Home / MAQAALO (page 10)

MAQAALO

Maxaa iska bedelay iibinta iyo kireynta guryaha?

Muqdisho – Muddo sannado ah, waxaa dhinac kasta oo nolosha ah ka socda isbadallo leh saameyntooda toggan ama taban. Waxaa isbadalay sida loo qaban jiray shaqooyin badan, waxaana inta badan saaciday arrintaasi tiknolojiyadda tallaabsatay. Soomaaliya, shaqooyinka shalay iyo maanta waa kala ...

Read More »

Talo kaddib go’aanso inaad jebiso tarmuuskaaga

Muqdisho – Tarmuusku wuxuu ka samaysan yahay caag ama macdan korka ku dahaaran iyo labo dhalo oo lakab isku ah oo dhexyaala caloosha. Labada dhalo waa kuwa lakab isku ah oo dhexdoodu banaantahay oo xitaa hawada laga saaray si uusan u ...

Read More »

Cirweyni darteed Injineer loogu diiday inuu wax ka cuno Maqaayad

Muqdisho – Jaroslav Bobrowski, oo ah da’yar ku nool Jarmalka ayaa laga mamnuucay maqaaayd la yiraahdo ‘an-all-you-can-eat sushi restaurant’ kaddib markii uu cunay 10 saxan oo cunto ah – xaalad milkiilaha maqaayadda uu u arkay mid aan caadi aheyn una ...

Read More »

Dhallinyaradu waa isbeddelka bulsho kasta

Muqdisho -Marka aan dib ugu noqono taariikhda aadanaha, dawrka dhalinyarada ee isbedelka bulshada waxa uu ahaa mid muuqda. Waxay ka qayb qaadan jireen hawlaha dadweynaha sida dhaq-dhaqaaqyadii xorriyad raadinta, welina bulshooyinka caalamka waxa ay ku leeyihiin kaalin durugsan. Inkastoo dalal ...

Read More »

Taabuu: Tubaako casriyaysan

Muqdisho – Sanado ka hor marka aad maqasho erayga Maandooriye durbaba waxa ay maskaxdaadu soo qabaneysay Qaadka, sigaarka, shiishada, tubaakada, Xashiishka iyo  calaqa oo qaab muuqaal ahaan laga dareemo isticmaalayaashooda, hase yeeshee dhageyste bal maleey waxa uu noqon karo maandooriye ...

Read More »

Dalkeenna Soomaaliya: Hodan ay dadkiisu hurdaan!

Muqdisho – Soomaaliya waa dal dhaca Geeska Afrika kaasi oo xudduud ahaan la wadaaga dalalka  Itoobiya, Jabuuti, Kiinya iyo Badweynta Hindiya. Soomaaliya waa dalka 2aad ee ugu xeebta dheer qaaradda Afrika, dhulka ayaa u qeybsama deegaanno sare, dhuldaaqsimeed iyo buuroley, ...

Read More »

Warbixin – Dumarka oo tiro iyo tayaba kula tartami kara ragga mih-nadda saxaafadda

Muqdisho – Sannado kahor waad rumeysan kartay in raggu kaga badan yihiin saxaafadda dumarka, in qof marwo ah aysan wada qabin karin mihnadda saxaafadda iyo shaqada guriga iyo in saacadaha xirfadan  laga shaqeeyo aysan dumarka ku habbooneyn hase ahaatee sababahaasi ...

Read More »

Jidka cusub ee u furmaya nolosha qoysaskeenna.

Muqdisho – Wada noolaanshaha waxa ay ku haboontahy jecel iyo ku qanacsanaan ay isku qanacsanyihiin labada qof ee doonaya in ay wada noolaadaan, hadaba side loo heli karaa qoysas kuwada nool jeceyl iyo is marxabeyn? Heer intee la’eg ayuu la ...

Read More »

Buraanbur – bile dhaqan baab’a ku dhaw

Muqdisho – Buraanbur waa nuuc ka mid ah suugaanta dhaqan ee soomaalida, waxa uu in muddo ah soo ahaa maanso dumarku isku weydaarsadaan afkaaraha ay qabaan, tijaabooyinka ay sameeyaan iyo waxa ay kala kulmaan waayahooda nolasha. Marka aad maqasho Buraanbur waxay ...

Read More »

Maqaal – Qorshaha lagu qabsanayo Quddus ku siman Qarni.

Muqdisho – Quddus waa mid kamid ah magaalooyinka ugu da’da weyn koonkaan. Waxa ay kulansatay saddexda diimood ee Islaamka, Masiixiyadda iyo Yuhuudda. Qarniyo wada noolaashiyo iyo is-maan-dhaaf  loolan ka dhashay ayay soo martay magaaladan marka dib loo raaco sooyaalkeeda. Tiro ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan