Himilo- Samafalayaal ka kala socda Akadeemiyadda Bahr iyo West Food Bank ayaa iskaga yimid inay cunnooyin bisil u qeybiyaan boqolaal danyar ah, sida laga soo xigtay Chronicle Live. “Waa muhiim in jiilka maanta la baro deeqda iyo sida cunnooyinka loogu ...
Read More »Yearly Archives: 2019
Ousmane Dembele oo rajeynaya inuu ka tago Barcelona
Himilo- Weeraryahanka kooxda Barcelona Ousmane Dembele ayaa lagu soo waramayaa inuu rajeynayo inuu ka tago Camp Nou dhamaadka xilli ciyaareedkan. Xiddiga reer France ayaa ku biiray Barca heshiis lacag badan oo uu kaga yimid kooxda Borussia Dortmund xagaagii 2017 laakiin ...
Read More »Maxaa taajka quruxda Ukarine looga qaaday Veronika Didusenko?
HImilo- Veronika Didusenko ayaa keliya afar maalin ahayd boqoradda quruxda Ukraine sannadkii 2018 iyadoo laga qaaday taajka quruxda kaddib markii la oggaaday inay tahay hooyo, taasi oo xadgudub ku ah sharciga doorashada tartanka quruxda. Didusenko ayaa ku sheegtay wareysi in ...
Read More »Maqal- Casharka Abuu Shujaac: Dasrsiga 42aad
Liverpool oo la xiriirtay ciyaaryahan reer Brazil ah
Himilo- Liverpool ayaa xiriir la sameysay weeraryahanka Fluminense Evanilson si ay ula soo saxiixato da ‘yarkaan. 20 jirkan ayaa ahaa gooldhaliyaha ugu sareeya xulka juunyerka Brazil ee xilli ciyaareedkii lasoo dhaafay, qaab ciyaareedkiisuna soo jiitay indhaha kooxda heysata horyaalnimada Yurub. ...
Read More »Real Madrid oo u soo bandhigeysa Arsenal Luka Jovic
Himilo- Real Madrid ayaa ka fiirsaneyso inay u soo bandhigto Luka Jovic kooxda Arsenal oo qeyb ka ah heshiiska uu Pierre-Emerick Aubameyang ugu biirayo kooxda reer Spain bisha Janaayo. Mustaqbalka xiddiga heerka caalami ee xulka Gabon ayaa la eegay isbuucyadii ...
Read More »Nin sabab la yaab leh u garaafeeyey gaari qaali ah!
Himilo- 22 jir ayaa dhawaan lagu soo eedeeyey inuu si ku-tala-gal ah u garaafeeyey gaari BMW ah oo yiil mid kamid ah shirkadaha iibiya gaadiidka – la yaab sunniyaha lala taago waxaa noqday in ninkani uu falkan u sameeyey si ...
Read More »Maxaa nin beeraley ah ku qasbay inuu Eygiisa u ekeysiiyo sidii Shabeelka?
Himilo- Xaalad quus ku dhow ayuu ku sigtay maadaama beertiisa ay si joogto ah ugu soo dhacaan raxan daanyeero ah. Laakiin hadda wuxuu helay qorshe uu xalkeedu shaqeyn karo. Wuxuu eygiisa u mariimay midabka uu leeyahay Shabeelka si daanyeeradu uga ...
Read More »Halkuu ku yaal Masjidka ugu yar Adduunka?
Himilo- Haddii ay dhacdo inaad booqato Masjidka Mir Mahmood Saheb ee ku yaalla Hyderabad, dalka Hindiya, waxaad la ashqaraari doontaa sida farshaxanka leh ee loo qaabeeyey dhismihiisa. Wuxuu fidsan yahay ballac ahaan 9.2 ft x 12 ft ama 10.21 sq. ...
Read More »Manchester City oo kalsooni ku qabta heshiiska cusub ee Raheem Sterling
Himilo – Manchester City ayaa sugi doonto mustaqbalka fog ee Raheem Sterling, iyadoo qandaraaska uu ka dhigi doono inuu noqdo ninka ugu mushaharka badan taariikhda kooxda. Weeraryahanka, oo u dhaqaaqay Etihad sanadkii 2015, ayaa kusoo muuqday mid ka mid ah ...
Read More »