Himilo – Taleefanada gacanta ee caaqilka ah ee aan badankeen adeegsano waa kuwa nuuga amaba qabsada bakteeriyada iyo ilma aragtida kale, kuwaas oo aysan suuroobeynin inaan biyo ku nadiifino. Haddase mushkiladaasi xal ayaa loo helay. Shirkad fadhigeedu yahay Ingiriiska ayaa ...
Read More »Yearly Archives: 2020
Man United, Chelsea, iyo Tottenham oo ku hardamaya xiddig ka tirsan Brighton
Himilo – Sida ay ku warrameyso Sky Sports, Brighton & Hove Albion daafaceeda Ben White ayaa xiisa ka helaya kooxaha Premier League ee kala ah Manchester United, Chelsea, iyo Tottenham Hotspur. Ben White ayaa kamid ah wax soo saarka akadeemiyadda ...
Read More »Everton oo u dhaqaaqday soo qaadashada Samuel Umtiti
Himilo – Sida ay ku warrameyso Mundo Deportivo, Everton ayaa xiiseeneysa xiddigga Barcelona Samuel Umtiti kaasi oo ay rabaan in ay soo qaataan bisha January. Toffees hoggaamiyaheeda Carlo Ancelotti ayaa daneynaya in laacibkan reer France uu ku biiriyo safkiisa si ...
Read More »Dadka degan Japan oo heli doona tallaal bilaash ah
Himilo – Dowladda Japan ayaa tallaal bilaash ah siin doonta dadka ku nool dalkeeda oo lagu qaddaro 126 milyan oo ruux, si loo xakameeyo xanuunka sida fudud ku faafa ee Covid-19. Tilaabadan tallaal bixinta ah ayaa waxaa ansixiyay golaha aqalka ...
Read More »Top rated Tips on Meeting Single Ladies
Using Online dating sites Services. Ways to Meet Girls online certainly is the question that comes to every single man’s head when he is considering going out with over the Internet. Whilst it might seem simple to meet women online ...
Read More »Eey horseeday in lasoo xiro saaxiibkiis oo baxsad ka ahaa boliiska
Himilo – Rhian Coleman oo 32-jir ah waxa uu ku eedeysnaa inuu isticmaalo kana ganacsado daroogada marijuana, waxa uu qorsheeyay inuu ka dhuunto boliiska, balse Eeygiisa waxa uu lahaa qorshe midkaasi ka duwan. Waxa uu boliiska si toos ah ugu ...
Read More »Juventus oo u dhaqaaqday soo qaadashada Olivier Giroud
Himilo – Juventus ayaa la werinayaa in xiddiga kooxda Chelsea weerarka ugu ciyaara Olivier Giroud soo qaadan doonaan billowga sannadka 2021. Kooxda heysata horyaalka Serie A ayaa dooneysa weeraryahan mararka qaar badbaadin kara si xilli ciyaareedkan u noqdaan horyaalka Serie ...
Read More »Man City oo ku biirtay tartanka loogu jiro bartilmaameedkii Man United iyo Chelsea
Himilo – Sida uu werinayo Fabrizio Romano, Manchester United iyo Chelsea ayaa wajihi doona tartan adag oo kaga imaanaya Manchester City kaasi oo ku aadan Borussia Monchengladbach xiddigeeda Denis Zakaria 24 sanno jirkaan daafaca dhexe ka ciyaara ayaa soo jiitay ...
Read More »India: Buundo u gaar ah xayawaannada
Himilo – Si looga weeciyo xayawaanada isticmaalka wadada weyn ee marta buuraha gobolka Uttarakhand, dowladda India ayaa dhistay nooc buundo oo u gaar xamaaratada. Buuntada Eco oo oo dhirirkeedu gaarayo 90 fiit amaba 27 mitir, waxaa laga dhisay ulaha dhirta ...
Read More »Chuck Feeney: Bilyaneerkii 38-ka sano waday samafalka
Himilo – Sheekada ganacsadahan hantiilaha ah oo soo billaabatay sanadkii 1982-kii waa mid wadata tusaalooyin kuu muujinaya deeqsinimada iyo inta ruuxu qarin karo caawinaaddiisa. Waxa uu abuuray hay’ada samafal, waxaa hadafkiisu ahaa in hantidiisa oo idil uu u hibeeyo dadka ...
Read More »
Radio Himilo
