Himilo – Daraasad cusub ayaa daaha ka qaaday in carruurta qoysaska ku hadla afaf kala duwan la qabsan karaan macluumaadka si dhaqso ah oo ka badan dhallaanka kale sida ay qortay wakaaladda Jarmalka. Baarayaasha daraasadda oo ay sameysay jaamacadda Angelia ...
Read More »Yearly Archives: 2020
Willian oo ka hadlay mustaqbalkiisa Chelsea
Himilo – Willian ayaa ka dhawaajiyay in uu sii joogayo kooxda Chelsea illaa wixii ka daneeya xagaagan inkasta oo kooxda ay isku-garan waayeen heshiis cusub. Keliya iyada oo muddo afar billood ah uu ka harsan yahay qandaraaskiisa haddana madaxda Chelsea ...
Read More »Daraasad cusub oo tilmaamtay raadka dalxiiska ku leeyahay qofka
Himilo – Xaqiiqdii inta badan tani layaab kuguma noqon doonto, laakiin natiijadan ayaa tilmaameysa in dalxiiska uu na farxad gelinayo. Wax badan waad maqashay safarka balse baaritaan cusub ayaa xusaya raadka uu qofka ku reebi karo. Daraasad ay daabacday Booking.com, ...
Read More »Barcelona oo diiradda saareysa qanadaraas cusub oo ay ka saxiixdo ter Stegen
Himilo – Barcelona ayaa lagu soo waramayaa inay diiradda saareyso qandaraas cusub oo ay ka saxiixdo goolhayaha kooxda Marc Andre ter Stegen wakhtiga ugu dhaw. Qandaraaska 27 jirka ee kooxda tababare Marc Andre ter Stegen ayaa ku eg 2022-ka iyada ...
Read More »Baaritaan: Inta badan dadka Ruushka ma oggola in haweenka qabtaan xilal sarre
Himilo – Ra’yi uruurin ay sameysay xarunta Ruushka ee aragtida dadweynaha ayaa muujisay in 68% muwaadiniinta dalka u arkaan haweenka in aysan awoodin maamulka dowladda. 21% dadka ka qeyb galay ra’yi uruurinta ayaa taageeray in haweenka leeyihiin door hoggaamineed halka ...
Read More »Atletico Madrid oo xiriir la sameysay Alexandre Lacazette
Himilo – Atletico Madrid ayaa lagu soo waramayaa inay la xiriirtay weeraryahanka Arsenal Alexandre Lacazette si ay ugala hadasho heshiis uu ugu dhaqaaqayo garoonka Wanda Metropolitano suuq furanka xagaaga. Cayaaryahanka 28 jirka ah ayaa dhaliyay 9 gool oo ay ku ...
Read More »Man United oo bartilmaameedka koowaad ka dhiganaysa Sancho
Himilo – Weeraryahanka Borussia Dortmund Jadon Sancho ayaa lagu soo waramayaa in uu u muuqdo bartilmaameedka koowaad ee Manchester United suuq furanka xagaaga. Man United ayaa la filayaa inay xoojiso safkeeda kahor ol-olaha 2020-21 iyada oo tababare Ole Gunnar Solskjaer ...
Read More »Afar xuquuq oo ay rakaabka leeyihiin balse aysan shaacin shirkadaha diyaaradaha
Himilo – Rakaab badan ayaa wajaha xaalado kala duwan sida isbadalka ku imaan kara duulimaadka diyaarada iyo sida habboon ee looga faa’iideysan karo adeegyadda qiimo-dhimista ee shirkadaha qaar. Sida uu qoray bogga Aljzeera, waxaa jira adeegyo ay sameeyaan shirkadaha diyaaradaha ...
Read More »Maqaayad ku taalla Switzerland oo ku guuleysatay sameynta farmaajada ugu fiican!
Himilo – Maqaayad ku taalla Switzerland ayaa loo doortay midda ugu wanaagsan dunida ee sameysa farmaajada iyada oo ka soo baxday tartan caalami ah oo ku saabsan farmaajada oo lagu qabtay Wisconsin. Farmaajada maqaayadda Michael Spycher of Mountain Dairy Fritzenhaus ...
Read More »Inter Milan oo ku soo biirtay tartanka loogu jiro Aubameyang
Himilo – Inter Milan ayaa la soo warinayaa inay ku soo biirtay tartanka loogu jiro cayaaryahanka Arsenal Pierre-Emerick Aubameyang xagaagan. Mustaqbalka 30 jirka ee garoonka Emirates Stadium ayaa la fallan qeynayay waayadii danbe iyada oo qandaraaska laacibka uu ku egyahay ...
Read More »
Radio Himilo
