Himilo –Arsenal ayaa ku jirta tartanka loogu jiro saxiixa Marcelo iyadoo daafaca dambeedka biddix ee reer Brazil uu weydiistay inuu ka tago Real Madrid, sida laga soo xigtay wargeysyada Spain. 31 jirkan ayaa 13 xilli ciyaareed ku qaatay Madrid isagoo ...
Read More »Yearly Archives: 2019
Barcelona oo kula biirtay Man City iyo Bayern doonista Cancelo
Himilo –Barcelona ayaa lagu soo waramayaa inay tahay kooxdii ugu dambeysay ee ku soo biirtay tartanka loogu jiro saxiixa daafaca kooxda Juventus Joao Cancelo. Ciyaaryahanka heerka caalami ee dalka Portugal ayaa la filayay inuu ku biiro Manchester City xagaagan, keliya ...
Read More »Shabakadda Facebook oo cilladii ku timid uga cudur daartay macaamiisheeda
Himilo –Shabakadda Facebook ayaa ka cudur daaratay cillad yar oo ku timid qaar kamid ah adeegyadeeda iyadoo dadka adeegsada kala kulmeen culeyso sawirrada iyo muuqaalada lagu faafiyo shabakadda. Dadka isticmaala shabakadda ayaa sidoo kale soo calaameeyay cillado xagga farriimaha codadka ...
Read More »Austria: Sigaarka oo la mamnuucay in lagu cabbo gudaha maqaayadaha
Himilo –Baarlamaanka Austria ayaa mamnuucay in sigaarka lagu cabbo maqaayadaha isaga oo soo gabagabeeyay siyaasadda xukuumaddii middigta fog oo horay u hakisay sharcigan. Go’aanka xukuumaddii hore ayaa dhaliyay carro xooggan iyadoo dadka xeeldheerayaasha caafimaadka ay layaab ku noqotay in xukuumadda ...
Read More »PSG oo dooneysa xiddig garabka uga ciyaara Real Madrid
Himilo –Ciyaaryahanka Real Madrid Lucas Vazquez ayaa u muuqda mid diiradda u saaran xagaaga suuqa kala iibsiga Paris Saint-Germain. El Mundo Deportivo ayaa ka soo xigatay Le10 sport in xiddiga heerka caalami ee dalka Spain uu qeyb ka noqon karo ...
Read More »Wax ka ogow passport-da ugu awoodda badan caalamka 2019
Himilo – Tartan adag ayaa lagu tilmaamay in lagu dhawaaqo passport-da ugu awoodda badan caalamka iyadoo kaalmaha hore soo galeen dalalka Asia. Bartamaha sannadka 2019, Jabaan iyo Singapore ayaa difaacday boosaskooda iyaga oo heysta passport-da ugu awoodda badan dunida halka ...
Read More »Kooxo Ingiriis ah oo doonaya Andre Silva
Himilo – Wargayska Gazzetta dello Sport ayaa sheegaya in Southampton iyo Wolverhampton Wanderers ay labaduba xiiseynayaan saxiixa weeraryahanka Milan Andre Silva. Sida laga soo xigtay saxafiga Nicolo Schira, kooxaha Premier League ayaa dalabyo ammaah ah ku doonaya si fursad ugu ...
Read More »Shiinaha oo dhammeystiray dhismaha garoonka ugu weyn caalamka
Himilo – Dalka Shiinaha, waxaa la dhammeystiray dhismaha garoonka ugu weyn caalamka oo ku fadhiya bad dhan 1.4 Milyan oo laba jibaaran sida ay qortay warbaahinta dalkaasi. Dhismaha garoonka Daxing International Airport oo ka fog 46 km caasimadda Beijing ayaa ...
Read More »Man United iyo Man City oo xiiseynaya xiddig katirsan Ajax
Himilo –Manchester United iyo Manchester City ayaa labaduba muujiyay inay xiiseynayaan saxiixa 16 jirka weerarka uga ciyaara Ajax Hossein Zamani xagaagan, sida laga soo xigtay wargeyska Daily Mail. Xiddiga garabka ka ciyaara, oo ku biiray akadeemiga Ajax sannadkii 2016, ayaa ...
Read More »Giriiga: Afar meelood meel da’yarta kuma jiraan waxbarasho ama shaqo
Himilo – Xog cusub oo ka soo baxday xafiiska Yurub ee tirakoobyada ayaa muujisay in halkii qof ee kamid ah 4 dhallinyaro ee dalka Giriiga ee da’dooda tahay 20-34 sanno inaysan ku jirin waxbarasho islamarkaana aysan shaqeyn. Sida laga soo ...
Read More »