Home / Dibada (page 3)

Dibada

Chelsea oo £50m ku bixineysa Ben Chilwell

Himilo – Chelsea ayaa qarka u saaran in ay dhammeystirto saxiixa daafaca Leicester City Ben Chilwell oo ay ku bixineyso adduun dhan £50m. Iyada oo goor sii horreysay kooxda la wareegtay Hakim Ziyech iyo Timo Werner, Chelsea ayaa hadda dooneysa ...

Read More »

Tuchel : Messi si weyn ayaan ugu soo dhaweynayaa PSG

Himilo – Tababaraha Paris Saint-Germain Thomas Tuchel ayaa sheegay in Lionel Messi si weyn loogu soo dhaweynayo kooxda xilli ay soo baxayaan wararka sheegaya in laacibka uu ka tagayo Barcelona. Messi ayaa la rumeysan yahay in ay markan dhab ka ...

Read More »

Chelsea oo heshiis ka saxiixaysa Thiago Silva

Himilo – Chelsea ayaa ku dhaw saxiixa daafac dambeedka khibradda leh ee Thiago Silva sida ay tilmaamayaan warbixinno soo baxaya. 35 jirka ayaa kooxdiisa PSG ku hoggaamiyay kulankii kama dambeysta ee Champions League oo ay kahor yimaadeen Bayern Munich inkasta ...

Read More »

Barcelona oo £631m ku dooneysa Lionel Messi

Himilo – Barcelona ayaa la soo warinaya in aysan damacsaneyn inay hoos u dhigto qiimaha lacageed ee Lionel Messi ee xagaagan. Iyada oo kooxda reer Catalan ay ku jirto marxalad adag haddana waxaa la tilmaamayaa in weeraryahanka uu doonayo in ...

Read More »

Sancho oo aan eegeyn wadahadallada Manchester United

Himilo – Weeeraryahanka Borussia Dortmund Jadon Sancho ayaa sheegay in uusan dooneyn weareer uu kala kulmo wararka la xiriira mustaqbalkiisa. Inkasta oo la soo warinayo bixitaankiisa illaa dhammaadka suuq furanka xagaaga haddana Sancho ayaa ku adkeysanaya in uusan wakhti badan ...

Read More »

Manchester City oo u dhaqaaqi karta Lautaro Martinez

Himilo – Manchester City ayaa dib u soo cusbooneysiineysa xiisaha weeraryahanka Inter Milan Lautaro Martinez sida ay tilmaameen warbixinno soo baxay. Sida laga soo xigtay The sun, City ayaa dooneysa in ay ka faa’iideysato Barcelona oo aan ka soo bixi ...

Read More »

Bayer Leverkusen oo wakhti kama danbeys ah u qabatay heshiis Havertz

Himilo – Bayer Leverkusen ayaa u sheegtay Chelsea in ay la timaado heshiis ku saabsan Kai Havertz ugu danbeyn 28-ka bishan August. Wararka ayaa sheegaya in lagu heshiin laa’yahay qiimaha lacageed ee cayaaryahanka oo dhaliyay islamarkaana caawiyay 38 gool labadii ...

Read More »

Arsenal oo diyaarineysa heshiiska qandaraaska cusub ee Aubameyang

Himilo – Arsenal ayaa diyaarineysa warqadaha heshiiska cusub ee cayaaryahanka Pierre-Emerick Aubameyang sid ay tilmaamayaan warbixinno. Inkasta oo qandaraaskiisa ay ka harsan tahay muddo ka yar sannad, haddana cayaaryahanka reer Gabon ayaa qalinka ku duugaya heshiis cusub oo uu la ...

Read More »

Juventus oo iibin karta Cristiano Ronaldo

Himilo – Juventus ayaa ka arrinsaneysa in ay iibiso cayaaryahanka Cristiano Ronaldo xagaagan haddii loola yimaado dalab macquul ah. Ronaldo ayaa illaa iyo immika u saftay Juventus 89 kulan isaga oo dhaliyay 65 gool. Si kasta, marka la eego culeysyada ...

Read More »

Pochettino oo noqonaya tababaraha xiga ee Man City

Himilo – Mauricio Pochettino ayaa noqon kara tababaraha xiga ee Manchester City haddii Pep Guardiola ka tago kooxda. Shaki badan ayaa ku hareereysan mustaqbalka Guardiola kaddib markii si niyad jab leh ay kooxdiisa uga hartay tartanka Champions League. 49 jirka ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan