Himilo FM –Dowladda Jabaan ayaa ka codsanaysa caalamka in magaciisa saxda ah loogu yeero ra’iisul wasaaraha dalkaasi halkii laga dhihi lahaa Shinzo Abe. Jabaan ayaa dooneysa in ra’iisal wasaaraha loogu yeero magaciisa saxda ah oo ah Abe Shinzo kaddib muddo ...
Read More »Yearly Archives: 2019
Jovic oo ku biiraya Real Madrid toddobaadkan
Himilo FM –Real Madrid ayaa lagu soo waramayaa inay qorsheyneyso inay ku dhawaaqdo saxiixa weeraryahanka Eintracht Frankfurt Luka Jovic toddobaadkan. Kooxda reer Spain ayaa u baahan xagaagan is diyaarin wayn kaddib xilli ciyaareedkii 2018-19 markii ay ku soo afjartay guuldarradii ...
Read More »Man United oo dalab £96m ah laga soo diiday
Himilo FM –Manchester United ayaa laga soo diiday dalab ay u dirtay daafaca Napoli Kalidou Koulibaly, sida laga soo xigtay wargeysyada Talyaaniga. United ayaa suuqa ugu jirta daafaca dhexe xagaagii labaad oo isku xiga, waxaana lala xiriiriyay Koulibaly si loogu ...
Read More »Saameynta dagaalka ganacsi ee Mareykanka iyo Shiinaha oo gaaraysa ascaarta kabaha
Himilo FM –Dalka Mareykanka, ascaarta kabaha la xerto ayaa laga baqdin qabaa inay sarro u kacdo sabab la xiriirta dagaalka xagga ganacsiga ee u dhaxeeya xukuumadaha Washington iyo Beijing. Tusaale dadka orodka xiiseeya, waa inay ku tala galaan in qiimaha ...
Read More »PSG oo waxba kama jiraan ku tilmaamtay bixitaanka Mbappe
Himilo FM –Paris Saint-Germain ayaa beenisay wararka sheegaya in Kylian Mbappe laga yaabo inuu ka tago Parc des Princes inta lagu jiro suuqa kala iibsiga xagaaga. Warar soo baxayay ayaa sheegayay in Mbappe uu ku biiri doono Real Madrid halka ...
Read More »Tottenham oo ku sii dhawaanaysa Jota Filipe
Himilo FM –Tottenham Hotspur ayaa lagu soo waramayaa inay diyaar u tahay inay si rasmi ah ula soo wareegto garabka Benfica Jota. Mauricio Pochettino ayaa keliya hal ciyaaryahan ku soo daray kooxdiisa koowaad seddexdii sanno ee ugu danbeysay suuqa kala ...
Read More »Tallooyin ku saabsan Ramadaanka iyo kuleylka darran
Himilo FM –Waxaa laga yaabaa inaad ku nooshahay deegaan cimilo-kulul iyadoo lagu guda jiro bisha barakeysan ee Ramadaan islamarkaana dareento harraad darran. Haddaba waxaan halkan kugu soo gudbineynaa tallooyin ku saabsan Ramadaanka iyo kuleylka. 1) Ku dadaal inaad ka fogaato ...
Read More »khadka dhexe ee Real Madrid oo muddo kordhin u sameeyay kooxda
Himilo FM –Real Madrid ayaa aqbashay inay qandaraaska u kordhiso ciyaaryahanka khadka dhexe ee Toni Kroos, sida ay ku dhawaaqday kooxda reer Spain. Ciyaaryahanka khadka dhexe ee Real Madrid Toni Kroos ayaa saxiixay heshiis afar sanno ah oo uu kooxda ...
Read More »PSG oo go’aansatay inay lasoo saxiixato N’Golo Kante
Himilo FM –Paris Saint-Germain ayaa go’aan ku gaartay inay lasoo saxiixato ciyaaryahanka khadka dhexe ee Chelsea N’Golo Kante xagaagan. Kante oo haatan dhaawac muruqa ah kaga maqan kooxda ayaa 141 kulan u saftay Chelsea tan iyo markii uu ka soo ...
Read More »Kumuu ahaa Cumar Alkhiyaam oo Google u dabaal degtay dhalashadiisa?
Himilo FM –Shirkadda Google ayaa u dabaal degtay sannad guurada dhalasho ee Cumar Alkhiyaam iyada oo boggeeda soo dhigtay sawir muujinaya gabyaaga caanka ah haddaba kumuu ahaa Cumar Alkhiyaam? Cumar ayaa ah philosoph iyo gabyaa Muslim ah oo ku dhashay ...
Read More »