Himilo FM –Ciyaaryahanka khadka dhexe ee Tottenham Hotspur Christian Eriksen ayaa lagu soo waramayaa in uu ku biirayo Real Madrid dhammaadka xilli ciyaareedkan. Kooxda La Liga ayaa la sheegayaa inay diyaar u tahay inay la kulanto qiimaha ay Tottenham ku ...
Read More »Yearly Archives: 2019
Arsenal oo u dhaqaaqday da’yar katirsan kooxda PSG
Himilo FM –Arsenal ayaa lagu soo waramayaa inay dooneyso inay lasoo saxiixato da’yarka kooxda Paris Saint-Germain ee Christopher Nkunku dhammaadka xilli ciyaareedkan. Gunners ayaa la rumeysan yahay inay dooneysay in PSG kala soo wareegaan si ammaah bishii Janaayo balse ay ...
Read More »1-da May- Maalinta caalamiga ee shaqaalaha
Himilo FM –Kowdii Bishii May sanadkii 1886 xoogsato badan ayaa isugu soo baxay jidadka dalka Maraykanka – halgan weyn oo ay ku doonayeen in lagu yareeyo saacadaha shaqada oo aheyd 12 saacadood lagana dhigo 8 saacadood oo kaliya maalin kasta. ...
Read More »50 jir qoday god dhulka hoostiisa ah si uu uga basaaso xaaskiisa hore!
Himilo FM – Dalka Maksiko, booliiska ayaa xeray nin dhowr saacadood ku jiray god dhulka hoostiisa ah oo uu qoday si uu uga basaaso xaaskiisa hore. César Arnoldo Gómez oo ku nool gobalka Sonora ayaa laga helay godka hoostii isaga ...
Read More »Man United oo lacag waali ah ku iibsaneysa goolhaye
Himilo FM –Manchester United ayaa lagu soo waramayaa inay si dhab ah uga fiirsaneyso u dhaqaaqista goolhayaha Atletico Madrid Jan Oblak si uu ugu beddelo David de Gea. 26 jirkan ayaa lagu qiimeeyaa mid ka mid ah goolhayaasha ugu fiican ...
Read More »Maxay Australia uga taqaluseysaa labo Milayn oo bisad?
Himilo FM –Bisadaha waxaa lagu tiriyaa xayawaanada loogu jecel yahay ee rabaayada laga dhigto caalamka oo dhan hase ahaatee marka la fiiriyo Australia, sidaasi ma aha sheekada. Xukuumadda Australia ayaa ku dhawaaqday go’aan ku saabsan inay ka taqaluseyso ku dhawaad ...
Read More »Real Madrid oo heshiis shaqsi ah la gaartay wakiilka Ndombele
Himilo FM –Real Madrid ayaa wadahadallo kula jirta ciyaaryahanka khadka dhexe ee Lyon saxiixa Tanguy Ndombele, sida ay ku waramayaan warbixinada maanta. Kooxda Faransiiska ayaa si qarsoodi ah u qirtay inay ku adkeysanayaan inay heystaan 22 jirkan xagaagan, maadaama uu ...
Read More »Hindiya: Dhimashada 20 arday oo lala xiriirinayo natiijadda imtixaanaadka
Himilo FM –Dalka Hindiya, ku dhawaad 20 arday ayaa ka taqalustay naftooda deegaano kala duwan markii lagu dhawaaqay natiijadda imtixaanaadka dugsiyada. Hal milyan oo carruur Hindi ah ayaa ka qeyb galay imtixaanaadka Febraayo illaa Maarso xilli ay dhaceen ku dhawaad ...
Read More »Ingiriiska: Carmal dhigatay aroos keligeed ah!
Himilo FM –Haweenay Ingiriis ah ayaa sameysay tijaabadii ugu horreysay ee aroos nuuciisa aan la arag inkastoo dad badan ku dhaliileen sida laga soo xigtay wargeyska Telegraph. Micheal Denton oo ah carmal ayaa ku fekertay inay guur keligeed ah sameysato ...
Read More »Tottenham oo kulamo saaxiibtinimo la ciyaari doonto kooxo dhowr ah
Himilo FM –Tottenham ayaa la ciyaari doonta Real Madrid, Bayern Munich iyo Fenerbahce Audi Cup xagaagaan. Audi ayaa la ciyaaraa kahor xilli ciyaareedka xilli lagu dheelayo Allianz Arena oo ay ku ciyaarto kooxda Munich labadii sanno ee la soo dhaafay. ...
Read More »