Himilo – Weeraryahankii hore ee Real Madrid Antonio Cassano ayaa tilmaamay in Lionel Messi uu ka sarro maray Diego Maradona si uu u noqdo laacibkii ugu wanaagsanaa taariikhda. Messi ayaa ku guuleystay koob kasta oo suuragal u noqday laakiin dad ...
Read More »Yearly Archives: 2020
Australia: Beeraleyda ku nool miyiga fog oo Pizza-da loogu geynayo deeganadooda
Himilo – Si loo dhiso kalsoonida dadka ku nool goobaha miyiga fog ee Australia, maqaayad ku taalla dalkaasi ayaa billowday hab aan caadi aheyn oo Pizza-da lagu gaarsiinayo dadka. Maqaayadda Dunmarra Wayside ee ku taalla Australia ayaa adeegsaneysa diyaarad yar ...
Read More »Real Madrid oo diidan inay Raphael Varane ka iibiso koox Ingiriis ah
Himilo – Real Madrid ayaa lagu soo waramayaa inay iska-indho-tireyso dalabaad ku saabsan daafaca Raphael Varane xilli ay soo baxayaan warar ku saabsan in uu laacibka u dhaqaaqi karo Manchester City. 26 jirka ayaa sameeyay sumcad wanaagsan isaga oo kamid ...
Read More »Maxay carruurta farxadda badan ugu nugul yihiin buurnaanta?
Himilo – Daraasad cusub oo ay sameysay jamacadda Buffalo ee magaalada Newyork ayaa muujisay in carruurta farxadda badan u nugul yihiin buurnaanta darran. Baarayaasha ayaa xusay in markasta oo labada waalid si wanaagsan ula tacaamulaan cunugga iyaga oo siinaya farxad ...
Read More »Maqal- Barnaamijka Aqoonkaal
Maqal- Barnaamijka Raadreeb
2-da April- Maalinta caalamiga ee wacyi-gelinta Autism-ka
Himilo – Xannuunka Autism-ka ayaa inta badan ku dhaca carruurta, waxa uu ku keenaa dib-u-dhac xagga korriimada, fahamka, hadalka, dhaq-dhaqaaqa iyo la falgalka bay’adda ku hareereysan. Autism-ka waxa uu sababi karaa garaad gaabni, tiraab la’aan iyo caafimaad darro. waxa uu ...
Read More »Liverpool oo hoos u dhigtay qiimaha ay ku dooneyso Shaqiri
Himilo – Liverpool ayaa lagu soo waramayaa inay hoos u dhigtay dalabka lacageed oo ay ku dooneyso weeraryahanka Liverpool Xherdan Shaqiri. Laacibka reer Switzerland ayaa keliya ka soo muuqday 10 kulan oo Reds ah ol-olaha 2019-2020 iyada oo warbixinno muujiyeen ...
Read More »Shiinaha: Xaflad aroos oo si dadban uga qeyb galeen seddex Milyan qofood
Himilo – Dhacdo layaab leh, inka badan seddex Milyan qofood ayaa daawatay xafladda arooska lamaane iscalmaday oo munaasabadooda toos looga baahiyay Internet-ka. Tani waxay ka danbeysay cabsida laga qabo cudurka Corona oo hay’adda caafimaadka adduunka ku dhawaaqday in uu yahay ...
Read More »Arsenal iyo Chelsea oo ku dagaalamaya saxiixa Umtiti
Himilo – Arsenal iyo Chelsea ayaa lagu soo waramayaa inay isu diyaarinayaan saxiixa daafaca kooxda Barcelona Samuel Umtiti inta lagu guda jiro suuq furanka xagaaga. Barcelona ayaa u furan inay iibiso laacibka Faransiiska kahor ol-olaha 2020-2021-ka. Si kasta, marka la ...
Read More »
Radio Himilo
