Himilo – Arsenal ayaa la soo warinayaa inay qarka u saaran tahay dhammeystirka heshiis ay kula soo wareegayso ciyaaryahanka kooxda Paris Saint-Germain Layvin Kurzawa. Inkasta oo kooxda heysato Kieran Tierney iyo Sead Kolasinac haddana Gunners ayaa si weyn loola xiriiriyay ...
Read More »Dibada
Ciyaaryahanada Inter Milan oo doonaya in Sanchez laga saxiixo heshiis joogta ah
Himilo – Ciyaaryahannada kooxda Inter Milan ayaa lagu soo waramayaa inay daneynayaan in laacibka reer Chile Alexis Sanchez la siiyo heshiis joogto ah dhammaadka xilli cayaareedka 2019-2020. 31 jirka ayaa ammaah ugu biiray Inter xagaagii hore laakiin waxa uu ka ...
Read More »Pochettino “Barcelona waa mid kamid ah kooxaha ugu waaweyn adduunka.”
Himilo – Mauricio Pochettino ayaa ka gaabsaday in uu ka hadlo shaqada xigta ee uu qaban karo laakiin waxa uu meesha ka saaray in uu ku laabanayo horyaalka Ingiriiska. Tababarihii hore ee kooxda Tottenham oo shaqada laga ceyriyay bishii November ...
Read More »Pep Guardiola ma qorsheynayo in uu ka tago Man City xilli hore
Himilo – Tababaraha Manchester City Pep Guardiola ayaa la soo wariyay in uusan xilli hore ka tagi doonin garoonka Etihad Stadium. Iyada oo City dhibco badan ka danbeyso kooxda Liverpool ee hoggaamineysa horyaalka Ingiriiska, waxaa soo baxayay warar badan oo ...
Read More »Man United oo oggolaatay heshiis ay kula soo wareegayso Koulibaly
Himilo – Manchester United ayaa lagu soo waramayaa inay aqbashay heshiis ay kula soo wareegayso daafaca kooxda Napoli Kalidou Koulibaly. Kaddib markii uu sameeyay bandhig wanaagsan, Koulibaly ayaa si weyn loola xiriiriyay u dhaqaaqista garoonka Old Trafford xilli cayaareedyo kala ...
Read More »Bilyaneer ka soo jeeda Afrika oo doonaya in uu iibsado Arsenal
Himilo – Bilyaneerka reer Nigeria ee Aliko Dangote ayaa shaaciyay in uu qorsheynayo in uu iibsado kooxda Arsenal inta lagu guda jiro labada sanno ee soo socota. Majirin wax bandhig iib ah oo ay tilmaamtay Kroenke Sports & Entertainment islamarkaana ...
Read More »Liverpool oo diiday dalab la xiriira Xherdan Shaqiri
Himilo – Kooxda Liverpool ayaan damacsaneyn inay Xherdan Shaqiri u oggolaato in uu ka tago garoonka Anfield inta lagu guda jiro suuq furanka bishan. Ciyaaryahanka ayaa qaatay xilli cayaareed niyad jab leh isaga oo keliya ku soo billowday seddex kulan ...
Read More »Inter Milan oo heshiis ka saxiixaysa Christian Eriksen
Himilo – Inter Milan ayaa ku guuleysatay saxiixa khadka dhexe ee Tottenham Hotspur Christian Eriksen iyada oo la gaartay heshiis. Inkasta oo ay sameeyeen dadaal badan haddana Spurs ayaa aqbashay in kubad sameeyaheeda uusan dooneyn in uu cusbooneysiiyo qandaraaska uu ...
Read More »AC Milan oo kula biirtay Arsenal doonista daafaca Jerome Boateng
Himilo – AC Milan ayaa lagu soo waramayaa inay Arsenal kula biirtay doonista saxiixa daafaca dhexe ee kooxda Bayern Munich Jerome Boateng. Ciyaaryahanka 31 jirka ah ayaa lala xiriiriyay ka dhaqaaqista garoonka Allianz Arena isaga oo ku dhibtooday in uu ...
Read More »Donny van de Beek “Waxaan joogi doonaa Ajax xilli ciyaareedkan.”
Himilo – Khadka dhexe ee kooxda Ajax Donny van de Beek ayaa meesha ka saaray wararka tilmaamay in uu ku biiri karo kooxda Man United. Ole Gunnar Solskjaer ayaa diiradda saaraya saxiixa khad dhexe suuq furanka bishan kaddib dhaawacyo soo ...
Read More »