Himilo FM –Xarumaha booliiska dalka Thailand ayaa u diraya saraakiisha buuran kaamam lagu yareeyo caloosha iyadoo tani qeyb ka tahay barnaamij laga fulinayo dalka oo loogu magac daray ” baabi’inta caloosha” Kaddib tijaabo lagu guuleystay oo socotay muddo labo toddobaad ...
Read More »Yearly Archives: 2019
Haweenay adeegsatay xeelad cusub si ay uga fogaato saaxiibkeed!
Himilo FM – Way adag tahay markasta inaad jarto xiriirka jaceyl ee aad qof la wadaagto hase ahaatee in qofka ka been sheego naftiisa si uu u gooyo xiriirkaasi waa tallaabo aysan sameyn karin dad badan balse haweenay u dhalatay ...
Read More »Maqal:- Barnaamijka Kas-wadaag
La kulan- taageeraha ugu weyn kooxda Manchester United
Jimmy wuxuu ahaa taageere United muddo 40 sano ah. Markii uu caruur ahaa, aabihiis ayaa u qaaday inuu daawado kulan ay wajaheen Blackburn Rovers kuwaas oo ku jiray qeybta saddexaad wakhtigaas oo ay heleen dad badan oo 10,000 ah. Markii ...
Read More »Maqal:- Casharka Safiinatu Najaa “Darsiga 10aad”
Hawlaha baahineed ee idaacadda himilo, waxaa safka hore kaga jira barnaamijyo diini ah kuwaas oo isugu jira Fiqi, Xadiith, Siiro, Tafsiirka Qur’aanka Kariimka, iyo mawaadiic kale oo aan danta dadweynaha u aragno. Dhammaan qeybahaas waxaan bilownay inaan gelino webka/bogga idaacadda ...
Read More »Maqal:- Casharka Safiinatu Najaa “Darsiga 9aad”
Hawlaha baahineed ee idaacadda himilo, waxaa safka hore kaga jira barnaamijyo diini ah kuwaas oo isugu jira Fiqi, Xadiith, Siiro, Tafsiirka Qur’aanka Kariimka, iyo mawaadiic kale oo aan danta dadweynaha u aragno. Dhammaan qeybahaas waxaan bilownay inaan gelino webka/bogga idaacadda ...
Read More »Maqal:- Barnaamijka Raad-reeb
Dhaawaca Dembele oo qaadanaya afar toddobaad
Himilo FM –Barcelona ayaa xaqiijisay Khamiista maanta ah in Ousmane Dembele uu seegi doono seddex illaa iyo afar isbuuc kaddib markii dhaawac uu ka soo gaaray kulankii Lyon. “Ousmane Dembélé ayaa baaritaano ay ku sameeyeen waaxda caafimaadka kooxda Barcelona subaxnimadii ...
Read More »Real Madrid oo heshiis la gaartay daafaca Porto ee Eder Militao
Himilo FM –Real Madrid ayaa ku dhawaaqday inay heshiis la gaartay daafaca FC Porto Eder Militao isagoo noqonaya heshiiskii ugu horeeyay ee kooxda tan iyo markii Zinedine Zidane uu ku soo laabtay. Militao oo 21 sanno jir ah ayaa u ...
Read More »Waa kuwee dalalka leh hawada ugu nadiifsan caalamka?
Himilo FM –Finland ayaa ku faaneysa inay noqotay dalka ugu hawada wanaagsan ururka Midowga Yurub hase ahatee marka la eego caalamka oo dhan waxaa ka horreysa Iceland oo leh hawada ugu nadiifsan dunida. Kaalmaha kale ee xigga ee dalalka leh ...
Read More »