Home / 2020 (page 86)

Yearly Archives: 2020

Sidee ayaan ku yareyn karnaa fiditaanka Corona? Tallaabo fudud ayaa jirta

Himilo – Iyada oo caabuqa CoronaVirus uu ku fiday 154 dal oo caalamka ah, waxaa jira tallooyin badan oo ka imaanaya dalalka ugu badan ee uu saameeyay iyo hay’adaha caafimaadka caalamiga ah si loo yareeyo fiditaanka cudurka. Midda ugu muhiimsan ...

Read More »

Owen Hargreaves oo la barbardhigay Bruno laacib katirsan Man City

Himilo – Khadkii dhexe ee kooxda Manchester United Owen Hargreaves ayaa la barbardhigay Bruno Fernandes kubad sameeyaha Man City Kevin De Bruyne. Fernandes ayaa saameyn ku reebay Manchester United tan iyo markii uu kaga soo biiray Sporting Lisbon, isaga oo ...

Read More »

Chelsea oo dooneysa weeraryahan katirsan Lyon

Himilo – Chelsea ayaa lagu soo waramayaa inay u weecatay saxiixa weeraryahanka kooxda Lyon Moussa Dembele kaddib markii ay ku guuldareysatay dadaalka ay ugu jirtay hanashada Timo Werner. 23 jirka ayaa si weyn loola xiriiriyay u dhaqaaqista horyaalka Ingiriiska toddobaadyadii ...

Read More »

Haweenay maalinta dhalashadeeda ku guuleysatay bakhtiyaa nasiib $1 Milyan

Himilo – Haweenay ku nool gobalka Virginia ee dalka Mareykanka ayaa nasiib u yeelatay inay u dabaal degto markii ay ku guuleysatay tikit bakhtiyaa nasiib ah maalinta dhalashadeeda. Rabin Lawler ayaa ku jirtay dabaal degga dhalashadeeda 5-tii bishan Maarso markii ...

Read More »

Maxay darawalada Takaasida Rome go’aansadeen inay ku caawiyaan dhaqaatiirta?

Himilo – Dadka Talyaaniga ayaa u sameynaya dhaqaatiirta iyo khubarada caafimaad ee la tacaaleysa caabuqa Corona caawin kasta. Hadda, darawalada gaadiidka ayaa billaabay inay kaalmeeyaan guud ahaan khubarada caafimaadka. Ku dhawaad 50 kamid ah darawalada Takaasida caasimadda Rome ayaa billaabay ...

Read More »

Harry Kane oo u dhaqaaqi kara koox ka dhisan Talyaaniga

Himilo – Weeraryahanka Tottenham Hotspur Harry Kane ayaa lagu soo waramayaa in uu u dhaqaaqi karo kooxda Juventus haddii ay la timaado dalab ku saabsan saxiixiisa. Inkasta oo uu heysto qandaraas uu ku sii joogi karo kooxda ka dhisan Waqooyiga ...

Read More »

Cristiano Ronaldo oo oggolaaday in uu ku biiro Inter Miami

Himilo – Weeraryahanka Juventus Cristiano Ronaldo ayaa oggolaaday in uu ku biiro kooxda Inter Miami xagaaga soo socda. Cayaaryahanka 35 jirka ah oo dhaliyay 21 gool oo Serie A ah ayaa qandaraaskiisa Juventus ku egyahay dhammaadka xilli cayaareedka 2021-2022. Kooxda ...

Read More »

Jarmalka: Haweenay 41 jir ah oo ku kacday xatooyo layaab leh!

Himilo – Inta badan tuugada ayaa qaata badeeco ama qalab ku fadhiya qiimo qaali ah iyaga oo dejinaya qorshe maangal ah oo ay ku guuleysan karaan. Waxyaabaha ugu muhiimsan oo ay qiimeeyaan tuugada waa badeecada, halka ay taallo iyo midda ...

Read More »

Hindiya: Bukaan laga saaray ilig jabisay rikoor caalami ah

Himilo – Arday u dhashay dalka Hindiya ayaa laga saaray ilig jabisay rikoor caalami ah sida ay qortay warbaahinta dalka Hindiya. Pawan Bhavsar oo 20 jir ah ayaa tagay xarun caafimaad oo ku taalla dagmada Khargone isaga oo ka cabanaya ...

Read More »

Real Madrid oo bartilmaameysanaysa Sadio Mane xagaaga

Himilo – Real Madrid ayaa la soo warinayaa inay baahi badan u qabto weeraryahanka Liverpool Sadio Mane oo ay dooneyso inay keento garoonka Bernabeu xagaaga. 27 jirka ayaa mar kale qaadanaya bandhig wanaagsan isaga oo dhaliyay 18 gool islamarkaana caawiyay ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan