Himilo- Haweenayda ugu da’da weyn dalka Mareykanka ayaa ku geeriyootay magaalada New York iyada oo 114 jir ah. Rose Adams oo ah gabadheeda ayaa u sheegtay warbaahinta Mareykanka in Alelia Murphy oo xubin ka ahayd ururka madowga dalka inay geeriyootay. ...
Read More »Yearly Archives: 2019
1 December – Maalinta caalamiga ee AIDS-ka
Himilo- Kowda bisha December sannad kasta taniyo sanadkii 1988-kii, waa maalin caalami ah oo loogu dow-galay sare-u-qaadista wacyiga la xiriira cudurka dilaaga ah ee AIDS-ka kaas oo ku fidaya feyraska halista ah ee HIV-ga iyo in sidoo kale in loo ...
Read More »Maqal- Bar Aqoon-kaal
Maqal- Casharka Abuu Shujaac: Darsiga 40aad
Wolves oo ku dagaallami doontaa haysashada Nuno Espirito Santo
Himilo- Milkiilayaasha Wolverhampton Wanderers ayaa lagu soo waramayaa inay diyaar u yihiin inay u dagaallamaan sida ugu macquulsan ee ay ugu heystaan Nuno Espirito Santo Molineux. Nuno wuxuu ka caawiyay Wolves inay ka bexdo Championship kana dhigo koox u tartameysa ...
Read More »Marka riyadu kuu suura-geliso dhisidda Aqal ka sameysan Konteenar
Himilo- Isa-saarashada 11 konteenar si aad uga dhisato guri dabaq ah ma ahan aalaaba fikrad u dhawaaqaysa si macquul ah. Laakiin Will Breax waxay u tahay riyo uu ugu danbeyntii run u beddelay. Marka aad sheedda ka jeedaaliso muuqaalka isa-saarka ...
Read More »Jamie Bowden oo ku dhaw in uu heshiis cusub u saxiixo Tottenham
Himilo- Kooxda Tottenham Hotspur ayaa la sheegayaa inay ku dhowdahay inay heshiis waqti dheer ah ka saxiixato Jamie Bowden. Inkastoo 18 jirka uusan weli ciyaarin kulankiisii ugu horeysay waa weynka, wuxuu durbaba shan kulan u saftay kooxda ka hooseysa 21 ...
Read More »La kulan: 9 jirkii ugu horreeyey ee Shahaado Jaamacadeed qaadanaya!
Himilo- Marka uu ku dhex jiro ilmaha qeyrkiisa ah, Laurent Simon waa 9 jir iska caadi ah. Wuxuu sida carruurta kale ciyaartaa fiidiyow game-ka, laakiin marka ay timaadowax-barashada wuxuu kuwa ka da’ weyn ku ridaa xishood – fahamkiisa xeesha dheer ...
Read More »Nemanja Matic oo ka baxay tababarka kooxda Man United
Himilo- Nemanja Matic ayaa ka tagay tababarka Manchester United ka dib 24 daqiiqo Arbacadii iyadoo shaki la gelinayay mustaqbalkiisa kooxda. Xiddiga heerka caalami ee dalka Serbia ayaa hoos u dhac ku yimid Xulashadiisa Ole Gunnar Solskjaer, isagoo saftay kaliya seddex ...
Read More »Beckham oo doonaya Patrick Vieira inuu noqdo macallinka Inter Miami
Himilo- David Beckham ayaa lagu soo waramayaa inuu u arko ciyaaryahankii hore ee qadka dhexe ee kooxda Arsenal Patrick Vieira inuu yahay dooqa koowaad ee uu u noqon karo macalinkii ugu horreeyay ee Inter Miami sannadka soo socda. Laacibkii hore ...
Read More »