Himilo – Real Madrid ayaa la werinayaa in ay u dhaqaaqayso daafaca danbeedka bidix Spanishka ee Jose Luis Gaya. Los Blancos ayaa xiddigan u aragta beddelka ugu macquulsan ee Marcelo, kaasi oo la filayo in uu ka dhaqaaqo naadiga caasimadda ...
Read More »Monthly Archives: May 2021
Boqollaal muslimiin ah oo ay ku adkaatay inay ku tukadaan Masjid Al Aqsa bisha Ramadaan.
Himilo - Boqollaal muslimiin ah oo doonayay inay salaadahooda ku oogan masjidka barakaysan ee Al-Aqsa si ay ula kulmaan habeenka Laylatul Qadriga ayaa waxaa weeraray ciidamada Isra’iil. Masjidka Al Aqsa oo muslimiinta muhiimad weyn u leh, ku tukashadiisa waxaa u ...
Read More »Neymar oo heshiis kordhin u sameeyay Paris Saint-Germain
Himilo – Paris Saint-Germain ayaa ku dhawaaqday in Neymar uu kooxda u saxiixay heshiis cusub uu naadiga uu kusii jaagayo ilaa June 2025, taasina waxay meesha ka saareysaa xanta ku aadaneyd in kooxda uu ka tegayo. Xiddiga qaranka Brazil ayuu ...
Read More »Maxay tahay in la sameeyo 10 dambe ee Ramadaan si uusan uu dhaafin habeenka Leylatu Qadriga ?
Himilo – 10-ka dambe ee bisha Ramadaan, waxay culimadu u badiyaan inuu ku jiro habeenka laylatul Qadriga – kaas oo kheyrkiisa lagu sheegay qur’aanka. Waxaan halkan idinkula wadaaneynaa tallooyin qofka ku saacidi kara inuu la kulmo habeenkaas isagoo ku hawlan ...
Read More »Maqal- Suwar min xayaati saxaabah- Casharka 75aad
Pau Lopez oo maqnaan doona muddo seddex bilood ah
Himilo – Xilli ciyaareedku wuu dhammaaday goolhayaha Roma Pau Lopez, kaasoo u baahan qalliin looga sameynayo garab ka dhaawacmay, wuxuuna maqnaan doonaa muddo saddex bilood ah Goolhayaha Giallorossi xilli ciyaareedkiisii wuxuu ku dhammaaday guuldarradii Manchester United, markii uu kasoo gaadhay ...
Read More »Maqal- Suwar min xayaati saxaabah- Casharka 74aad
Manchester United oo 90 milyan Gini ku dooneysa Harry Kane
Himilo – Manchester United ayaa lagu soo waramayaa inay diyaar u tahay inay tijaabiso go’aan ay kusoo qaadanayaan laacibka Tottenham Hotspur weerarka ugu ciyaara ee Harry Kane kaasi oo ay kusoo iibsanayaan adduun dhan 90 milyan ginni. Hoggaamiyaha kooxda ayaa ...
Read More »Sarkaalkii lasoo soomay Saaxiibkiisa Muslimka ah!
Himilo — Si uu la-jir ahaansho iyo wadajirba ugu muujiyo, sarkaal boolis ah oo aan Muslim ahayn ayaa soomaya 30 maalmood oo dhan inta lagu jiro bisha Ramadan. Sergeant Kevin Gammond, oo 38 jir ah, waxaa ku adkaatay inuu keligiis ...
Read More »Lucas Vazquez oo iska lumiyay fursad uu ugu biiri lahaa kooxda Atletico Madrid
Himilo – Xiddiga garabka weerarka uga ciyaara kooxda Real Madrid ee Lucas Vazquez ayaa lagu soo warramayaa in uu iska diiday fursad uu xagaagan si xor ah ugu biiri lahaa kooxda Atletico Madrid. Qandaraaska Vazquez ee Real Madrid ayaa dhacaya ...
Read More »
Radio Himilo
