Home / 2019 (page 112)

Yearly Archives: 2019

Man Utd, Barcelona iyo Bayern oo ku biiray xiisaha Nicolas Pepe

Himilo FM –Nicolas Pepe oo katirsan Lille ayaa ah mid ka mid ah xiddigaha mustaqbalka ku leh kubadda cagta Yurub waxaana xiiseynaya kooxaha ugu waaweyn kubadda cagta. Arsenal iyo Chelsea ayaa lala xiriirinayay bishii Janaayo laakiin haatan kooxo badan ayaa ...

Read More »

Khatarta “ Murugta lala qoslo” oo caafimaad ahaan laga digay!

Himilo FM –Eray bixinta “Murugta lala qoslo” waxay noqotay mid si dhaqsiya u faafta, waxaana xaaladan qofka uu u muuqanayaa inuu faraxsan yahay balse xaqiiqada ayaa ah in uu murug darran dareemayo. Waxaa mowduucan laga qoray maqaallo badan iyo baaritaano ...

Read More »

Haweenay furriin ka dalbatay saygeeda markii uu casho u soo iibin waayay!

Himilo FM –Haweenay u dhalatay  Imaaraadka Carabta ayaa saygeeda ka dalbatay inuu u baxo maqaayad islamarkaana u soo iibiyo hal Hamburger ah marka uu soo dhameysto sheekada saaxiibbadiisa. Wargeyska Khaleej Times ayaa sheegay in ninka markii uu soo dhammeystay sheekada ...

Read More »

David Luiz “Keba waa ku waajib in uu ixtiraamo tababaraha.”

Himilo FM –David Luiz ayaa aaminsan in Kepa Arrizabalaga tahay in uu  ixtiraamo go’aankii Maurizio Sarri uu kaga saaray ciyaartii finalka EFL Cup laakiin waxa uu sheegay in xaalka uu caadi yahay. Chelsea ayaa guul darro gool-kulaad ah kala kulantay ...

Read More »

Vietnam oo tarxiishay nin u ek madaxweynaha Waqooyi Kuuriya

Himilo FM –Xukuumadda Vietnam ayaa dalkeeda ka ceyrisay nin iska dhiga madaxweynaha Waqooyi Kuuriya kahor inta uusan dalkaasi marti gelin hoggaamiyayaasha Mareykanka iyo Waqooyi Kuuriya Donald Trump iyo Kim Jong-un. Ninka deggan Hong Kong oo lagu magacaabo Howard X ayaa ...

Read More »

Maqal:- Barnaamijka Raad-reeb

Read More »

Nasser Al-khelaifi oo sheegay in Neymar uusan iib aheyn

Himilo FM –Madaxwaynaha Paris Saint-Germain Nasser Al-Khelaifi ayaa u sheegay Real Madrid iyo Barcelona inay iska ilaabaan saxiixa Neymar dhammaadka xilli ciyaareedkan. Weeraryahanka heerka caalami ee dalka Brazil ayaa si joogta ah loola xiriirinayay in uu ku laabanayo horyaalka La ...

Read More »

Magaalo lacag kugu siineysa inaad ku safarto baaskiil

Himilo FM –Dowladda hoose ee magaalo dhacda koonfurta Talyaaniga ayaa siinaysa muwaadin kasta lacag dhan 250 Euro oo u dhiganta 283 doolar haddii uu adeegsanayo baaskiil halkii uu raaci lahaa mooto ama gaari. Tani waxay qeyb ka tahay mashruuc cusub ...

Read More »

Marcelo oo baxaya dhammaadka xilli ciyaaredkan!

Himilo FM –Marcelo ayaa Real Madrid weydiistay in dhammaadka xilli ciyaareedkan uu ka tagayo isagoo doonaya in uu bilaabo tartan cusub  si uu ugu biiro kooxda  Juventus  sida ay werinayaan wabixinada maanta. Daafaca dheeriga ah ayaa laga saaray safka koowaad ...

Read More »

Sababta reer Jabaan u cimri dheer yihiin oo waxyar laga ogaaday!

Himilo FM –Daraasad cusub ayaa muujisay in geed ku yaala Jabaan uu qeyb ka noqon karo sababta dadka reer Jabaan u gaaraan da’ fog. Baarayaal katirsan jaamacadda Graz ee dalka Austria ayaa sheegay in maaddo ku jirta geedka loo yaqaan ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan