Home / 2020 (page 87)

Yearly Archives: 2020

Chelsea oo £85m ku dooneysa weeraryahan katirsan Bayer Leverkusen

Himilo – Chelsea ayaa lagu soo waramayaa inay diyaarineyso £85 Milyan oo ay ku dooneyso weeraryahanka kooxda Bayer Leverkusen ee Leon Bailey. Cayaaryahanka reer Jamaica ayaa la tilmaamay in uu ka tagi karo kooxda Jarmalka isaga oo la rumeysan yahay ...

Read More »

Maxay ganacsatada tafaariikhda Ingiriiska ka dalbadeen macaamiishooda?

Himilo – Ganacsatada dukaamada tafaariikhda ee Ingiriiska ka codsaday macaamiishooda inay muujiyaan mas’uuliyad marka ay wax iibsanayaan xilli dad badan billaabeen inay keydsadaan cunto badan sabab la xiriirta caabuqa Coronavirus. Sida ku cad qoraal ka soo baxay ganacsatada, 12 dukaan ...

Read More »

Kooxda ugu weyn caalamka ee ka ganacsata maandooriyaha oo lakala furfuray

Himilo – Maamulka la dagaalama maandooriyaha ee dalka Mareykanka ayaa shaaciyay inay kala furfureen kooxda ugu weyn kooxaha ka ganacsada daroogada sida ay qortay wakaaladda AP. Waxaa gacanta lagu dhigay ku dhawaad 250 xubin oo katirsan kooxda Jalisco New Generation ...

Read More »

Miyaa la siin karaa Liverpool koobka Pl-ka haddii aan la dhammeyn cayaaraha dhimman?

Himilo – Liverpool ayaa la soo warinayaa in la guddoonsiinayo koobka horyaalka Ingiriiska xilli cayaareedka 2019-2020 xattaa haddii aan dib loo billaabin sabab la xiriirta caabuqa Corona. Jimcaddii shalay, waxaa lagu dhawaaqay in horyaalka Ingiriiska aan la cayaari doonin labada ...

Read More »

PSG oo Salah ka dhigeysa beddalka Neymar

Himilo – PSG ayaa lagu soo waramayaa inay bartilmaameed ka dhiganayso Maxamed Salah si uu beddal ugu noqdo Neymar. Salah ayaa sameeyay bandhig wanaagsan tan iyo markii uu ku biiray kooxda Jurgen Klopp sannadkii 2017-ka isaga oo dhaliyay 91 gool ...

Read More »

Goorma ayay tahay in aad waxyaabaha ku xiiso geliya ku darto CV-gaaga?

Himilo – Waxaa jira waxyaabo badan oo ay tahay in aad ku sheegto sooyaalkaada qofeed (CV-ga) iyo kuwa kale oo aadan ku qasbaneyn in aad ku tilmaamto. Sida muuqata, khibradda la xiriirta shaqada iyo waxbarashada hore ayaa waajib ah in ...

Read More »

Kaddib 500 jeer oo aan la aqbalin codsigiisa shaqo, hadda ayay shaqaaleysiisay QM

Himilo – Momo Bertrand ayaa ugu danbeyn shaqo ka helay Waaxda Baraha Bulshada ee Qarramada Midoobay kaddib markii uu guuldarreystay 500 oo jeer. Waxa uu ku dhashay Douala ee dalka Cameroon, Bertrand oo isku dayo badan sameeyay ayaa sheegay in ...

Read More »

Real Madrid oo u dhaqaaqi karta laacib katirsan Betis

Himilo – Weeraryahanka kooxda Real Betis Nabil Fekir ayaa lagu soo waramayaa in uu bartilmaameed u yahay Real Madrid xagaaga. Cayaaryahanka 26 jirka ah oo si weyn loola xiriiriyay u dhaqaaqista Liverpool ayaa si aan la fileyn ugu biiray Betis ...

Read More »

Man United oo Bayern kula tartameysa khadka dhexe ee Real Madrid

Himilo – Manchester United ayaa lagu soo waramayaa inay isku diyaarineyso u dhaqaaqista khadka dhexe ee Real Madrid Toni Kroos xagaaga. Cayaaryahanka qaranka Jarmalka oo qandaraaskiisa Real uu ku egyahay 2023-ka ayaa kaga soo biiray kooxda Zinedine Zidane Bayern Munich ...

Read More »

Indonesia: Ol-ole carruurta looga weecinayo taleefanada caaqilka ah oo guuleystay

Himilo – Duqa magaalada Bandung ee dalka Indonesia ayaa shaaciyay in uu guuleystay ol-ole ujeedkiisu ahaa in carruurta dalkaasi looga weeciyo isticmaalka taleefanada caaqilka ah iyada oo shaqo looga dhigayo xannaaneynta diggaaga. Oded Daniel ayaa billaabay ol-olaha xannaaneynta diggaaga bishii ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan