Home / Macluumaad (page 112)

Macluumaad

Dalladda SOMA oo xustay maalinta Raadiyaha Adduunka

Himilo FM –Dalladda SOMA waxay qabatay xaflad lagu maamuusaayay maalinta Caalamiga ee raadiyaha adduunka oo ay UNESCO u asteysay 13 Febraayo in sannad kasta la xuso. SOMA waxay xaflad loogu dabaal-degayay maalintaas ku qabatay magaalada Muqdisho, munaasabadda oo si heer ...

Read More »

13 Febraayo- Maalinta caalamiga ee raadiyaha

Raadiyaha waa warbaahinta gaarta dadka ugu badan caalamka oo dhan. Waxaa kale oo loo arkaa warbaahin leh awood badan islamarkaana qiimaheeda uu jaban yahay.   Waxaa si gaar ah loogu tala galay raadiyaha inuu gaaro bulshooyinka ku nool goobaha fog ...

Read More »

Indonesia: Booliis mas ku cabsi geliyay maxbuus si uu qiraal u sameeyo

Himilo FM –Dalka Indonesia, muuqaal argagax leh ayaa muujiyay xubno katirsan booliiska oo si xun u ciqaabaya maxbuus iyaga oo ku hareereeyay mas dheer. Wararka ayaa tilmaamay in xubnaha booliiska Indonesia inay naxdin iyo argagax badan ku abuureen maxbuuska iyaga ...

Read More »

11 Febraayo- Maalinta caalamiga ee haweenka iyo gabdhaha ee Sayniska

Himilo FM – Sayniska iyo sinnaanta jinsiga labaduba waxay bar muhiim ah kaga jiraan ku guuleysiga tiigsiga horumarineed ee bar dhammaadka Qaramada Midoobay sannadka 2030. Bulshooyinka caalamka ayaa 15-kii sanno ee tagay isku hawlay dhiiri-gelinta haweenka iyo gabdhaha ee sayniska. ...

Read More »

Nin lagu xukumay 8 sanno oo xarig ah markii uu liqay faraanti dhayman ah!

Himilo FM – Dalka Turkiga, nin u dhashay Ireland ayaa lagu xukumay 8 sanno iyo 9 billood oo xarig ah kaddib markii uu isku dayay inuu xado faraanti dhayman ah oo ku kacaya qiimo dhan 40 Kun oo doolar. Ian ...

Read More »

Sacuudiga: Hay’ad samafal oo aqbalaysa tabarucaadka timaha

Himilo FM –Hay’ad samafal oo ku taalla Sacuudiga ayaa aqbashay dadaal loogu tabarucayo timaha haweenka iyadoo looga dan leeyahay in lagu taageero dhibanayaasha kansarka gaar ahaan nuuca ku dhaca naasaha. Hay’ada samafalka Sahra ee ka shaqeysa caawinta dhibanayaasha cudurka Kansarka ...

Read More »

Ingiriiska: Bilyuneer doonaya buur uu iibsado!

Himilo FM –Haddii ay jirto buur aad leedahay oo aad dooneyso inaad iibiso, waxaad heshiis la gali kartaa bilyuneer doonaya buur uu iibsado isaga oo ku sawiraya wajiyada qoyskiisa. Bogga HushHush.com ee ka shaqeeya hantida guryaha lagu raaxeysto ayaa daaha ...

Read More »

Sawirro: Guriga uu ku soo koray Trump oo la iibinayo

Himilo FM –Sida laga soo xigtay warbaahinta New York Post, guri uu ku soo koray madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa loo soo bandhigay iib, waxaana lagu doonayaa kharash dhan 2.9 Milyan oo doolar. Gurigan oo cabbirkiisu yahay 2500 oo cag ...

Read More »

Wadnaha bukaan xanuunsanaa 4 sanno oo laga soo saaray findhicil!

Himilo FM –29 jir u dhashay Shiinaha ayaa noqday mid kamid ah dadka nasiibka u saaxiibka ah kaddib markii si badqab leh wadnihiisa loogu sameeyay qaliin naftiisa khatar gelin karay. Dhaqaatiirta isbitaal ku yaala Nanning oo dhacda koonfurta Shiinaha ayaa ...

Read More »

6 Febraayo- Maalinta caalamiga ee u dulqaadasho la’aanta gudniinka fircooniga

Himilo FM –Gudniinka fircooniga waa dhaawaca loo geysto xubinta taranka haweenka sababo aan la xiriirin caafimad, waxaana loo arkaa xadgudub ka dhan ah xuquuqda gabdhaha iyo haweenka. Caadadan waxay ka tarjumeysaa sida loogu xadgudbo xuquuqda haweenka sida tan caafimaadka iyo ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan