Himilo FM –Gudniinka fircooniga waa dhaawaca loo geysto xubinta taranka haweenka sababo aan la xiriirin caafimad, waxaana loo arkaa xadgudub ka dhan ah xuquuqda gabdhaha iyo haweenka. Caadadan waxay ka tarjumeysaa sida loogu xadgudbo xuquuqda haweenka sida tan caafimaadka iyo ...
Read More »Haweenka
Jabaan: Wasiir haweenka ku eedeeyay dhalmo yarida oo cudur daartay
Himilo FM –Hadal uu jeediyay ra’iisul wasaare ku-xigeenka dalka Jabaan ayaa dhaliyay muran iyo walwal badan kaddib markii uu u muuqday inuu haweenka dalkaasi ku eedeynayo dhalmo yarida Jabaan. Taro Aso oo 78 jir ah ayaa sheegay in dadka da’da ...
Read More »Haweenay aan dhaqin islamarkaana jarin timaheeda muddo 20 sanno ah!
Himilo FM –Way adag tahay in qofka uusan dhaqin timahiisa muddo toddobaad ah laakiin waxaa jirta haweenay Ingiriis ah oo aan timaheeda dhaqin islamarkaana jarin muddo 20 sanno ah. Frank Colony oo 32 jir ah waa fanaan deggan Brighton oo ...
Read More »Masar: Haweenayda ugu da’da weyn oo hantideeda ugu deeqaysa dowladda
Himilo FM –Haweenayda ugu da’da weyn dalka Masar ayaa go’aansatay inay dhammaan hantideeda ugu deeqdo sanduukh lagu taageero dhaqaalaha Masar si looga gudbo duruufaha adag ee dalkaasi uu marayo islamarkaana loo taageero cadaalada bulshada. Fahiima Cali Ibraahim oo ka qeyb ...
Read More »Haweenay kelideeda ugu deeqday dhibane aysan aqoon!
Himilo FM –Haweenay ku jirta da’da soddomeeyada ayaa ugu deeqday mid kamid ah kelyaheeda qof aysan aqoon oo ay ka fariisteen kelyaha. Kayleigh Wakeling ayaa lagu soo waramayaa inay ku aragtay Facebook-ga dhigaal ama qoraal tilmaamay in Kelyaha Louise ay ...
Read More »Haweenay faraanti ka maqnaa 12 sanno ka heshay meel aysan ka fileyn!
Himilo FM –Haweenay u dhalatay dalka Ingiriiska ayaa muddo 12 sanno ah raadinaysay faraanti kalumay oo ay mar danbe ka heshay meel aysan ka filaneyn. Ebiegal Tombson oo ah 20 jir ku taqasustay isqurxinta ayaa weysay faraanti u ahaa xusuus ...
Read More »Mareykanka: Haweenay muddo seddex maalin ku xanibneyd wiish
Himilo FM –Haweenay ayaa la soo badbaadiyay kaddib markay muddo seddex maalin ah ku xanibantay wiishka guri uu leeyahay nin bilyuneer ah oo ay u shaqeynaysay. Marites Fortaliza oo da’deedu tahay 53 jir ayaa lagu soo waramayaa inay gashay wiishka ...
Read More »Haweenay 81 jir ah oo dib u heshay hooyadeed muddo 60 sanno kaddib!
Himilo FM –Muddo 60 sanno ah oo ay raadinaysay hooyadeed kaddib, waxay Eileen Macken oo 81 jir ah nasiib u yeelatay inay hesho hooyada dhashay oo 103 jir ah. Eileen ayaa cabirtay sida ay ugu faraxday aragtida hooyadeed oo ay ...
Read More »Gabdho timo-jarid ku mutay mahad-celin qaran!
Himilo FM – Jyoti Kumari, iyo walaasheed Neha muddo afar sano ah waxaa lagu tirinayay ragga!. Midi waxay jirtaa 18 midda kalana 16, waxay ka soo jeedaan gobolka Uttar Pradesh ee dalka Hindiya (India). Taniyo sannadkii 2014-kii waxay ka shaqeynayeen ...
Read More »Maqaal- Natiijooyinka caafimaad ee laga dhaxlo guurka da’yarta
Taranka bini’aadamka iyo kobaciisa si uu u camiro dhulka uguna hirgaliyo akhlaaqda iyo dabeecadaha suuban ayaa ah udub dhexaadka ujeedooyinka uu bini’aadamka uu u joogo dhulka , si tarankaas uu uga hufnaado wax walbo oo dhaawacaya hadafka taranka iyo qaababkiisa. ...
Read More »