Himilo – England oo kulankii ugu horeye ku bilaabatay guul muhiim ah kadib markii xulka qaranka Serbia uu kulan adag ku dhaxbaray garoonka Gelsenkirchen. Xidiga Real madrid iyo xulka England Jude Bellingham ayaa goolka u daahfuray qarankiisa, daqiiqadii 13-aad kadib ...
Read More »Monthly Archives: June 2024
Muqdisho iyo maamuuska munaasabadda Ciidda
Himilo – S i la mid ah gobolada dalka dadweynaha ku nool magaalada Muqdisho waxay maalintii koowaad u dabbaal degayaan munaasabadda Ciidul Adxa. Saaka waxaa lagu waabariistay aroor ka duwan kuwii hore; masaajidka ayaa laga qaadayay takbiirka. guryaha xilli hore ...
Read More »Spain Oo Cashar U Dhigtay Croatia.
Himilo – Xulka qaranka Spain ayaa 3-0 ku muquuniyey Croatia kulankooda koowaad ee tartanka qaramada Yurub ee Euro 2024, waxaana waqti hore burburay xiddigaha uu hormoodka u ahaa Modric oo awoodi waayey inay caabbiyaan khadka dhexe ee firfircoon iyo xiddigaha ...
Read More »Marti galiyaasha Euro-2024 oo guul weyn ku furtay.
Himilo – Xulka marti galiyaasha Euro-2024 ayaa guul muhiim ah ku daah furay kulankoodii ugu horeeye kadib marki shan iyo hal ku garaaceen xulka qaranka Scotland. Daqiiqadii tobonaad ee ciyaarta goolka koobaad ee Jermalka waxaa u dhaliye ciyaariyahanka Florian Wirtz ...
Read More »Xujeyda oo maanta taagan Banka Carafo
Himilo – In ka badan hal milyan iyo bar oo Xujey ah ayaa maanta isugu soo uruuray Buurta Carafo, iyaga oo gudanaya maalinta ugu muhiimsan ee waajibaadka Xajka. Xujeyda oo isaga kala yimid dunida dacaladeeda ayaa gudanaya rukunada ugu muhiimsan, ...
Read More »13 June – Maalinta Caalamiga ah ee wacyigelinta xannuunka Albinism-ka
Himilo – Albinism oo ka mid ah cudurrada dhaxalka ku yimaada, wxxuu ku dhacaa maqaarka isaga oo sababa inuu wada caddeeyo jirka ruuxa oo dhan illaa timaha madaxa iyo sunniyaha, sabab la xiriirta maadada midabeysa jirka ee Melinin-ka oo ka ...
Read More »12 June- Maalinta caalamiga ee ka dhanka ah shaqaaleysiinta carruurta
Himilo –Hay’adda shaqada caalamiga ah ee ILO ayaa billowday maalinta caalamiga ah ee ka dhanka ah shaqaaleysiinta carruurta sannadkii 2002-dii si diiradda loo saaro heerka carruurta la shaqaaleysiiyo iyo tallaabooyinka loo baahan yahay si loo joojiyo. Sannad kasta 12-ka bisha ...
Read More »Casharka Tafsiirka Maay 19aad
Goorma ayuu bilaabanayaa Euro 2024?
Himilo – Habiinka Jimcada ee sabtiga uu soo galayo saacadu marka ay tahay 10:00pm saacada bariga Africa- waxaa si rasmi ah magaalada Munich ee dalka Germany si rasmi ah uga bilaabaya kulanka ugu reeye ee xulalka Euro-2024. Kulalkaa waxa uu ...
Read More »La kulan ninka sanka wax ku qora.
Himilo – Ninkan oo ka soo jeeda dalka India wuxuu awoodaa inuu il-biriqsiyo gudahood ku qoro jumlado isaga oo adeegsanaya sankiisa. Vinod Kumar oo 44 jir ah wuxuu diiwaanka Guinness World Record ku galay inuu sankiisa wax ka yar 26 ...
Read More »