Muqdisho – Adam Lallana ayaa lagu soo warramayaa inuu Liverpool dib ugu soo laaban doono kulanka sabtida ee Premier League ee ay la leeyihiin Southampton. Ciyaaryahanka heerka caalami ee dalka England ayaan weli u ciyaarin Reds xilli ciyaareedkan ka dib ...
Read More »Author Archives: radio himilo
32-da Waddan ee ka qeyb galaya koobka aduunka ee Russia ka dici doona iyo dhariyada ay kala galeen.
Muqdisho – Xulka qaranka Peru ayaa dhameys tiray 32-dan xul markii ay kasoo gudbeen Swaziland, dhamaantood ayaa loo smeyn doonaa is ku aad ka dhici doona Moscow, 1-da bisha December. Halkan kaga bogo liiska xulalka oo dhameystiran iyo dhariyada ay ...
Read More »Jan Vertonghen: ‘Diyaar baan u ahay kulanka darbiga ee Waqooyiga London’
Muqdisho – Daafaca kooxda Tottenham Hotspur, Jan Vertonghen ayaa shaaca ka qaaday inuu diyaar u yahay inuu qeyb weyn ka ciyaaro kulanka Sabtida ee North London derby oo ay la ciyaarayaan Arsenal. 30 jirkan ayaa ku dhibtooday dhaawac canqawga ah ...
Read More »Lukaku oo saaxiibadiisa uga mahad-celiyay goolkii taariikhiga ee xulkiisa Biljamka.
Muqdisho – Weeraryahanka Manchester United, Romelu Lukaku ayaa ugu mahad-celiyey dhamaan saaxiibadiisa xulka Belgium oo ka caawiyey in uu jabiyo rikoorka ciyaaryahanka ugu goolasha badan xulkiisa – 31 gool ayuuna ku noqday kan ugu goolasha badan. 24- jirkan ayaa dhaliyey ...
Read More »Shaqo la’aanta – Musiibada ku dahsoon Bulshadeenna!
Muqdisho – Ma ahan oo kaliya gaajada, macluusha, musuqmaasuq iyo aqoon-darrida mowduucyada kaliya ee Afrika si gaar ah looga weriyo. Xittaa marka ay soo baxaan jiil wax-bartay, fursadda ay dib ugu celin karaan aqoontooda bulshada ay ka dhasheen ayaa kamid ...
Read More »Marka uu Musuqu inaga dhigo kuwa Jaahiliin ah!
Muqdisho – Musuq waa lunsasho hanti dadweyne kana dhici kara goob si gaar ah loo leeyahay ama rug danta bulshada loogu adeego. Waxaa lagu tusaaleeyaa laaluush, dhagar, wax is-daba-marin iyo qaraabo-kiil intaba. Waddamada qaar, qofka ku dhaqaaqa musuqa waxaa lagu ...
Read More »Ronaldo oo doonaya in uu ka tago Real Madrid.
Muqdisho – Cristiano Ronaldo ayaa doonaya inuu ka tago Real Madrid, sida lagu sheegay warbixin ka soo baxday Chiringuito TV oo ku yaalla wadanka Spain. Ciyaaryahanka heerka caalami ee dalka Portugal ayaan qaab ciyaareed wanaagsan ku jirin bilihii u danbeysay, ...
Read More »Paul Pogba uma ciyaarayo Manchester United kulanka Newcastle.
Muqdisho – Tababaraha Manchester United, Jose Mourinho ayaa lagu soo warramayaa in uusan halis gelin doonin Paul Pogba kulanka Newcastle ee Sabtida. Ciyaaryahanka khadka dhexe ayaa seegay 12-kii kulan ee ugu danbeysay ee Red Devils, markii dhaawac muruqa ah uu ...
Read More »Atletico Madrid oo dooneysa ciyaaryahanka Mesut Ozil.
Muqdisho – Mesut Ozil ayaa lagu soo waramayaa inuu bar-tilmaameed u yahay kooxda Atletico Madrid. Ozil ayaa hal sano kaga hartay qandaraaskiisa Emirates Stadium, kooxo badan oo ay ku jirto Manchester United ayaa lala xiriirinayay inuu u dhaqaaqayo kubad sameeyahan. ...
Read More »Qaraxii 14-ka October –Bil kadib Xusuusta Maanta!
Muqdisho – 30 cisho kadib halkan waxaa kasii dhamaanaya muuqaalladii argagaxa lahaa ee 14-kii October ka dhacay kaas oo galaaftay nolosha dad badan oo Soomaaliyeed kuwaas oo maanta oo kale ifka isaga hayaamay. Dhismayaasha howshoodu wali qabyada tahay iyo kuwa ...
Read More »