016 / August

Monthly Archives: August 2016

Dhageyso:- Barnaamijka Hidaha Iyo Dhaqanka Ee Idaacadda Himilo.

Barnaamijka Hiddaha iyo Dhaqanka waxaan diiradda ku saarnaa dhaqanka iyo suugaanta Soomaalida si loo ilaaliyo dhaqanka iyo sooyaalka umadda Soomaaliyeed. Todobaadkan waxaan barnaamika qeybtiisa hore  ku wareysanay Warsame Cumar Xuseen oo ka mid ah dhalinta hal Abuurka leh, qeybta labaadna waxaad ku maqli ...

Read More »

Chelsea Oo dooneysa soo celinta David Luiz

Kooxda Chelsea ayaa si layaab leh oo daahitaan uu ka muuqdo ugu dhaqaaqday soo xerogalinta daafacoodii hore David Luiz kaas oo ku sugan Paris Saint Germain, aduun dhan 32 Malyan oo Pound ayeyna diyaar la tahay kooxda ka dhisan galbeedka ...

Read More »

Loic Remy Oo Si Amaah ah ugu biiray Crystal Palace.

Crystal Palace ayaa ku dhawaaqday saxiixa weeraryahanka Loic Remy oo ay si amaah ah muddo hal xilli ciyaareed kaga soo qaateen kooxda Chelsea. weeraryahanka France ayaa u dhaqaaqay  Selhurst Park ka dib markii uu fursad ka waayay kooxda ku ciyarta garoonka Stamford Bridge. ...

Read More »

Shirkad Ku Taala Swizarland Oo Soo Saartay Robotyo Xaafadaha Cuntooyin Geeya.

Shirkad Starship technologies ayaa ku guuleysatay in ay soo saarto robotyo kuwii ugu horeeyay kuwaasi oo loo adeegsan karo adeegyadda cunto geynta iyo Emailada 3 magaalo oo ku taala Swizarland . Mareegtada wararka tiiknolojiyadda wax ka qorta ee la yiraahdo ...

Read More »

Dhageyso: Barnaamijka Tusmada Tiknoolojiyadda Ee Idaacadda Himilo.

Barnaamijka Tusmada Tiknolojiyadda waa toddobaadle aad ka dhageysataan Idaacadda Himilo. Waxaynu Barnaamijka ku soo qaadanaa xubno iyo qoddobo la xiriira tiknoolojiyadda iyo heerarka ay taagan tahay. Axmed Maxamed Maxamuud ayaa soo jeedinaya. Halkan Hoose Ka Dhageyso:-

Read More »

City oo afka ciidda u dartay West Ham United.

Manchester City ayaa kusoo laabatay hogaanka horyaalka England Premier League ka dib markii ay gaartay guusheedii seddaxaad ee xilli ciyaareedkaan 2016 illaa 2017 kulankeedii seddaxaad oo ay ciyaartay. Sky Blues ayaa afka ciidda u dartay West Ham United, iyadoo xiddiga ...

Read More »

Marcus Rashford oo United badbaadiyay

Gool uu dhaliyay waqtigii dhimashada ciyaarta Marcus Rashford ayaa ka saaciday inay Manchester United ka talaabsado Hull City oo madaxa adeyg muujisay habeen roobaad oo garoonkeeda marti loogu ahaa, waxaana kooxda Mourinho ay gaartay guushii 3aad ee isku xigta ee ...

Read More »

Dhageyso: Barnaamijka Shaqsiga Caalamka Ee Idaacadda Himilo.

Barnaamijka Shaqsiga Caalamka waa toddobaadle aad ka dhageysataan Idaacadda Himilo 102.5 M.H.Z. Barnaamijka waxaan ku soo qaadanaa marba mid kamid ah hogaamiyaasha magaca reebay oo soo maray dunida, waxay isugu jiraan kuwo horey u geeriyooday iyo kuwo nool balse ka ...

Read More »

Dhegeyso:- Barnaamijka Aragtida Islaamka ee Idaacadda Himilo.

Barnaamijka Aragtida Islaamka waxaynu ku eegnaa oon ku soo qaadannaa arrimaha la xiriira Islaamka, si fahanka bulshada muslimka ahi ee Soomaaliyeed sare loogu qaado. Toddobaadkan waxaan ku eegi doonnaa Xajka Iyo Fadligiisa maadaama wakhtigii xajka lagu guda jiro, waxaana marti ...

Read More »

Isku aadka wareegyada koobka kooxaha qaarada Yurub.

Waxaa  la sameeyay isku aadka Champions Leaque-ga heerkiisa Groupyada iyada oo 32 ka kooxood ee iskugu soo baxay ay ogaadeen min saddexda kooxood ee ay isku groupka noqon doonaan. Waxaana ka soo baxay Group xiiso badan halka kuwo kale ay ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan