Home / Madadaalo (page 30)

Madadaalo

Shiinaha : Shaqaale lagu ciqaabay inay ku guur-guurtaan wadada!

Himilo FM – Shirkad ku taalla gobalka Shandong ee dalka Shiinaha ayaa lagu dhaleeceeyay inay lix kamid ah shaqaalaheeda ku qasabtay inay ku guur-guurtaan wado iyadoo ciqaab looga dhigayo inaysan xaqiijin heerka iibinta ee shirkada ay tiigsaneysay. Tallaabadan bahdilka ah ...

Read More »

La kulan – Tima jaraha 6 jirka ah ee u xiira haweenka!

Himilo FM – Muuqaal lagu baahiyay shabakadaha Internet-ka ayaa muujiyay tima jaraha ugu da’da yar caalamka oo dhan isaga oo timaha ka jaraya haween. Wargeyska Daily Mail ayaa qoray in waalidiinta wiilka yar ee 6 jirka ah inay bareen xirfadda ...

Read More »

Maxay tahay sababta 65 jirka reer Japaan u doorbido nolosha xabsiga?

Himilo FM – Dadka reer Japaan ee da’da ah ayaa lagu soo waramayaa inay doorbidaan ku noolaanshaha xabsiyada iyaga oo ka cararaya duruufaha nololeed ee adag oo ay wajahayaan. Arrintan ma ahan mid maanta dhalatay hase ahaatee waa mid jirtay ...

Read More »

La kulan – Wasiirka 44 jirka ah ee u fariisanaya imtixaanka dugsiga sare

Himilo FM – Wasiir katirsan dowladda koonfurta Suudaan ayaa rajeynaya inuu rumeeyo riyo ka dib dhacday isaga oo kamid ah boqolaal arday oo u fariistay imtixaanka dugsiga sare ee dalkaasi. Abraham Majak Makur oo ah wasiirka wadooyinka iyo dib u ...

Read More »

Maqaayad ganaaxaysa macaamiisheeda soo reeba cuntada!

Himilo FM – Maqaayad ku taalla Imaaraadka Carabta ayaa ganaaxaysa macaamiisha ka cunteysa ee aan dhammeyn cuntada loogu keeno dalabka sida laga soo xigtay warbaahinta dalkaasi. Bogga Time Out Dubai ayaa tilmaamay in maqaayadda Gulou Hotpot inay ganaax saarayso macaamiisheeda ...

Read More »

Sawirro: Ninka qaata keliya dharka leh midabka jaalaha!

Himilo FM – Ma u maleynaysaa inaad xeran karto dhar leh midabka jaalaha muddo 35 sanno ah, sidaasi waxaa sameeyay Abou Zakkour oo da’diisu tahay 68 jir deggan magaalada Aleppo ee dalka Syria. Sheekadan ninkan oo dadka ula baxeen “ ...

Read More »

Yaa u horreeya shaah cabista caalamka oo dhan?

Himilo FM – Dadka Turkida ayaa noqday dadka ugu shaah cabista badan caalamka sida lagu sheegay xog cusub oo ku saabsan shaaha iyo sida shucuubta dunida ugu tiirsan yihiin. Waxaa lagu xusay xogta in qofka Turkiga ah inuu cabbo 1300 ...

Read More »

La kulan – Haweenayda xanaaneysa 140 bisadood!

Himilo FM – Huda Bushahda oo da’deedu tahay afartameeyo ayaa tan iyo muddo 5 sanno ah waxay xanaaneynaysaa 140 bisad oo kula nool gurigeeda. Markaad ku socoto guriga Huda waxaad wadada ku arkaysaa boqolaal bisad oo ku nool hoyga haweenayda ...

Read More »

Dhaqtar hurday isaga oo qaliin ku jira oo la boggaadiyay

Himilo FM – Nin u dhashay dalka Shiinaha oo qaliinka sameeya ayaa hurday isaga oo ku jira howlgal qaliin bukaan, waxaana sawir muujinaya arrintaasi uu ku baahay baraha bulshadda. Waxaa ka muuqda sawirka Luo Shanpeng oo ka shaqeeya isbitaalka People’s ...

Read More »

Nin booliiska u dacwooday si loogu soo celiyo qalbi laga xaday

Himilo FM – Wararka laga helayo magaalada nagbur ee dalka Hindiya ayaa tilmaamaya in nin uu u  tagay booliiska isaga oo sheeganaya in laga xaday qalbigiisa. Saraakiil ayaa xusay in ninkan uu doonayay in loo furo dacwad isaga oo ka ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan