Home / Madadaalo (page 34)

Madadaalo

Sanka oo markhaati ka noqon kara inuu qofka been sheegayo!

Saynisyahano ayaa sameeyay tijaabo la xiriirta sida sanka markhaati uga noqon karo inuu qofka been sheegayo iyo inkale iyadoo la adeegsanayo halbeegga lagu cabbiro heer kulka jirka qofka. Khubarada ayaa dadkii ka qeybgalay tijaabada waxay ka codsadeen inay la xiriiraan ...

Read More »

Yaa quuro badan ragga iyo dumarka?

Waxaa la yiraahdaa ragga ayaa ayaa ka quuro badan dumarka oo waliba cod sare ku quuriya laakiin baaritaan cusub ayaa xaqiijiyay in dumarka quuriyaan waliba si xooggan. Baaritaan caafimaad oo laga sameeyay Ingiriiska ayaa muujiyay in gabdhaha dhallinyarada ah ee ...

Read More »

Banki shaqaalihiisa haweenka ka mamnuucay inay uur yeeshaan!

Banki ganacsi oo ku yaala magaalada Shijiazhuang ee dalka Shiinaha ayaa haweenka shaqaalaha ah ee u shaqeeya ka dalbaday inay la yimaadaan codsi kahor inta aysan uur qaadin. Wargeyska Daily Mail ayaa tilmaamay in mid kamid ah qoddobada sharciga ee ...

Read More »

Maxay dadka qaar u dhibsadaan habsiinta?! Jawaab cilmiyeysan

Muqdisho – Haddii aad la kulanto qof dhibsanaya salaanta habsiinta ah hala yaabin, waxaa jira sababo badan oo qofka marmarsiyo loogu sameyn karo. Si aad uga fogaato in saaxiibbadaada ku dhibsadaan, waxaad ugu gaabin kartaa salaanta gacanta. Kamid noqo dadka ...

Read More »

Ciriirga musqulaha diyaaradaha oo laga cabanayo!

Muqdisho – Aragtida ah in heerka buurnaanta sii kordheyso dunida oo dhan waxaa qaba dad badan, waxaana saameynta cayilka daran uu leeyahay looga hadlay fagaarayaal dhowr ah. Marka laga yimaado caafimaad darrida ka dhalan karta buurnaanta xad dhaafka ah haddana ...

Read More »

Koox burcad daanyeero ah oo dhagax ku dilay 72 jir u dhashay dalka Hindiya

Muqdisho – Sida laga soo xiganayo warsidaha “Times of India”, kooxo burcad daanyeero ah ayaa dhagax la dhacayay 72 jir u dhashay Hindiya ilaa uu ka geeriyoodo, Magaalada Thakri, ee gobolka Uttar Pradesh, ayaana laga soo warinayaa warkaas murugada xanbaarsa. ...

Read More »

Cajiib! Arday soo hindisay Baskiil is wadaya

Muqdisho – Ardayda Jaamacada Tsinghua University, waxay sameeyeen Baaskiil awooda in uu wada la’aan dhaqaaqo, kaas oo keliggii is-kaxeynaya 12 saacadood oo xiriir ah. Dadka qaar ayay suurtagal tahay iney qariibsadaan hase yeeshee ardayda ayaa kusoo bandhigeen Magaalda Beijing ee caasimada ...

Read More »

Ninka wax-dhal ku noqday 70-jir oo ka cararaya ilmihiisa!

Muqdisho – 60-jirta  Atifa Ljajic iyo seygeeda, Serif Nokic oo 68-jir ah kuna nool dalka Serbia waxay isku dayi jireen helidda cunug ay dhalaan muddo 20 sano ah. Markii qofna uusan rumeysan in hadda kadib ay wax dhalayaan, tii Alle ...

Read More »

Waligaa ma is tiri; Carrabkaaga ku jooji Marwaxad kuu shidan?!

Muqdisho – Haweeney u dhalatay dalka  Australia, ayaa rikoorka caalamka ku gashay u adeegsiga carrabkeeda inay ku joojiso marwaxad ama dhigdhigo babaneysa, marka loo eego muuqaal lasoo dhigay barta internet-ka. Zoe Ellis, oo sidoo kale loo yaqaan Zoe L’Amore, waxay ...

Read More »

Raxan Jiir ama Doolli ah oo nolosha ku cunay cunug 3 bilood jir ah

Muqdisho – Cunug yar ayaa dhimatay kadib markii hooyadeed ay kaligeed kaga tagtay gurigeeda iyada oo aaday baar lagu caweeyo habeenkii, marka loo eego booliska dalka South Africa. Booliska Johannesburg ayaa sheegay inay xireen haweeney 26-jir ah oo aan la ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan