Home / MAQAALO (page 6)

MAQAALO

Ilbaxnimadeennu ma dhaafsana midda bini’aadamka billowga ah!

Himilo – Sida shaacsan umadaha mustaqbalkooda iyo sii socoshada ilbaxnimadooda waxaa aad uga qeyb qaata jiilalka ka danbeeyo jiilka waqtigaas taagan iyo sida jiilka loo wakiishay sii wadista farriinta umadiisa uu u heysto uguna diyaarsanyahay hormarinta ilbaxnimada ey ka dhaxleen ...

Read More »

Sida loogu sirmay Jaamacadaha bixiya Shahaadooyinka bugta ah!

Himilo – Wax-barashada heerka sare inta badan waxaa lagu gaaraa nafhurnimo, dadaal iyo ka go’naansho. Kuwa kasoo qalin-jebinaya waxaa loo arkaa halyeeyo naftooda iyo dadkooda usoo hooya guul muuqata. Balse hadda arday walba oo kasoo qalin-jebiya heerka jaamacadda, laguma tilmaami ...

Read More »

Maxay yihiin duruufaha dadkeenna waxbartay u diidan inay isbeddel keenaan?

Himilo – Waxay si dadban dadka qaar u aaminsan yihiin aragtida ah in marwalba ay kala duban yihiin jawiga ku hareereysan qofka inta uu ku gudo jiro marxaladaha waxbarashada nidaamiga ah sida iskuulka amaba jaamacadda iyo tan ruuxa waxbartay uu ...

Read More »

Macluumaadka aad uga baahan tahay caabuqa Coronavirus

Himilo – Cudurkan wuxuu yimid xili dhaqaalaha dunida iyo siyaasadaha caalamka is-jiidjiid weyn uu ka jiray laakiin haddana haddii si tartiib tartiib ah loo indha-indheeyo xaaladaha ku hareereysan xannuunkan waxaa soo baxaya in dowlado iyo warbaahinno waaweyn ay uga faaii’deysanaayaan ...

Read More »

Maqaal- Xiriirka ka dhaxeeya xannuunada ku dhici kara qofka iyo diinta

Himilo – Cudur ama xannuun waa erayo muujinayo in jirka bani’aadamka uu ka jiro dhibaato hakad gelisa caafimaad qabkiisa, taasi oo qofka uu ka sheegto ama dhaqtarka uu ku arko markii bukaan ahaan uu ugu yimaado. Dhibaatada keentay jirrada waxay ...

Read More »

Haddii kuwa aan wax-dhalin Wax-dhali lahaayeen!

Himilo – Dhalmo la’aantu waa waaya’aragnimo qof ahaaneed iyo nolol walwal badan. Hal wareega aadunuhu nolosha ka sameeyo waxaa udub-dhaxaad u ah dhalmada. In qofku uusan wax dhalin waxay hadiyo jeer walbahaar ku reebi jirtay dadka intiisa aan loo qorin ...

Read More »

Maqaal- Labadii mugdi ee xoojiyay dhibaatada dalka

Himilo – Qofka Soomaaliga ah ee ku nool wadanka gudihiisa waxa heysto dhibaatooyin dhowr ah oo kala duwan kuwaas oo isugu jira dhibaatooyinka maalin laha ah ee noloshiisa ka qeyb noqday iyo dhibaatooyinka soo boodada ah oo qof walba oo ...

Read More »

Macluumaad kasta oo aad uga baahan tahay suuqa Forex

Himilo- Forex waa Lacagta oo lafteeda ganacsi laga sameeyo, Lacag lagu beddelanayo Lacag kale, Saameeynna ku leh Ganacsiga kale. Waxaa bilaabay Babylonian –kii hore ee dalka Ciraaq, Masar waxaa laga isticmaali jiray 259 BC, waqtigii faraacinada. Suuqii ugu horreeyay ee ...

Read More »

Maxaad dhaxleysaa marka aad dhir beerto?

Himilo – Dhir beeristu waa mid kamid ah waajibaadka mideeya jiil kasta oo koonkaan ku imaanaya qaddarta eebbe, sababtuna waa in dhirtu tahay saaxiibka ugu dhaw degaanka, degaankuna waa halka hoyga iyo noloshaba u ah aadamaha cammiraya koonka. Asal ahaan ...

Read More »

Maktabaduhu kaalin ceynkee ah ayay ka qaataan kobaca iyo aqoonta qofka?

Himilo- Aqris waxaa lagu qeexaa howl maskaxda qofka ay qabato oo ay u fasirto erayada ama calaamadaha oo aqriyuhu indhihiisa ku arkayo, isaga oo isku xiraya khibradiisa iyo waxa uu arkayo kadibna u abuurta macno. Aqoontu waa midda muujisa qofka ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan