Himilo FM – Luxembourg oo ay ku nool yihiin 602 kun oo qofood islamarkaana lagu tiriyo mid kamid ah wadamada ugu yar Yurub ayaa ka cabanaysa saxmad xooggan oo wadooyinka dalkaasi ka jirta. Nasiib wanaag, waxay u muuqataa in arrintan ...
Read More »Yearly Archives: 2019
15 Milyan ayaa ku dhalatay walina dhalmo yarida waa caqabad taagan!
Himilo FM – Tirada dadka ku dhasha dalka Shiinaha ayaa hoos u dhacday iyadoo 15 Milyan oo dhalasho laga diiwaan geliyay dalkaasi sannadkii dhammaaday. Waxay tiradan ka yartahay inta dhalatay sannadkii 2017 oo lagu qiyaasay 17 Milyan oo qofood. Shiinaha ...
Read More »Cristiano Ronaldo oo maanta hortagaya maxkamad
Himilo FM – Cristiano Ronaldo ayaa lagu wadaa inuu ku laabto magaalada Madrid Talaadada maanta ah isaga oo wajahaya Maxkamada Gobolka. Weeraryahanka Juventus ayaa lagu eedeeyay in uusan bixinin 12 milyan oo ginni oo canshuur ah oo ku saabsan xuquuqda ...
Read More »La kulan – Garsooraha heerka caalami ee Maxamed Soomaali
Himilo FM –Maxamed Nuur Muxidiin oo ku caan baxay magaca Maxamed Soomaali waxa uu ku dhashay degmada Yaaqshiid ee gobalka Banaadir, sanaddii 1989-kii. Waxa uu ku barbaaray magaalada Obakh ee dalka Jabuuti. Waxa uu dugsi Qur’aan iyo dugsi hoose ku ...
Read More »Diyaarad si deg deg ah u caga dhigatay markii rakaab badan ku xanuunsadeen!
Himilo FM – Diyaarad ka soo kacday magaalada Moscow ee dalka Russia ayaa si deg deg loogu dejiyay garoon kaddib markii qaar kamid ah rakaabka ku xanuunsadeen. Waxaa la soo wariyay in diyaarada Ural Airlines oo tirsigeedu yahay U6-893 inay ...
Read More »Oxfam: Taajiriinta iyo saboolka caalamka midba dhankiisa u badiyay!
Himilo FM – Hay’adda Oxfam International ayaa ka digtay marnaanshaha xagga dhaqaalaha ee sii kordhaya ee u dhaxeeya dadka taajiriinta ah iyo kuwa sabooolka ah sida ay ku sheegtay warbixinta sanadlaha ah oo ay soo saarto hay’adda. Warbixinta waxay xustay ...
Read More »Waa Maxay dulucda maalinta warbaahinta Soomaaliyeed?
Himilo FM – Maalin Axad ah, 21 bisha Janaayo sanadkii 1973 ayaa markii ugu horreysay lasoo saaray wargeys ku qoran af-Soomaali sannad kadib markii la qoray afka iyadoo maanta la xusayo maalintan u gaarka ah warbaahinta Soomaaliyeed. Waxaa lagu sifeeyaa ...
Read More »Manchester City oo u dhaqaaqday kabtanka La Masia
Himilo FM – Manchester City ayaa dooneysa inay la saxiixato da’yar kale oo Barcelona ah xagaagan iyadoo doonaysa inay u dhaqaaqdo kabtanka hoggaamiya xiddigaha 16-jirada Jorge Alastuey, sida laga soo xigtay wargeyska The Sun. Alastuey oo 15 jir ah ayaa ...
Read More »