Home / 2019 (page 44)

Yearly Archives: 2019

Sahan: 10-ka magaalo ee ugu badqabka wanaagsan caalamka

Himilo – Magaalada Tokiyo ee dalka Jabaan ayaa noqotay magaalada ugu ammaanka ama badqabka badan caalamka sida lagu sheegay sahan cusub oo la soo saaray. Sahanka ayaa qiimeynayay awoodda magaalooyinka ee la tacaamulka dhibaato kasta sida musiibooyinka cimilada iyo weerarada ...

Read More »

Monreal oo soo afjaray lix sanno iyo bar oo uu joogay waqooyiga London

Himilo – Nacho Monreal ayaa ka tagay Arsenal si uu labo sanno oo heshiis ah qalinka ugu duugo kooxda ka ciyaarta La Liga ee Real Sociedad . Monreal, oo 33 jir ah, wuxuu ku soo billowday Arsenal sedexdii kulan ee ...

Read More »

Senegal: Dadka tuulada Sinthiou Garba oo wiishka gaadiidka uga gudba webiga!

Himilo –Dadka deegaanka tuulo dhacda waqooyi bari Senegal ayaa adeegsada habkii ugu horreeyay ee nuuciisa ah ee looga gudbo webi kaddib markii ay burburtay buundada lagu dhaafo. Baraha bulshada ayaa lagu baahiyay muuqaal muujinaya dadweyne u adeegsanaya wiishka gaadiidka inay ...

Read More »

Biya-dhaca marka ardayda la cadaadiyo

Himilo – Goobaha loo wax-barasho tago ee ka qeyb qaata korriimaha garaadka sida dugsiyada, jaamacadaha iyo iskuulada marka la joogo qaarkood ardayda dhigta kuma dhiirradaan inay soo jeedin sameeyaan, sababtoo ah waxay ka baqayaan inay ciqaab ku mutaan!. Tani waxay ...

Read More »

PSG oo dalab u gudbisay goolhayaha Real Madrid

Himilo –Kooxda Paris Saint-Germain ayaa lagu soo waramayaa inay dalab u gudbisay goolhayaha Real Madrid Keylor Navas. Iyada oo Gianluigi Buffon uu ku laabtay Juventus xagaagan, tababare Thomas Tuchel ayaa u baahan bedel khibrad leh ka hor dhamaadka suuqa kala ...

Read More »

Goorma ayay u dhaqaaqi doontaa Man United saxiixa Jadon Sanch

Himilo –Manchester United ayaan qorsheyneynin inay bisha Janaayo u dhaqaaqdo ciyaaryahanka garabka uga ciyaara kooxda Borussia Dortmund Jadon Sancho. Iyada oo Alexis Sanchez uu qarka u saaran yahay inuu Romelu Lukaku kula midoobo kooxda Inter Milan, Tababaraha United Ole Gunnar ...

Read More »

Sidee ayuu qof rakaab ah u baajiyay 130 duulimaad garoonka Munich?

Himilo –Maamulka garoonka magaalada Munich ee Jarmalka ayaa baajiyay 130 duulimaad kaddib markii booliiska joojiyeen in la soo galo islamarkaana dadweynaha laga daad gureeyay goobta. Waxay tani ka danbeysay markii booliiska bilaabeen raadinta qof rakaab ah oo si khalad uga ...

Read More »

Mount oo helaya matalidda xulkiisa sabab la xiriirta bandhigiisa wacan

Himilo –Mason Mount ayay u badan tahay in lagu abaal mariyo ugu yeerida xulka England kaddib qaab ciyaareedkiisii fiicnaa ee Chelsea. Xiddiga khadka dhexe ayaa isha ku haya kooxda Frank Lampard ee Blues, waxaana la filayaa in lagu soo daro ...

Read More »

Sawirro: Chechnya oo daah furtay masjidka ugu weyn uguna quruxda badan Yurub

Himilo –Maamulka jamhuuriyadda Chechnya ayaa furay masjidka ugu weyn Yurub kaddib xaflad weyn oo loo qabtay munaasabadaasi. Masjidkan oo lagu nashqadeeyay mutuleel ayaa qaadi kara 30 kun oo qofood, waxayna maamulka Chechnya ku tilmaameen “ Masjidka ugu weyn uguna quruxda ...

Read More »

Magaalada Herne oo lagu soo rogay xaalad deg deg ah sabab la xiriirta mas

Himilo –Magaalada Herne ee dalka Jarmalka ayaa looga dhawaaqay xaalad deg deg ah iyadoo dadka lagu amray inay xertaan daaqadaha kana fogaadaan goobaha cowska badan. Tani waxay ka danbeysay markii mas nuuca kobraha ah la waayay tan iyo maalintii Axadda ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan