Home / 2021 / July (page 6)

Monthly Archives: July 2021

11 July – Maalinta Caalamiga ah ee Dadyowga dunida

Himilo – Tirada dadka ku dhaqan adduunka ayaa sanadba midka ka danbeeya sii korordheysa, tusaalle sanadkii 1990-kii,- Markii la asteeyay maalinta caalamiga ah ee dadyowga dunida-, waxaa caalamka ku noolaa 5.28 bilyan oo shaqsi toban sanno gudaheed waxaa tirada ku ...

Read More »

Maqal- Raxiiqul Makhtuum – Casharka 3aad

Read More »

Arsenal oo u soo bandhigtay Ruben Neves heshiis shan sano ah

Himilo – Arsenal ayaa u soo bandhigtay ciyaaryahanka khadka dhexe ee kooxda Wolverhampton Wanderers Ruben Neves qandaraas shan sano ah oo uu xagaaga ugu biirayo Emirates. Gunners ayaa horay u macasalaameysay Matteo Guendouzi suuqa kala iibsiga ee haatan, halka Granit ...

Read More »

UK: Shirkad lacag ka badan kun Doollar ku bixineysa dhadhaminta Jallaato

Himilo – Shirkadda Wheyhey oo sameysa mac-macaanada waxay raadineysaa shaqsiyaad uga qeyb qaata cilmi baaris ay ku ogaaneyso nooc jallaato oo macaamiisha xiiso geliya. Dadka loo doorto shaqadan waxay dhadhamin doonaan dhowr nooc oo jallaato ah iyadoo la eegi doomo ...

Read More »

Maqal- Raxiiqul Makhtuum – Casharka 2aad

Read More »

Maqal- Barnaamijka Kas-wadaag

Read More »

Maqal- Raxiiqul Makhtuum – Casharka 1aad

Read More »

Heshiiska Manchester United ee Raphael Varane oo shaki ku jiro

Himilo – Manchester United ayaa ka fiirsaneyso bedelka daafaca Real Madrid Raphael Varane. Xiddiga reer France ayaa keliya 12 bilood uga hartay qandaraaskiisa kooxda Los Blancos, kaasoo xiddig u ahaa tan iyo 2011. 28 jirkaan ayaa doonaya inuu qabto tartan ...

Read More »

Maqal- Bar Bandhigga Dhaqaalaha

Read More »

Denis Zakaria oo ay isku hayaan laba koox oo reer England ah

Himilo – Ciyaaryahanka khadka dhexe ee kooxda Borussia Monchengladbach Denis Zakaria ayaa bartilmaameed u ah kooxaha Arsenal iyo Manchester City. Zakaria ayaa ka soo laabtay dhaawac halis ah oo jilibka ah isaga oo 32 kulan u saftay kooxda Monchengladbach tartamada ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan