Yearly Archives: 2019
Miyuu Joel Matip diyaar u yahay kulanka Man Utd iyo Liverpool?
Himilo- Joel Matip ayaa dib u amba qaaday tababarka kooxda ee Melwood, talaadadii maanta gelinkeeda hore kaddib markii uu nasiino helay intii lagu guda jiray fasaxii qarramada. Xiddigan waxa uu dhaawac soo gaaray kulankii ay 1-0 kaga adkaadeen Sheffield United ...
Read More »Philippe Coutinho oo dib ugu laabanaya Premier League
Himilo- Philippe Coutinho ayaa ku laaban kara Premier League – haddii Bayern Munich ay go’aansato in aysan heshiis joogta ah la saxiixan xiddigan. Sida uu wariyay warsidaha Isbaanisha ee AS, Barcelona ayaa qorsheeneysa in ninka reer Brazil gabi ahaan uu ...
Read More »Daraasad: Carruurta oo beenta ka barta Aabbaha!
Himilo- Beenta waalidka gaar ahaan tan aabbaha uu ku hadaaqo ayaa saameyn ku reebaysa carruurta illaa da’da qaangaarka ah sida laga soo xigtay baarayaal. Daraasad ay sameeyeen baarayaal katirsan jaamacadda Nanyang Technological University ee Singapore ayaa tilmaamtay in beenta loo ...
Read More »Maqal- Casharka Abuu Shujaac: Darsiga 22aad
Maqal- Casharka Abuu Shujaac: Darsiga 22aad
Seddex xiddig muhiim ah oo United u soo laabtay kahor kulanka Liverpool
Himilo- Manchester United waxa ay heleysaa seddex xiddig oo muhiim u ah kooxda kahor kulanka ay wajahayaan naadiga Liverpool. Paul Pogba, Aaron Wan-Bissaka iyo Luke Shaw ayaa dhammaan dib ugu soo laabtay garoonka Old Trafford, halka weeraryahanka qaranka France ee ...
Read More »Arsenal oo daneynaysa inay heshiis cusub ka saxiixdo Aubameyang
Himilo- Arsenal ayaa ku abaal-marineysa ciyaaryahankeeda Pierre-Emerick Aubameyang heshiis cusub oo lagu kordhinayo qandaraaska uu kooxda kula jiro sida laga soo xigtay La Gazzetta dello Sport. Weeraryahanka reer Gabon ayaa dhaliyay toddobo gool siddeed ciyaar oo katirsan Premier League-ga xilli ...
Read More »Maqal- Casharka Abuu shujaac: Darsiga 21aad
Chechnya : Maxay tahay sababta uu raali gelin u bixiyay wiil ka ooyay arooska walaashiis?
Himilo- Ragga ku nool dalka Chechnya ayaa lagu tiriyaa kuwa ugu adag caalamka, waana sawir uu maamulka dalka jecel yahay in la adkeeyo. Sidaa darteed, wax kasta oo dhaawacaya sumcadda lagu helay sida adag waa in laga fogaado. Balse nin ...
Read More »