Home / 2022 (page 2)

Yearly Archives: 2022

Maqal- Riyaadu Saalixiin – Casharka 48aad

Read More »

Messi ma sii ciyaari doonaa koobka xiga ee adduunka?

Himilo – Kabtanka xulka qaranka Argentina ee Lionel Messi ayaa meesha ka saaray suurtogalnimada inuu ka fadhiisto ciyaaraha caalamiga ah, kaddib guushii finalka koobka adduunka ee xulkiisu uu ka gaadhay France. Natiijadu waxay keentay in Messi uu qaado koobka kaliya ...

Read More »

18 December – Maalinta Caalamiga ee Afka Carabiga

Himilo- Maalinta Caalamiga ee Afka Carabiga waxaa loo dabaal-degaa 18 bisha December sannad kasta. Waxaana dhidibada u taagtay hey’adda UNESCO sannadkii 2010 si loogu dabaal-dego kala duwanaanshaha dhaqamada iyo in si simman loo adeegsado lixda luqadood ee rasmiga u ah ...

Read More »

Dunida: Imisa qof ayaa dhibbane u ah buurnida xad-dhaafka ah?

Himilo – Mid kamid ah dedaalada laga midaysan yahay dunidoo idil waa la dagaalanka buurnida da’yar iyo duqowba, cayilka oo caafimaad ahaan marka loo eego ah dufunta oo ku badata jirka ayaa xilliyada qaar sababi kara caafimaad darro. Buurnida ayaa ...

Read More »

Maqal- Riyaadu Saalixiin – Casharka 47aad

Read More »

Maqal- Barnaamijka Aqoon-kaal

Read More »

Maqal- Riyaadu Saalixiin – Casharka 46aad

Read More »

Liverpool oo doonaysa inay u dhaqaaqdo kubad sameeyaha Leicester City James Maddison

Himilo – Liverpool ayaa lagu soo warramayaa inay u aqoonsatay ciyaaryahanka khadka dhexe ee Leicester City James Maddison bartilmaameed macquul ah oo suuqa kala iibsiga ah 2023. Maddison wuxuu soo maray dhawr todobaad oo niyad jab ah, isagoo dhaawac ku ...

Read More »

Shaqo abuurka iyo shirkadaha nadaafadda ee gobolka Banaadir?

Dhibaatada shaqo yarida ee dalka ka jirta waxay saameysay qoysas badan. Guryaheenna qaar ka mid ah dabkooda ayaa marar badan u degsan wax la’aan. Fursadaha shaqo ee la heli karo ayaa kooban, taasi waxay keentay inay xooggii shaqeyn lahaa ee ...

Read More »

Maqal- Riyaadu Saalixiin – Casharka 45aad

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan