Home / Habka-Nolosha (page 196)

Habka-Nolosha

Atletico Madrid oo xawaaraheedii la hakiyay loona awood sheegtay

Kooxda booska labaad horyaalka La Liga fadhisa Atletico Madrid ayaa booqatay kooxda Sporting Gijon oo kulan ka tirsan horyaalka La Liga ay waada dheeleen. Antoine Griezmann ayaa daqiiqaddii 29aad furay akoonka gool dhalinta kulanka markii uu shabaqa u soo taabtay ...

Read More »

Kooxda Barcelona oo aan ku farxin inay ku dhacdo Atletico Madrid tartanka UCL

Kooxda kubadda cagta Barcelona ayuu war aan lagu farxin u soo yeeray shalay oo la sameeyay isku aadka wareega siddeed dhamaadka tartanka Champions League. Barcelona ayaa ku beegantay kooxda ay La Liga ku loolamayaan xagaagan Atletico Madrid. Agaasimaha Barcelona Javier ...

Read More »

Neymar oo mustaqbalkiisa fog ka dhex arka Nou Camp

Neymar ayaanan meel uga socon kooxda Barcelona isagoo tilmaamay inuu Nou Camp ku helay fursad uu kaga garab cayaaro cayaartoyda dunida ugu fiican. Neymar Jr. ayaana muujiyay sida qoyskiisa inuu u arko kooxda Barca, isagoo aan waxba u arkin inuu ...

Read More »

Gaadiidka iyo Elman oo wada balansan

Kooxaha kubadda cagta Gaadiidka iyo Elman ayaa ku wada balansan galabta gegada Banaadir Stadium kulan ka tirsan horyaalka Soomaaliya. Labadan kooxood ayaa kulankii 11aad ee horyaalka wada dheelaya, iyadoo lugtii hore Elman ay si dirqi ah kaga talaabsatay dhigeeda Gaadiidka ...

Read More »

Diego Costa oo aan meteli doonin qaranka Spain oo kulamo saaxiibtinimo dheeli doono

Xulka qaranka Spain ayaa lagu wadaa inay shaxdooda ka reebaan Diego Costa kulamadda saaxiibtinimo oo bishan ay dheeli doonaan. Costa ayaa toddobaadkan kaarka cas loo taagay markii ay isku dhaceen Gareth Barry, FA-da Ingiriiska ayaana ku riday xukun ah in ...

Read More »

Jeenyo oo waddo cad marsiisay FC Muqdisho

Kooxda kubadda cagta Jeenyo ayaa goolashii ugu badnaa xagaagan oo koox laga dhaliyo ka dhalisay FC Muqdisho kulan ka dhacay gegada Banaadir Stadium oo ku soo idlaaday 7-0. Cayaaryahanka lagu magacaabo  Feysal Xasan Xaashi ayaa labo gool qeybtii hore ee ...

Read More »

Banaadir SC oo xasuuq u geysatay Saxafi

Kooxda Banaadir SC ayaa sii joogteysay kulamada aan dhankeeda dhulka la dhigin, waxayna markaan cashir qaraar u meerisay Saxafi FC si ay hogaanka u dheereysato. Daadir Amiin hogaamiyaha kooxda Banaadir SC ayaa saddexley dhaliyay halka min hal goor ay shabaqa ...

Read More »

John Terry oo door macallinimo loogu yaboohay

Daafaca dhexe ee hogaamiya kooxda kubadda cagta Chelsea John Terry ayaa la filayaa inuu dhamaadka xagaagan isaga dhaqaaqo kooxdiisa. Xiddigaan ayaa jooga gebagebada qandaraaskiisa Blues-na ma qorsheyneyso heshiis dheeri ah inay ka saxiixdo 35 jirkaan reer England. The Mirror ayaa ...

Read More »

Kooxaha Banadir SC iyo Saxafi oo ku balansan gegada Banaadir Stadium

Kooxaha Banaadir SC iyo Saxafi ayaa ku kulmaya goor dhow gegada Banaadir Stadium kulan ka tirsan horyaalka Soomaaliya. 3:45pm ayuu kulankan soo geli doonaa iyadoo Saxafi ay indhaha ku heyso guushii abid ugu horeysa inay horyaalka kaga gaarto dhigeeda Banaadir. ...

Read More »

Heegan oo guul ku soo gebagabeysay qeybta koowaad ee horyaalka kubadda koleyga

Kulan xiiso badan oo ay ka soo qeyb galeen Masuuliyiin, Cayaartoy hore iyo taageerayaal tiro badan gebagebana u ahaa qeybta koowaad ee horyaalka kubadda koleyga Soomaaliya ayaa lagu dheelay gegada Wiish Stadium. Kulankan ayaa dhexmaray kooxaha xagaagan ku loolamaya hanashada ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan
preload imagepreload image