Home / Wararka (page 18)

Wararka

Muslim faqiir ah oo si yaab leh kaga mid noqday Xujeyda sanadkan.

Muqdisho – Oday ku nool tuulo kamid ah dalka Ghana kaas oo mid kamid ah shaqaalaha fogaan-aragga Turkish TV su’aalay ‘haddii diyaarad-yar uu ku geyn karo magaalada Makkah’ ayaa riyadiisa rumowday kadib markii sheekadiisu ku baahday baraha bulshada. “Waxaa ku ...

Read More »

Daawo sawirro: Nin darba-jiifta ugu deeqa kabo ay xirtaan

Muqdisho – Dagane ku nool New York, Andre McDonnell wuxuu waqtigiisa nasiinada badi ku qaataa u qeybinta kabo dadka darbi-jiifta ah. Helidda ururkiisa samafalka ee loo yaqaan ‘Its From the Sole,’ deeqsiga 42-jirka ah wuxuu qeybiyay in ka badan 5,000 ...

Read More »

Bisadda ugu xanaaqa badan internet-ka.

Muqdisho – Inteenna badan waxaa dhacda inaynan jecleysan rabaayaysiga iyo xannaanada mukulaalaha. Qaarkeen waxayba nacaan inay kasoo ag dhawaato. Warkan wuxuu dhiillo kusii abuuri karaa inta aan ka ahayn daryeelayaasha bisadaha. Waayo waxay ku qaadanaysaa muddo kale inay ka fikiraan ...

Read More »

Geedka ugu dheer adduunka.

Muqdisho – Taniyo sanadkii 2006, geedka ogaal ahaan ugu dheer adduunka waa California redwood laguna naanayso Stratosphere Giant’. Balse cilmi-baaris iyo daba-gal dheer kaddib, Hyperion ayaa la ogaaday inuu 10ft ka dheer yahay Giant. Taas waa natiijada usoo baxday koox ...

Read More »

Haweeney gudaafad ka dhex heshay lacag dhan $180,000

Muqdisho – Haweeney waayeel ah ayaa la argagaxday helidda boorso lacag ah oo ku jira gudaafad qashin oo dhinac taalla jidka, marka loo eego booliska Japan. Booliska Daishoji ayaa sheegay in haweeneyda jirta 75 sano ay gacantooda kusoo wareejisay lacag ...

Read More »

Geyfanayaal xuquuqda xayawaannada ah oo u riyaaqay fal Maroodi uu ku dilay ugaarsade.

Muqdisho – Kooxaha u dooda xuquuqda xayawaannada ayaa aad ugu riyaaqay maqalka dhacdo maroodi uu ku dilay ugaarsade gudaha dalka Namibia. Marka loo eego boolis goboleedka Otjozondjupa, 46-jir lagu magacaabo Jose Monzalvez kaas oo ku gaaroobay ugaarsiga kana yimid dalka ...

Read More »

Xaafado guryaheeda aysan lahayn albaabo!!

Muqdisho – Rumeyso ama harumeysan, waxaa jirta xaafad dalka Hindiya ku taalla oo guryaha, xarumaha wax-barashada iyo ganacsiga, iyo xittaa bangiyada aysan lahayn albaabo. Lacagta cad waxaa lagu ridaa qasnad aan xirnayn, waxaana mararka qaar ku jira dahab qaali ah. ...

Read More »

Shaqooyin horseeday dilka Muslimiin Badan.

Muqdisho – Imaatinkii Donald Trump dhulka Boqortooyada Sucuudi Carabiya iyo heshiiskii hubka ee qiima ahaan ku kacayay 460 billion oo dollar, waxa hubanti ah iney shaqo abuur u noqdeen kumanaan reer Mareykan ah dhawrka sano ee soo socota. Kaliya Mareykanka ...

Read More »

Wax ka baro umadaha ugu isir ku faanka badan caalamka.

Muqdisho – Falsafadda xun ee dadka gun iyo gob u kala saarta waa dhaqan la kowsaday jiritaanka ina Aadan. Wuxuuna mar walba ahaa caqabad ama furaha mushkiladaha kala xadeeya umadaha dhexdooda. Yasidda ama duwidda waa ficillada takooridda ah ee lagu ...

Read More »

Ninka sida Taallada isku taagayay 30-kii sano ee lasoo dhaafay

Muqdisho – 54-jir lagu magacaabo Abdulaziz ayaa sida Taallada isku taagayay 30-kii sano ee lasoo dhaafay. Taagnaanta lix saacadood maalin walba iyo iska caabinta isku dayga dadku ay ku dhaqaajin karaan, kaga qoslin karaan iyo wixii lamid ah, ayaa dad ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan