Himilo – Nadaafadda iyo bilic-ilaalinta wuxuu Islaamku siiyay mudnaan sarreysa. Si ay u ilaaliyaan heerka fayadhowrka iyo degaan bilicsanaanta, Muslimiinta Blackburn ayaa iskaga yimid inay ol’ole nadaafadeed ka sameeyaan hareeraha masjidkooda – iyaga oo soo ururiyay 250 baag oo qashin ...
Read More »Macluumaad
Imaaraadka: qof walba oo sameeya affur wadareed ama ka qeyb gala oo la ganaaxayo
Himilo – Booliiska magaalada Abu Dhabi ayaa soo joojiyay 39 isku imaatin taniyo billowgii bishan Ramadaan. Kulamada iyo xafladaha ayaa horey looga mamnuucay dalkaas. Lama ogola inay dadku isku yimaadaan xilliga afurka iyo in la marti geliyo isku imaatino. Ujeedada ...
Read More »Muslimiinta ku nool mareykanka oo ka mahad celinaya furnaanta masaajidda bishan Ramadaan
Himilo – Muslimiinta ku nool dalka Mareykanka waxay sheegeen inay farxad iyo wanaag badan ku dareemayaan furnaanshaha masaajidda ee bisha barakaysan. Sannadkii hore xilligan oo kale albaabada masaajiddaa ayaa u xirnaa cudurka Karoona oo markaas aad ugu faafayay gobolada waddan ...
Read More »Soonku waa Samafal iyo Sahayda oo la badsado!
Himilo — Bisha Ramadaan waa bil bilaha kale oo dhan uga duwan is-beddelka ay la timaado taas oo ay ugu weyn tahay ka soomidda cunnada iyo cabitaanka iyo aqriska Qur’anka iyo badinta acmaasha wanaagsan oo dhan. Dad badan waxay doorbidaan ...
Read More »Muslimiinta ku nool Shropshire oo lagu boorinayo inay qaataan tallaalka COVID-19
Himilo – Malaayiin muslimiin ah oo ku nool daafaha dunida ayaa sannadkii labaad soomaya iyadoo lala halgamayo cudurka COVID-19 oo weli laga adkaan la’ yahay. Waxa keliya ee loo helay waa tallaal dadka qaar laga yaabo inay shaki ka qabaan. ...
Read More »Lubnaan: Qoysas badan oo iibsan la’ afurka
Himilo – Qoysas badan oo muslimiin ah kuna nool Lubnaan ayaa wajaha dhaqaale la’aan gaarsiisay inaysan iibsan Kari waayaan affurka bisha ramadaan, qiimaha cuntada ayaa sare. Dhaqaalaha waddanka ayaa ku jira hoos u dhici ugu xumaa toban sano gudahood. “Qiimaha ...
Read More »Dadka Cumrada bishan ramadaan u tagaya Sacuudiga oo hab-raacyo cusub loo dejiyay
Himilo – Wasaaradda dawladda Sacuudiga u qaabilsan Xajka Iyo Cumrada ayaa ku dhawaawday hab-raacyo cusub oo laga doonayo inay dhaqan geliyaan ajaaniibta cumrada u aadaya dalkaasi. Sida laga soo xigtay Arab News, waxaa waajib noqoneysa in xujeyda tagaya waddanka ay ...
Read More »Waa kuwee waddamada soo saara Timirta ugu badan Ramadaanka
Himilo – Bisha Ramadaan Muslimiintu waxay ka af haystaan cunidda, Cabdidda iyo xiriirka gogosha inta lagu jiro saacadaha dharaarta si ay u helaan ajirka alle. Marka gabbalku dhaco saa’imiintu waxay ku af billowdaan timir taas oo ku kala duwan dhadhanka ...
Read More »La kulan: Haweeney in ka badan 60 sano ka shaqeyneysay hal xafiis
Himilo – Yasuko Tamaki oo u dhalatay Japan taniyo sannadkii 1956 waxay aheyd maamule xafiis iyadoo u shaqeyneysay hal shirkad. Hadda waa 90 jir marka la gaaro bisha soo socota ee May waxay u dabbaal degi doontaa sannadkeedii sagaashan iyo ...
Read More »Harada Jaceylka ee Dubai
Himilo — Harada Jaceylka, oo qaabka wadnaha oo kale loo sameeyey, waxay dhacdaa saxaraha u dhow Dubai. Waana dabcan, bartilmaameedka dalxiiseed oo Bariga Dhexe ay lammaane badan usoo aadaan. Muqaallada halaasiga ah oo ay ku caan tahay Dubai sida Burj ...
Read More »
Radio Himilo
