Himilo- Shacabka Mareykanka ayaa safaf dhaadheer ugu jira inay codkooda ka dhiibtaan doorashada madaxweynaha dalkaa, xilli uu hardan weyn u dhaxeeyo xisbiyada dimoquraadiga iyo Jamhuuriga musharixiintooda. Kamala Harris iyo Donald Trump ayaa xoogga saaray gobollada muhiimka ah ee go’aamin kara ...
Read More »Dibadda
Cod bixinta waqtiga hore ee doorashada mareykan-ka oo bilaabatay.
Himilo-Malaayiin qof oo Mareykan ah ayaa la filayaa in ay u dareeraan goobaha codbixinta 5-ta November, xilli doorashada madaxtinimada Mareykanka ay foodda nagu soo heyso. Waxaa hadda ka dhiman dhowr iyo toban maalmood oo keliya maalinta doorashada, hase ahaatee, gobollo ...
Read More »Dad badan oo ku geeriyooday biyo xireen ku dumay dalka Suudaan
Himilo-Qaramada Midoobay ayaa sheegyay in fatahaad uu sameeyay biyo xireen weyn oo ku yaalla bariga Sudan uu sababay dhimashada ugu yaraan 30 ruux oo ka mid ah dad ku nool ilaa 20 tuullo, arrintan oo uga sii dareysa masiibada dagaalka ...
Read More »Maxay tahay eeda loo heysto Aasaasaha shirkada Telegram?
Himilo-Milkiilaha iyo Aasaasaha shirkada Telegram oo kamid ah billion-rada Calaamka Pavel Durov ayaa lagu xiray Faransiiska. Ninka oo da’diisu ay tahay 39 ayaa la sheegay in la xiray kaddib markii diyaarad khaas ah oo uu leeyahay ay ka soo degtay ...
Read More »Daraasad: In ka badan 47,000 oo qof oo kulayl dartiis ugu geeriyootay Europe.
Himilo-In ka badan 47,000 oo qof ayaa ku dhintay Yurub sanadkii 2023 sababo la xiriira kuleylka daran, iyadoo wadamada koonfurta Europe ay yihiin kuwa ugu xun, sida ay sheegtay warbixin uu soo saaray Machadka Caalamiga ah ee Caafimaadka Barcelona (ISGlobal). ...
Read More »Kumuu ahaa Ismaaciil Haniyah?
– Ismail Haniyeh waxa uu ku biiray Hamas 1987 intii lagu jiray kacdoonkii ugu horeeye -Waa la xidhay, muddo kooban dabadeed waa la musaafuriyay -2006-kii waxa uu noqday ra’iisul wasaaraha Falastiin -2017-kii waxay uu ka tagay magaalada Gaza Ismail Abdulsalam ...
Read More »Maxaa kala socotaa isbadalka galbeedka Africa ee xilkii ka tuuray hogaamiyaasha Xisbiyada Europe.
Himilo- Waa kuma hogaamiyaha Qabsaday qalbiyada dadka African-ka cabsida xooggana ku beeray dalalka Europe ee Fransiinku ugu horeey? Maxaa kala socotaa isbadalka ka jira galbeedka Africa ee sababay in Xisbiyadii Europe hogaamiynaye badankooda xilka laga tuuro? ninka badalay Tomas Sanka, ...
Read More »Haweeney 20 Sano u isticmaalayse Bam Gacmeed Buris ahaan.
Himilo – Haweeney da’ ah oo u dhalatay dalka Shiinaha ayaa mudo 20 sano ah isticmaalaysay Dube ama burus fudud oo ay u adeegsanjirtay waxyaabo badan balse la yaabtay markii ay ogaatay in qalabkani uu yahay bam gacmeed. Sheekada la ...
Read More »Maxay tahay sababta doorashada Britain waqtigeeda looga soo hormariye?
Himilo – shacabka Ingiriiska ayaa saaka u dareeray doorashada guud ee lagu soo dooranayo hoggaamiyaha cusub ee hoggaamin doona dalkaasi. Goobaha codbixinta ayaa la furay 7-da subaxnimo, waxayna codeyntu socon doontaa illaa 10:00 caweysnimo. Codbixiyeyaasha ayaa dooranaya 650-ka kursi ee ...
Read More »Xujeyda oo maanta taagan Banka Carafo
Himilo – In ka badan hal milyan iyo bar oo Xujey ah ayaa maanta isugu soo uruuray Buurta Carafo, iyaga oo gudanaya maalinta ugu muhiimsan ee waajibaadka Xajka. Xujeyda oo isaga kala yimid dunida dacaladeeda ayaa gudanaya rukunada ugu muhiimsan, ...
Read More »