Home / 2019 (page 30)

Yearly Archives: 2019

Chelsea oo uu ka dhaawacmay khad dhexe muhiim ah

Himilo- Khadka dhexe ee kooxda Chelsea N’Golo Kante ayaa seegay ciyaar qarankiisa Faransiiska uu la ciyaaray Iceland balse tababarihiisa qaranka ayaa sheegay in maqnaanshiyaha ciyaaryahanka la xiriirto tallaabo kahortag ah. Kante ayaa looga saaray safka qarankiisa sabab ku saabsan dhaawac ...

Read More »

Maqal- Casharka Abuu Shujaac: Darsiga 20aad

Read More »

Siberia: Da’yar 7 sanno oo xabsi ah ku muteysanaya sabab la xiriirta xermo ubax ah

Himilo- Booliiska magaalada Kemerovo ee koonfur galbeed Siberia ayaa gacanta ku dhigay nin xermo ubax ah ka xaday dukaan si uu ugu raali geliyo saaxiibtiisa, warbaahinta Ruushka ayaa warkan laga soo xigtay. Ninka dhallinyarada ah oo 19 jir ah ayaa ...

Read More »

Xaqiiqooyin ku saabsan buurta ugu dheer dunida (Everest)

Himilo – Dhererka Everest waa 8,848 oo mitir, inkastoo weli muran yari ka jiro. Waxaa la cabbiray 1995-kii waana ka ilaa iyo hadda loo badan yahay isticmaalkiisa. Waxay ku taallaa Nepal dhanka koofureed ee xigta xadka China. Dawladda Nepal waxay ...

Read More »

Man United oo dooneysa khad dhexe ka ciyaara horyaalka Ruushka

Himilo- Manchester United ayaa si dhaw isha ugu heysa khadka dhexe ee kooxda Rostov ee dalka Russia si ay ugu xoojiso safkeeda koowaad. Mathias Normann ayaa bartilmaameed u noqon kara tababaraha ay isku dhalashada yihiin ee maamula kooxda Man United. ...

Read More »

10 October – Maalinta Caalamiga ee Caafimaadka Dhimirka

Himilo- Inta lagu jiro nolosha ka danbeysa qaangaarka, qeyb ballaaran oo waqtigeenna kamid ah waxaan ku bixinaa shaqada. Waaya’aragnimadeenna shaqada waa mid kamid ah siyaalaha go’aamiya badqabkeenna. Shaqaalaha iyo maareeyaasha waxay ku noqoneysaa lama huraan hubsashada badqabka sixo iyo wacnaanta ...

Read More »

Maqal- Casharka Abuu Shujaac: Darsiga 19aad

Read More »

Chelsea oo £ 22m ku doonaysa mid kamida xiddigaheeda keydka ah

Himilo- Chelsea ayaa 22 milyan ginni ku qiimaysay Michy Batshuayi iyada oo la soo jeedinayo in Crystal Palace ay dooneyso inay la soo saxiixato weeraryahanka bisha Janaayo. Xiddiga heerka caalami ee dalka Belgium ayaa dhaliyay shan gool 11 kulan oo ...

Read More »

9-ka October- Maalinta caalamiga ee Boostada

Himilo- Maalinta caalamiga ee Boostada waa xus la sameeyo sannad kasta 9-ka bisha October oo ah markii la aas-aasay midowga caalamiga ee adeegga boostada sannadkii 1874-kii. Waxaa maalintan caalamiga ku dhawaaqay congress-kii UPU ee dalka Jabaan sannadkii 1969-kii, tan iyo ...

Read More »

Waa kuwee Shanta ciyaaryahan ee uu Pochettino iibinayo bisha Janaayo?

Himilo- Christian Eriksen iyo Eric Dier ayaa ka mid ah shan ciyaartoy oo Tottenham ah oo Mauricio Pochettino uu diyaar u yahay inuu iska diro inta lagu jiro suuqa kala iibsiga bisha Janaayo, sida ay sheegayaan wararka. Spurs ayaa si ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan