Home / 2022 (page 22)

Yearly Archives: 2022

Muqdisho iyo maamuuska munaasabadda Ciidda

Himilo – Si la mid ah gobolada dalka dadweynaha ku nool magaalada Muqdisho waxay maalintii koowaad u dabbaal degayaan munaasabadda Ciidul Adxa. Saaka waxaa lagu waabariistay aroor ka duwan kuwii hore; masaajidka ayaa laga qaadayay takbiirka. guryaha xilli hore ayaa ...

Read More »

Fannaanadii Khadro Daahir iyo waayaheedii nolosha

Himilo – Magaalada Hargeysa waxaa 2dii July 2022 ku geeriyootay Allaha ha u naxariisto Khadra Daahir Cige oo kamid ahayd Fannaaniinta Qaranka ee Hobollada Waaberi, waxa ay kasoo gashay dhanka Gobollada Waqooyi (Somaliland). Khadra ayaa ka mid ahayd fannaaniinta loogu ...

Read More »

Sheekada: gudaha Isbitaalka u gaarka ah Galeyrka

Himilo – Souq Waqif waa isbitaal ku yaalla caasimadda Dooxa, dalka Qadar, waxaa maalin walba lagu dabiibaa 150 bukaan – dhammaantoodna waxay leeyihiin baalal. Waayo waa goob loogu tala-galay in lagu daweeyo Galeyrada. Dunida Carabta badi waxaa ka jira dhaqan ...

Read More »

Maqal– Raxiiqul Makhtuum – Casharka 217aad

Read More »

Xoolo dhaqato la yimid qorshe ay abaarta uga badbaadinayaan xoolahooda

Himilo – Abaarta soo noq-noqotay sanadahan waxay horseeday inay Xoolo dhaqato badan xoolihii dhaafaan kadibna ay noqdaan cayr mara madow oo soo beegsada xeryaha dadka barakacay. Balse qaar ka mid ah xoolo dhaqatada ayaa billaabay qorshe ay ku badbaadinayaan xoolahooda. ...

Read More »

Mauricio Pochettino ka tagay shaqadii kooxda Paris Saint-Germain

Himilo – Paris Saint-Germain ayaa ku dhawaaqday in tababare Mauricio Pochettino uu ka tagay kooxda ka dib 18 bilood oo keliya oo uu maamulayay. Tababarihii hore ee Tottenham Hotspur ayaa beddelay Thomas Tuchel sanadkii 2021-kii, wuxuuna kula guuleystay guud ahaan ...

Read More »

Maqal– Raxiiqul Makhtuum – Casharka 216aad

Read More »

Xilli roobaadka iyo xanuunada ka dhalan kara biyaha fadhiya jidadka Muqdisho

Himilo – Waddooyinka magaalada Muqdisho waxaa xilliyada roobka fariista biyo aad u badan oo saameyn ku yeesha isku socodka gaadiidka iyo dadweynaha. Biyaha fariista laamiyada ayaa waxaa ka dhasha cudurro, iyadoo aanay jirin is xilqaan muuqda oo ku aadan in ...

Read More »

Sheekada: Gabadha abaabusha isoo soo baxyada doorashooyinka – balse aanan codeynin

Himilo – Diana Mwazi waxey ka mid tahay dhallinyarada Kenya ee u arka doorashooyinka kusoo foolka leh dalkooda wado ay ku sameyn karaan dhaqaale, balse aanan u arag fursad shantii sanaba mar soo marta oo ay ku doortaan hogaamiye isbaddel ...

Read More »

Manchester City oo beddelka Raheem Sterling u aragta Serge Gnabry

Himilo – Manchester City ayaa lagu soo waramayaa inay isku diyaarineyso inay u dhaqaaqdo saxiixa garabka Bayern Munich Serge Gnabry haddii Raheem Sterling uu baxo xagaagan. Ciyaaryahanka heerka caalami ee dalka Jarmalka ayaa dhaliyay 14 gool, 34 kulan oo uu ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan