Home / Dhaqaale (page 10)

Dhaqaale

Sharikadda iska leh Facebook ee Meta oo ceyrineysa 10k oo shaqaale ah

Sharikadda Meta ayaa ku dhawaaqday qorshe ay ku sameyneyso shaqaale dhimis, si ay uga soo kabato khasaaraha maaliyadeed ee soo gaaray. War ay soo saartay Sharikadda Meta waxaa ay ku sheegtay in shaqaalaha qeybta Tignolojiyadda la dhimayo dhamaadka April, sidoo ...

Read More »

Dhibaatooyinka ay wajahayaan dadka Dawo dhireedka ka ganacsada, dhegeysi

ka badan hal milyan Soomaali ah ayaa wajahaya saameyn daran oo ka imaaneysa abaarta gobolada dalka ka jirta sida ay sheegtay hay’adda qaramada midoobay. Boqollaal qoys oo naf la caari oo nolol raadis ah ayaa maalinle u taga xeryaha ku ...

Read More »

Sidee ku soo ifbaxday Lacagta Electroonigga ah?, wareysi

Beeso ama Lacag; waa shey ka samaysan bir, shilinka, iyo warqad leh astaamo iyo calaamado kala duwan taas oo dadku isla garteen in wax lagu kala iibsado. Beesadu waa shey miisaan yar oo lagu qiimeeyo qadarka alaab, badeecad, guri, dhul ...

Read More »

Sidee u shaqeeyaan Haweenka sameeya Burjikooyinka?,dhegeysi

Haweenka ka ganacsada sameynta Burjikooyinka gudaha dalka lagu farsameeyo ayaa la kulmaya caqabado uga imanaya kuwa dibadda laga keeno. Haweenkan qaar ayaa sheegaya in ay danta ku kallifto in ay mararka qaar beddelaan kuwa laga keeno dibadda oo ay sameeyaan ...

Read More »

Jaamiciyadda Labadaanyada furatay ee Dharka kiileysa,dhegeysi

Nolosha uu qofka ku jiro ayaa barta xaaladaha ku gedaaman,waxaa jira dhallinyaro badan oo wax ku  bartay dalka kaddibna si iskood ah u sameystay fursado shaqo oo ay manta dad kale ka shaqeeyaan. Gabadha ay ku saabsantahay warbixintan waxaa ay ...

Read More »

Injineerka Jallaatada iibiya, warbixin, dhegeysi

Duruufaha nololeed ee soo mara qofka waxaa ay ku kallifaan in uu casharro kala duwan ka barto Nolosha. Dalka Hindiya; oo ah dalka 2aad ee ugu dadka badan Adduunka ayaa heerka shaqo la’aanta gaartay in Qofka heer sare ka gaaray ...

Read More »

Dhibaatooyinka ay la kulmaan Kalluumeysatada Xilliyada Dabeylaha,Dhegeysi

Xiliyada qaar waxaa Baddaha ka dhaca Dabaylo xoogan kuwaas oo sababa khasaaro soo gaara gaadiidka badaahaa maraya, si gaara ah waxay dabaylahaan saameeyaan kaluumaysatada iyo noolaha kale ee badda ku nool. Dabaylahan waxaa ay inta badan ka dhashaan xiliyada Cimillada ...

Read More »

Haween Ganacsigooda Hagbad ka billaabay oo meel wanaagsan maraya, dhegeysi

Tiro Haween ah oo koox koox la isugu xiray ayaa hirgeliyay Ganacsi iyaga u gaar ah,waxaa ay ka soo billaabeen Ayuuto ama Hagbad ay iska ururiyeen,waxaana ay hadda heystaan Ganacsiyo kala duwan. Haweenkan oo dhowr degmo oo Muqdisho ku yaal ...

Read More »

Gabdhaha ka ganacsada Digaagga ee Muqdisho, dhegeysi

Najmo Cabdullaahi Qaanso iyo Ruqiyo Cabduqaadir Boono waa labo gabdhood oo isku bahaystay inay hal abuur ganacsi wada hirgeliyaan. Hablahan dhalinyada ah waxay ku soo hanaqaadeen dalka, melena ugama bixin mudadii colaadaha. Heerkooda koowaad ee jaamacadda ayaa u dhamaaday. Waxay ...

Read More »

Gabadha Ariga iibisa haddana Jaamacadda dhigata

qof kasta waxaa uu leeyahay shaqsiyad u gaar ah, mid ka mid ah Hablaha da’da yar ee waxka barta  Jaamacadaha Muqdisho ayaa qeyb ka mid ah waqtigeea gelisa iibinta Xoolaha. Waxa ay shanta maalin xoolaha sida Ariga ku iibisaa suuqa ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan