Home / 2022 (page 25)

Yearly Archives: 2022

Waardiyihii Shalay ee Maanta Xafiiska fadhiya

Himilo – Si caadada u ah subax walba, Da’uud Maxmauud Maxamed oo ku magac-dheer Da’uud Muudeey wuxuu xafiiskiisa ku qaabilaa howlwadeennada xafiisyada laamaha kala duwan  ee Jaamacadda Muqdisho si uu uga dhageysto tabashadooda – uguna fududeeyo baahiyaha uga xiran xafiiskiisa. ...

Read More »

Maqal– Raxiiqul Makhtuum – Casharka 211aad

Read More »

Gaarigii Ronaldo ee joogay $2M oo doolar oo shil ku burburay

Himilo – Gaari uu lahaa Cristiano Ronaldo ayaa waxaa uu shil ku galay Sa Coma ee dalka Spain halkaas oo isaga, saaxiibtiis iyo 5 Carruur ah oo uu dhalay ay dalxiis u joogaan. Gaariga ka burburay Ronaldo ayaa waxaa uu ...

Read More »

Guddoomiyihii Chelsea oo 19 sano kaddib is casilaya

Kooxda Kubadda Cagta Chelsea  ee Dalka Ingiriiska ayaa shaacisay in Guddoomiyihii guud ee Kooxda Bruce Buck kaas oo muddo 19 sano ahaa maanulayay kooxda. 76 jirkan ayaa sababta uu isku casilayo lagu sheegay in Dowladda UK ay dalbatay in qofkasta ...

Read More »

Dib u soo celinta qaadka Kenya ma uga sii dari karaa dhaqaale xumada dalka ka jirta?

Himilo – Qaadku waa aafo ay la nool yihiin dad badan oo soomaali ah, wuxuu saameyn xooggan ku leeyahay qoysas badan oo Soomaaliyeed, waxaa ku kala tagay qoysas iyo qaraabo, waxaa ku kala irdhoobay labo isla dhalatay iyo labo isdhashay, ...

Read More »

Maqal– Raxiiqul Makhtuum – Casharka 210aad

Read More »

Afreen Fatima: Codka muslimiinta India

Himilo – Maamulka gobolka Uttar Pradesh ee dalka India ayaa amaray toddobaadkii hore in la burburiyo hoyga ay kaga nool yihiin Afreen Fatima iyo qoyskeeda magaalada Prayagraj. Amarkaasi kaddib saacado guheed ayaa dhulka lagu dhigay dhismahaasi oo ka koobnaa laba ...

Read More »

10 kulan oo ay tahay in aad daawato ciyaaraha Koobka Adduunka ee 2022

Himilo – Bisha November ee sanadkan waxaa dalka Qadar ka furmaya Koobka kubadda Cagta Adduunka oo horay loo sii shaaciyay isku aadkiisa. Waxaa ka soo baxay group-yo ay ku jiraan kulamo nxiiso badan oo qofkasta oo daneeya ciyaaraha ay tahay ...

Read More »

Qoddobada ay tahay inaad qorshe cad ka yeelato nolosha

Himilo – Noloshu waxay leedahay tiirar waa weyn oo sal dhig u ah sii socoshadeeda. Sidaas darteed, waxaa lagama huraan ah in qof kasta uu yeesho qorsheyaal nololeed. Dadka aqoonta u leh horuminta nafta ayaa ku taliya qoddobadan in laga ...

Read More »

Maqal– Raxiiqul Makhtuum – Casharka 209aad

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan