Home / Macluumaad (page 181)

Macluumaad

29 sano kaddib wiil aabihii la midoobay kolkii uu ka baafiyay mareegta Facebook

Aaladaha bulshadu ku badan yihiin isticmaalkooda sida Facebook ayaa muhiimad u leh in badan oo kamid ah dadka isticmaala, iyadoo ay jiraan sababo kala gedisan oo dadkaa ay u isticmaalaan. Inbadan oo kamid ah da’yarta soo kaceysa ayaa toddobaadkan mareegaha ...

Read More »

Dalxiisayaal u ugaarsaday Libaax badeed si ay sawir ula galaan

Xayawaanka Libaax badeedka waa mid kamid ah xayawaanada ugu halista badan ee badda ku jira, walow markaan uu ugaar u noqday dalxiisayaal aan dan weyn kasii laheyn laftiisa. Waayihii danbe waxaa isa soo tarayay ugaarsiga dadku ay u geystaan xoolaha ...

Read More »

Darawal baxsad ka ahaa Askarta oo gaarigii uu kaxeynayay la galay waddo dhulka hoos marta

27 jir watay gaari yar oo nooca raaxada ah ayaa loo dhigay xabsiga kaddib markii uu ku guuldareystay in gaariga uu u kaxeeyo si degenaan ah isagoo ku socdaalayay waddo weyn oo kaxeynta xawaaraha sare laga mamnuucay. Booliska ayaa gaariga u ...

Read More »

Dhageyso: Beegsiga roobka iyo dhibaatooyinka u dheer barakacayaasha Badbaado + Sawirro

Badbaado, waa magaca xero barakacayaal oo ku taalla degmada Dharkenley ee gobolka Banaadir. Aasaaska xerada waxaa ku lug laheyd dowladdii hore ee Soomaaliya kaddib abaarihii ku dhuftay goboladda dhaca bartamaha iyo koonfurta Soomaaliya sanadkii 2011. Xerada ayaa iminka hoy u ...

Read More »

Joogteynta cabidda Kofeega oo kahor tagta noocyo kamid ah Kansarka

Sida ay baahisay hey’adda QM u qaabilsan caafimaadka ee magaceeda loo soo gaabiyo WHO u cabista Kofeega si joogto ah ayaa kahor tagta Kansarka ku dhaca beerka iyo kan beegsada uur ku jirta. IARC oo WHO u qaabilsan baaridda Kansarka ...

Read More »

Nepal: 68 jir ku laabtay barashada cilmiga si uu u dhameeyo dugsiga sare

Durga Kami waa 68 jir u dhashay dalka Nepal, wuxuuna ina tusiyay in barashada cilmiga ay tahay arrin qof walba u furan oo aan da’ gooni ah iyo jinsi toona ku xirneyn. Wuxuu iminka ku laabtay dugsiga sare si uu ...

Read More »

Switzerland: Shacab doorbiday bixinta £200,000 oo ganaax ah bedelkii ay marti gelin lahaayeen qaxooti

Dad ku dhaqan xaafad kamid ah xaafadaha taajiriinta Switzerland ayaa doorbiday bixinta adduun lacageed dhan £200,000 si ay isaga diidaan 10 qaxooti oo xaafadooda la dejin lahaa. Dadka degan xaafadda Oberwil-Lieli oo ah mid kamid ah xaafadaha ugu taajirsan qaaradda ...

Read More »

Milkiilayaasha dameerada magaaladda Wajeer oo lagu soo rogay amar adag oo lagu dhowrayo nadaafadda waddo cusub oo halkaas laga hirgeliyay

Magaaladda Wajeer ee dhacda gobolka Waqooyi Bari Kenya ayaa dhowaan laga hirgeliyay waddo cusub oo laami uu saaran yahay, iyadoo ay u aheyd kolkii ugu horeysay oo taariikhda waddo laami ah magaaladaa la saaro. Wajeer oo 600KM u jirta magaaladda ...

Read More »

20,000 oo shinni ah oo eryanayay 48 saac gaari dabin ku noqday boqoraddooda + Sawirro

Boqorad shinni ah ayaa dabin uu ku noqday gaari 4×4 oo ay ka heshay soo jiidasho la tuhunsan yahay inay macmacaan ahaayeen, wayse awoodi weysay inay gaari kasoo baxdo. In ka badan 20,000 oo shinni ah ayaana eryanay gaariga ay ...

Read More »

Maamulka gobolka Al-ixsaa ee bariga Sucuudiga oo la soo gaarsiiyay dacwad ku salaysan daris ka cabanayay qeylada digaagadda jaarkiisa

Duqqa xaafadda Al-hufuuf oo ku taala gobolka Al-ixsaa ayaa waxa uu sheegay in uu soo gaaray muwaadin cabasho ka qabay xayawaan uu xanaaneysto nin ay daris yihiin. muwaadinkaan ayaa waxa uu dhibsaday qeylada diiq uu lahaa jaarka ku dhegan kaddibna ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan