Home / 2024 (page 21)

Yearly Archives: 2024

Haweeney labo bilood oo xabsi ah ku mutaysatay Ey ay aad u quudisay .

Himilo-Haweeney u dhalatay dalka New Zealand ayaa lagu xukumay labo bilood oo xarig ah, kaddib markii ay si xad dhaaf ah u quudisay eygeeda, taasoo sababtay in uu socon waayo Tobadn mitir. Miisaankiisu waxa uu gaaray 53.7kg lugihiisa yaryarna waxay ...

Read More »

Halkan ka aqriso Hogaamiyeyaashii Xamaas ee Yuhuuddu dishay.

Himilo – Alle ha u naxariistee dilkii ay Israel u gaysatay Ismaciil Haniyeh, hogaamiyihii siyaasada ee Hamaz waxa uu noqday mid ay si weyn uga argagaxeen muslimiinta caalam-ka. Haniyeh ma ahan sarkaalkii ugu horeeye ee Israel ka disho kooxda iskacaabinta ...

Read More »

Kumuu ahaa Ismaaciil Haniyah?

– Ismail Haniyeh waxa uu ku biiray Hamas 1987 intii lagu jiray kacdoonkii ugu horeeye -Waa la xidhay, muddo kooban dabadeed waa la musaafuriyay -2006-kii waxa uu noqday ra’iisul wasaaraha Falastiin -2017-kii waxay uu ka tagay magaalada Gaza Ismail Abdulsalam ...

Read More »

Jaamacadda Muqdisho oo Heshiis Is-af-garad ah la Saxiixatay ARIJ.

Himilo – Jaamacadda Muqdisho qeybta saxaafadda, ayaa heshiis is-afgarad ah la saxiixatay ARIJ (Arab Reporters for Investigative Journalism). Heshiiskan is-af-garadka ah ayaa tilmaamaya bilowga xiriir iskaashi oo dhex mara labada hay’adood, kaas oo diiradda saari doona kor u qaadidda xirfadaha ...

Read More »

Rafinha Oo Shaaciyay Go’aankiisa Ku Aadan Ka Tagista Barcelona.

Ciyaaryahanka garabka uga ciyaara kooxda koowaad ee Barcelona, ​​Rafinha, ayaa Go’aan ka gaadhay ka tagistiisa Barcelona suuqa xagaagan. Waxaa jiray warar badan oo ku saabsan mustaqbalka Rafinha ee Barcelona marka la eego rabitaanka kooxda ee ah inay iska iibiso oo ...

Read More »

Nin si bareer ah ugu kacay fal-dambiyeed si uu u caddeeyo inuu nool yahay!

Himilo – Nin u dhashay dalka Hindiya ayay dawladdu si qalad ah ugu dhawaaqday in uu dhintay si uu arintaa u beeniyo ayuu galay dambiile si uu u caddeeyo in uu nool yahay. Baburam Bhil oo 40 jir ah oo ...

Read More »

Taariikh nololeedkii AUN duuliye Axmed Cilmi Guure

Himilo – Axmed Xaaji Cilmi Guure  waxa uu ku dhashay magaalada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan, sanadkii 1956. Noloshiisii hore waxaa uu kusoo qaatay magaalada Beledweyne.  Marxuumku waxa uu waxbarashadiisa badi kusoo qaatay magaalada Muqdisho. Intii  uu ku jiray waxbarashadiisa, Axmed ...

Read More »

28 July – Maalinta caalamiga ee Cagaarshowga

Himilo – Maalinta Caalamiga ee Cagaarshowga waxaa la xusaa 28 July sannad kasta si dunida loogu mideeyo kor u qaadista wacyiga la xiriira mushikiladda guud ee cudurka iyo in lagu dhiirr-geliyo is-baddal dhab ah. Waa maalin fursad looga dhigay biirinta ...

Read More »

Maqaal: Saameynta dagaalada sokeeye ay ku leeyihiin kororka xanuunada dhimirka”

Himilo: Badanaa, cudurrada dhimirka ayaa shakhsi shakhsi u saameeya dadka adduunka, balse, waxaa sidoo kale jira, in bulshooyinka qaar ay si guud ahaan u wada qaadaan cudurrada dhimirka haddii ay la kulmaan dhibaatooyin guud ahaan u wada saameeya, dhibaatooyinka noocaas ...

Read More »

Shacabka Puntland oo saaka udareyay doorasho qof iyo cod ah.

Himilo-Subaxnimadii hore ee saaka ayaa safaf loo galay in dadweynuhu codkooda dhiibtaan 3 degmo oo ay caasumada Garoowe hogaaminayso Dadweynaha Degmooyinka Garoowe, Dangorayo iyo Godobjiiraan ee gobolka Nugaal ayaa safafka ku jira si ay codkooda u dhiibtaan Tirade dadka codadkooda ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan