Home / Author Archives: admin (page 2)

Author Archives: admin

Muxuu u jareynayaa qofka marka uu baqo?

Himilo – Natiijadda daraasad cilmiyeed oo ay sameeyeen baarayaal katirsan jaamacadda Colombia ayaa muujisay sababta qofka u jareynayo marka uu naxo. Baaritaanka oo lagu daabacay majaladda Current Biology ayay khubarada ku sheegeen in marka qofka dareemo cabsi uu jirkiisa soo ...

Read More »

Daraasad: Seddex meelood meel carruurta Ingiriiska ayaa aaminsan in lo’da dhasho ukumo

Himilo – Carruurta dugsiyada dalka Ingiriiska ayaa ka cabanaya garasho la’aan badan oo la xiriirta illaha cuntada iyada oo cunuggii kamid ah 3-dii cunug uu rumeysan yahay in lo’da dhasho ukun. Sida laga soo xigtay baaritaan ay sameysay hay’ad samafal, ...

Read More »

Muxuu Ole Gunnar Solskjaer u sheegay ciyaartooydiisa?

Himilo – Ole Gunnar Solskjaer ayaa  u sheegay ciyaartoyda Man United inuu waayi doono shaqadiisa hadii kooxda ay guuldarro ka soo gaarto Tottenham Hotspur iyo Manchester City isbuucaan. Ninka  reer Norwey ayaa ku jira cadaadis aad u sareeya ka dib ...

Read More »

Maxay tahay khatarta sannad kasta u dhintaan 700,000 qofood?

Himilo – Dad badan ayaa ku dhinta dagaalada balse dhimashada dadka ayaa inta badan ku timaada sababo kale sida qaniinyada kaneecada, xasharaadka ama xayawaanada dad cunka ah. Sida uu qoray bogga Business Insider, daraasad cusub ayaa daaha ka qaaday jiritaanka ...

Read More »

Madaxda Arsenal oo doonaya Mikel Arteta inuu noqdo macalinka xiga ee Naadiga

Himilo – Madaxda kooxda Arsenal ayaa lagu soo waramayaa inay si rasmi ah ugu doorteen xiddigii hore ee qadka dhexe Mikel Arteta inuu yahay qofka u sharaxan ee noqon doona macalinka rasmiga ah ee kooxda. Naadiga ka dhisan Waqooyiga London ...

Read More »

Muxuu ahaa dalabkii layaabka lahaa ee uu jeediyay maxbuus Mareykan ah?

Himilo – Inta badan, maxaabiista Mareykanka ayaa la weydiiyaa dalabkooda kahor inta aan la toogan iyadoo ujeedka yahay in lagu qiimeeyo bini’aadamka lagana jawaabo codsigiisa ugu danbeeya. Gobolka Florida ee Mareykanka ayaa dhigay rikoor markii uu maxbuus ka aqbalay codsi ...

Read More »

03 Decemeber – Maalinta Caalamiga ee Naafada

Himilo – Xuska sanadlaha ah ee Maalinta Caalamiga ee Naafada waxaa sanadkii 1992-kii asteysay QM. Ujeedku waa ilaalinta xuquuqda iyo bad-qabsanaanta dadka laxaadkoodu kala dhimman yahay ee ku jira dhammaan bulshooyinka iyo in sare loo dhigo wacyiga la xiriira xaaladaha ...

Read More »

Maqal- Casharka Abuu Shujaac: Darsiga 16aad

Read More »

Xiddiga Paul Pogba oo ogolaaday heshiis 429 milyan oo ginni isbuucii ah

Himilo- Xiddiga qadka dhexe ee Manchester United Paul Pogba ayaa lagu soo waramayaa inuu u dhawaa inuu ku biiro Paris Saint-Germain horaantii xagaagan. Kadib markii uu muujiyey inuu doonayo inuu tartan cusub  galo bisha June, Pogba waxaa si joogto ah ...

Read More »

Hazard iyo Courtois oo qaba in Real ay u baahan tahay ciyaaryahankan

Himilo- Thibaut Courtois iyo Eden Hazard ayaa u sheegay asxaabtooda inay rumeysan yihiin saaxiibkoodii hore ee Chelsea Golo Kante inuu yahay nooca ciyaaryahan ee ka maqan kooxda Real Madrid. Zinedine Zidane ayaa suuqa kala yimid ciyaartooy  dhowr ah xagaaga oo ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan