Home / Madadaalo (page 10)

Madadaalo

Carwo ku taalla Texas oo raadineysa tuke ka baxsaday

Himilo – Carwo Texas ku taalla waxay dadweynaha weydiisanaysaa inay la baadi goobaan tuke ka fakaday xarunta intii ay socdeen kulamadii lagu tababarayay. War ka soo baxay carwada Dallas ayaa lagu sheegay in tukaha la carbinayay balse hawsha oo socota ...

Read More »

La kulan: Wiil da’yar oo Deero la saaxiibay!

Himilo – Haweeney la yiraahdo Stephanie Brown ayaa barteeda facebookaa waxay soo gelisay sawir ay aad ula dhoolla-caddeeyeen wejiyo badan oo adeegsata bartaas. Arrintaas waxay aheyd inay soo bandhigtay wiilkeeda oo lagu magacaabo Dominic iyo Deero yar oo saaxiibbo wanaagsan ...

Read More »

Arday u bed-bedela magaciisa si uu uga badbaado su’aalaha macallimiinta

Himilo – Weliga macallinkaaga ma u sheegtay inaad dhammeysay layli uu kuu diray balse aad ku soo hilmaantay guriga buuggii aad ku qortay? Arday badan ayaa sidan uga badbaadi jiray macallimiinta. Balse hadda ardaydu ma samayn karaan! Xeeladdan oo caan ...

Read More »

Engineer soo saaray App awooda inuu tarjumo codadka bisadaha!

Himilo – App-kan cusub wuxuu awoodaa inuu tarjumo waxa ay bisaduhu dhahayaan. App-kan waxaa nashqadeeyay ingineer Javier Sanchez oo ka mid ah shaqaalaha Amazon. Wuxuu sheegay inuu app-kan muhiimad gaar ah leeyahay xilliga maadaama uu Karoono jiro oo dadka iyo ...

Read More »

Kubaddii isaga gudubtay Ireland iyo Wales!

Himilo – Aoife Ni Niocaill waa gabar yar oo ku nool degaanka Waterford oo ka tirsan Ireland. kubad ay lahayd ayaa ka luntay. Baadideeda waxaa laga helay Llanrhystud oo u jirta 124 Maayl kana tirsan Wales. Kubadda waxaa heshay oo ...

Read More »

Haweeney maxkamad u tageysa xaqiijinta inay nooshahay!

Himilo – Haweeney  ku sugan faransiiska, waxay isku dayaysay inay dunida u caddeyso saddex sano inay nooshahay kaddib markii sannadkii 2017 la shaaciyay inay dhimatay. Jeanne Pouchain oo 58 jir ah waxay sheegtay inay ku sugneyd cabsi joogto ah, waxay ...

Read More »

Sac helay gurmad hay’adeed!

Himilo – Saca ayaa ku jiray guriga gowraca ee la geeyo lo’da la doonayo in la qalo. Waxaa la arkay isaga dhex meereysanaya magaalada Salzburg kaddib markii uu ka soo baxsaday kawaankii lagu hayay. Haweeneydii lahayd oo isku dayaysay inay ...

Read More »

Bisad iyo qoyskii lahaa oo dib u midoobay saddex sanno kaddib!

Himilo – Qisada kala geystay bisadda iyo reerkii lahaa waxay ahayd musiibo si kedis ah u dhacday saddex sanno ka hor. Waxaa la rumeysnaa inay makulaashan ku jirtay dadkii waagaa ku dhintay dhismo  dumay oo uu ku jiray mid ka ...

Read More »

India: Nin geed u saarnaa 8 saacadood inay u soo laabato xaaskiisa!

Himilo – Doddappa waa  40 jir ka soo jeeda India wuxuu sameeyey arrin soo jiitay dadka kula nool Karnataka. dhawaad 10 saacadood ayuu saarnaa geed isaga oo codsanayay inay dib ugu soo laabato xaaskiisa oo shan sano ka hor ka ...

Read More »

Kelley: Ninkii jeegga been abuurka ah ku iibsaday gaariga

Himilo – Waxa uu go’aansaday inuu aado dukaameysi si Jeeg been abuur ah oo uu ku daabacay kombuyuutarka gurigiisa yaalla ugu soo iibsado gaari joogga $140,000, isku-daygaasi oo ugu danbeyntii ku guulleystay. Casey William Kelley, ayaa la qabtay isaga oo ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan