Home / 2019 (page 80)

Yearly Archives: 2019

Wax ka ogow taariikhda masjidka Sulejmanija ee Bosnia

Himilo FM –Dhismaha Masjidka taariikhiga ah ayaa kamid ah kuwa aad loogu heelanaa dib-u-qaabeyntiisa. Qaab-dhismeedka quruxda badan iyo astaantiisa ka turjumeysa hab-dhismeedkii Cusmaaniyadda ayaa soo jiidanaya indhaha bulshada Bosnia iyo dalxiisayaasheeda. Waa Masjidka kaliya, gudaha Bosnia, oo minaaraddiisu ay ka ...

Read More »

maqal: Barnaamijka Aqoon-kaal

Read More »

Klopp oo ku biiray tartanka xiddiga Ajax ee David Neres

Himilo FM –Tababaraha Liverpool ee Jurgen Klopp ayaa lagu soo waramayaa in uu go’aansaday in uu la soo wareego xiddiga garabka uga ciyaara Ajax ee David Neres. 22 jirkan ayaa ka mid ah dhowr ciyaaryahan oo si fiican ugu ciyaaraya ...

Read More »

Hooyo nin u shaqaaleysiisay si uu u matalo aabaha gabadheeda!

Hooyo u dhalatay Jabaan ayaa u kireysay gabadheeda nin u matala booska aabaheed oo dhintay si aysan u dareemin cidlo islamarkaana aan loo dhihin agoon. Warbaahinta Talyaaniga ayaa qortay in waalidiinta Maijomi kala tageen iyadoo aabaheed la waayay tan iyo ...

Read More »

Audio Test 2

Read More »

Audio Test

Read More »

7 Ciyaaryahan oo katirsan Arsenal oo heshiiskoodu dhacayo bisha June

Himilo FM –Unai Emery waxa uu xilli ciyaareedkiisii ugu horreeyay ee Arsenal ku hoggaamiyay guulo wacan balse waxaan ka marneyn guuldarrooyin uu la kulmay. Haddaba waxaan halkaan kugu soo gudbinayaa toddobo ciyaaryahan oo uu heshiiskoodu dhacayo bisha June. Petr Cech ...

Read More »

Immisa saacadood ayaa laga soomayaa dalalka carabta?

Himilo FM –Saacadaha soonka  ee dalalka caalamka ayaa kala duwan bisha Ramadaan, waxaana ugu wacan wakhtiga habeenkii oo lagu kala gedisan yahay. Sida laga soo xigtay shabakadda Rotana, Aljeeriya ayaa noqonaysa dalka carbeed ee saacadaha ugu badan laga soomayo sannadka ...

Read More »

Bar Raadreeb

Read More »

Bar Bandhiga Dhaqaalaha 25-04-19

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan