Home / 2019 (page 123)

Yearly Archives: 2019

Maqal:- Casharka Tafsiirka Qur’aanka Idaacadda Himilo “Darsiga 266aad”

Hawlaha baahineed ee  idaacadda himilo, waxaa gadda hore kaga jira  barnaamijyo diini ah kuwaas oo isugu jira Fiqi, Xadiith, Siiro, Tafsiirka Qur’aanka Kariimka,  iyo mawaadiic kale oo aan danta dadweynaha u aragno. Dhammaan qeybahaas waxaan bilownay inaan galino webka/bogga idaacadda ...

Read More »

Maqal:- Casharka Tafsiirka Qur’aanka Idaacadda Himilo “Darsiga 265aad”

Hawlaha baahineed ee  idaacadda himilo, waxaa gadda hore kaga jira  barnaamijyo diini ah kuwaas oo isugu jira Fiqi, Xadiith, Siiro, Tafsiirka Qur’aanka Kariimka,  iyo mawaadiic kale oo aan danta dadweynaha u aragno. Dhammaan qeybahaas waxaan bilownay inaan galino webka/bogga idaacadda ...

Read More »

Maqal:- Casharka Tafsiirka Qur’aanka Idaacadda Himilo “Darsiga 264aad”

Hawlaha baahineed ee  idaacadda himilo, waxaa gadda hore kaga jira  barnaamijyo diini ah kuwaas oo isugu jira Fiqi, Xadiith, Siiro, Tafsiirka Qur’aanka Kariimka,  iyo mawaadiic kale oo aan danta dadweynaha u aragno. Dhammaan qeybahaas waxaan bilownay inaan galino webka/bogga idaacadda ...

Read More »

Maqal:- Casharka Tafsiirka Qur’aanka Idaacadda Himilo “Darsiga 263aad”

Hawlaha baahineed ee  idaacadda himilo, waxaa gadda hore kaga jira  barnaamijyo diini ah kuwaas oo isugu jira Fiqi, Xadiith, Siiro, Tafsiirka Qur’aanka Kariimka,  iyo mawaadiic kale oo aan danta dadweynaha u aragno. Dhammaan qeybahaas waxaan bilownay inaan galino webka/bogga idaacadda ...

Read More »

Maqal:- Casharka Tafsiirka Qur’aanka Idaacadda Himilo “Darsiga 262aad”

Hawlaha baahineed ee  idaacadda himilo, waxaa gadda hore kaga jira  barnaamijyo diini ah kuwaas oo isugu jira Fiqi, Xadiith, Siiro, Tafsiirka Qur’aanka Kariimka,  iyo mawaadiic kale oo aan danta dadweynaha u aragno. Dhammaan qeybahaas waxaan bilownay inaan galino webka/bogga idaacadda ...

Read More »

Maqal:- Casharka Tafsiirka Qur’aanka Idaacadda Himilo “Darsiga 261aad”

Hawlaha baahineed ee  idaacadda himilo, waxaa gadda hore kaga jira  barnaamijyo diini ah kuwaas oo isugu jira Fiqi, Xadiith, Siiro, Tafsiirka Qur’aanka Kariimka,  iyo mawaadiic kale oo aan danta dadweynaha u aragno. Dhammaan qeybahaas waxaan bilownay inaan galino webka/bogga idaacadda ...

Read More »

Wakiil Arturo Canales “Ivan Rakitic kama tagayo Barcelona.”

Himilo FM –Wakiilka xiddiga khadka dhexe Barcelona ee Ivan Rakitic ayaa ku adkeystay in aysan macquul aheyn in laacibka uu wakiilka ka yahay uu ka dhaqaaqo Camp Nou dhammaadka 2018-19. Rakitic ayaa lala xiriirinayay in uu ka dhaqaaqayo Barcelona xilli ...

Read More »

Jabaan: Wasiir haweenka ku eedeeyay dhalmo yarida oo cudur daartay

Himilo FM –Hadal uu jeediyay ra’iisul wasaare ku-xigeenka dalka Jabaan ayaa dhaliyay muran iyo walwal badan kaddib markii uu u muuqday inuu haweenka dalkaasi ku eedeynayo dhalmo yarida Jabaan. Taro Aso oo 78 jir ah ayaa sheegay in dadka da’da ...

Read More »

Facebook oo 15 jirsaday xilli fadeexooyin badan hareeyeen!

Himilo FM –Muddo 15 sanno ah, shabakadda facebook-ga waxay ku noqotay midda ugu badan ee lagu xiriiro caalamka oo dhan, waxaana ninka sameeyay uu noqday Bilyuneer iyadoo shabakadan ay isticmaalaan inka badan 2.5 Bilyan oo qofood. Inkastoo dadka adeegsada Facebook-ga ...

Read More »

Haweenay aan dhaqin islamarkaana jarin timaheeda muddo 20 sanno ah!

Himilo FM –Way adag tahay in qofka uusan dhaqin timahiisa muddo toddobaad ah laakiin waxaa jirta haweenay Ingiriis ah oo aan timaheeda dhaqin islamarkaana jarin muddo 20 sanno ah. Frank Colony oo 32 jir ah waa fanaan deggan Brighton oo ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan