Himilo FM –Khadka dhexe ee kooxda Arsenal ayaa degay quluubta dad badan kaddib markii uu funaanad iyo kabo uu saxiixay uu u diray wiil sagaal jir Kenyaan ah kaasi oo fanaanad Arsenal ah gacantiisa kula qoray magaca Ozil iyo tirada ...
Read More »Yearly Archives: 2019
Wax ka ogow taariikhda tababare Maxamed Cabdullaahi Farayare
Himilo FM –Magaciisa oo dhameystiran waa Maxamed Cabdullaahi Farayare waxa uu ku dhashay kuna barbaaray degmada Xamar Jajab ee gobalka Banaadir 27/12/1962-kii, Farayare waxa uu waxbarashadiisa tan dugsiga Qur’aanka iyo maadiga ku qaatay isla degmada Xamar Jajab. Maxamed waxa uu ...
Read More »Haweenay iska jartay gacan si ay u hesho lacag ceymis ah!
Himilo FM –Maamulka Slovenia ayaa shaaciyay in haweenay u dhalatay dalkaasi iska jartay gacan iyadoo adeegsanaysa minshaar si ay u hesho lacag ceymis ah. Booliiska ayaa tilmaamay in haweenayda oo 21 jir ah inay ku dhiiratay iyadoo kaalmo ka helaysa ...
Read More »Sahan: Magaalooyinka ugu wanaagsan iyo kuwa ugu liita xagga nolosha caalamka
Himilo FM –Magaalada Vienna ayaa sannadkii 10aad oo xiriir ah waxay noqotay magaalada ugu wanaagsan caalamka ee lagu noolaado. Sida ku xusan qiimeynta Mercer Quality of Living Survey, magaalooyinka Yurub ayaa noqday kuwa ugu horreeya liiska magaalooyinka ugu wanaagsan xagga ...
Read More »Ciraaq: Gabar lagu mehriyay inka badan 1 Milyan oo doolar
Himilo FM –Rana Jamaal oo ah gabar u dhalatay dalka Ciraaq ayaa bog cusub looga qoray taariikhda dalkaasi kaddib markii lagu mehriyay 2 Bilyan oo Diinaarka dalka Ciraaq ah islamarkaana u dhiganta 1.7 Milyan oo doolar. Dukumenti ah la xiriira ...
Read More »Maqal:- Casharka Safiinatu Najaa “Darsiga 8aad”
Hawlaha baahineed ee idaacadda himilo, waxaa safka hore kaga jira barnaamijyo diini ah kuwaas oo isugu jira Fiqi, Xadiith, Siiro, Tafsiirka Qur’aanka Kariimka, iyo mawaadiic kale oo aan danta dadweynaha u aragno. Dhammaan qeybahaas waxaan bilownay inaan gelino webka/bogga idaacadda ...
Read More »Maqal:- Casharka Safiinatu Najaa “Darsiga 7aad”
Hawlaha baahineed ee idaacadda himilo, waxaa safka hore kaga jira barnaamijyo diini ah kuwaas oo isugu jira Fiqi, Xadiith, Siiro, Tafsiirka Qur’aanka Kariimka, iyo mawaadiic kale oo aan danta dadweynaha u aragno. Dhammaan qeybahaas waxaan bilownay inaan gelino webka/bogga idaacadda ...
Read More »Askari hore oo naafo ah oo jabiyay rikoor caalami ah!
Himilo FM – Askari horay uga tirsanaa ciidamada badda Ingiriiska oo naafo ka ah lugaha ayaa ka gudbay badweynta Atlantic-kada islamarkaana waxa uu jabiyay rikoor caalami ah. Lee Spencer oo 49 jir ah ayaa ku tagay koonfurta Ameerika 36 maalmood ...
Read More »