Himilo-Kooxda kubadda cagta Manchester United ayaa guul-darradii shalay kasoo gaartay Crystal Palace, waxa loogu diiwaangeliyey rikoor fadeexad ah oo aanay la kulmin muddo ka badan rubuc-qarni, kaas oo tababare Erik ten Hag iyo xiddigaha kooxdiisu ay soo hooyeen. Toddobadii ciyaarood ...
Read More »Dibadda
Wadooyin-ka New York oo laga baadi goobayo Libaad badeed ku baxsaday.
Himilo- Magaalada New York City ee dalka Mareykan-ka waxay wajaheysaa roobab lixaad leh oo saameyn ku yeeshay nolosha iyo isku socodka. roobabka ayaa sababay daadad xooggan iyo burbur hanti, wadooyinka, iskuulada iyo wadooyinka tareenada ayuu xiray daadku. Daadku waxa uu ...
Read More »Waa tuma magaalada ugu ciriiriga (Jam) badan Aduun-ka?
Magaalada Lagos ee dalka Nigeria ayaa noqotay magaalada ugu cariiriga badan aduun-ka sida ay muujineyso warbixin ay soo saartay hey’ada Traffic Index Rate (Current) Lagos waa magaalo xeebeed ku taal dalka Nigeria, illaa 1991-kii waxay aheyd caasimada dalkaa ka hor ...
Read More »4,500 kun oo ruux oo u geeriyootay kuleelkii ugu darnaa ee England ku dhufta.
Himilo _ Daraasad dhawaan soo baxday ayaa muujineysa tirada dadka u geeriyooday kuleelkii ugu darnaa taariiqda England oo sanadkii 2022-ka ku dhuftay. Tirada ladiiwaan galiye ee u geeriyootay cimilada kulul waxay gaartay 4,507 ruux. Bishii ugu kululeed badneed ee Britain ...
Read More »Maxaa ka cusub kulanka adag ee North London Derby?
Himilo _ Ciyaartooyo muhiim ah ayaan ku jirin liiska ciyaartoyda Arsenal ee kulanka North London Derby ee maanta ay ku qaabilayaan Tottenham Hotspur, taas oo uu tababare Mikel Arteta u halgami doono inuu guul ka keeno, si uu ugu dhowaado ...
Read More »Maxaa ka cusub Kulanka Madrid Derby ee Axadda?
Kooxda kubadda cagta Real Madrid ayaa dib u heshay xiddiga reer Brazil ee Vinicius Junior ka hor kulanka adag ee habeen dambe ay martida ugu noqonayaan kooxda ay isku magaalada yihiin ee Atletico Madrid. Los Blancos oo hoggaanka u haysa ...
Read More »iphone15 oo soogaaray suuqyada caalam-ka.
Shirkadda Apple oo taleefanada cusub ee Iphone15 gaarsiisay inkabadan 40 dal oo caalam-ka. noocada cusub ee shirkadda Apple oo dunida oo dhan laga sugaye ayaa soo gaaray suuqyada caalam-ka, illaa hada dalalka uu gaaray waxaa kamid ah US, the UK, ...
Read More »Google oo loo maxkamdeynayo geeri ay ku lug yeelatay.
Himilo – Qoys mareykan ah ayaa dacwad ka gudbiye shirkada Google kaddib markii shil gaari uu galay wiil ay dhaleen oo isticmaalaye Jiheeyaha shirkadda ‘Google Map’. Philip Paxson oo ahaa dhaqtar iyo Aabe labo caruur ah leh, waxa uu shilka ...
Read More »Waa kuma goolhayaha rikoorka cusub ka dhigay champions league-ga?
Himilo – Ivan Provedel Goolhayaha kooxda Lazio ayaa daqiiqadii 95-aad ee ciyaarta ka dhaliyay goolka bar-baraha ee tartanka champions League kooxda Atletico Madrid, oo marti ku aheyd garoonka Olimpico ee magaalada Roma. Goolhayahan oo u dhashay dalka Talyaaniga da’diisuna ay ...
Read More »Kenya oo mamnuuceysa kabaha dibadda looga keeno.
Himilo – Dowladda keyna waxay gabi’aahaan joojineysa kabaha dibadda uga yimaada sanadka dambe. wasiirka ganacsiga Moses Kuria waxa uu sheeay inay gaareen isku filnaasho gudaha ah. Kuria oo xariga kajaray warshadda laga dhisay deegaanka Rumuruti waxa uu shegay dowladu inay ...
Read More »