Uncategorized
Haweeneydii ugu horreysay oo timajare ka noqotay Sacuudiga
Himilo – Wafa Saqer ayaa noqotay haweenaydii ugu horeysay ee Time-jare ka noqotay dalka Sacuudi Carabiya. Shaqadeeda, hadal-heyn badan ayay baraha bulshada ka dhalisay haweeneydan tima jaraha ka noqotay Sacuudiga. taas oo ay dadku u qaateen in ragga ay u ...
Read More »Italy: Macallin saddex sano gudahood shaqadiisa ka fasax qaatay in ka badan 769 maalin
Himilo – Macallin ka soo jeeda dalka Talyaaniga ayaa waxa uu shaqadiisa fasax ka qaaday saddex sano gudahood muddo ka badan 769 maalin. Marka la isku geeyo saddexda sano si guud waxay ka kooban tahay 1095 maalin, waxaa ku jira ...
Read More »Nigeria: Magaalo ragga iyo haweenka jooga ay ku hadlaan luuqado kala duwan
Himilo – Tuulo ku taalla koonfurta dalka Nigeria waxaa la ogaaday in ragga iyo dumarka deggan ay ku hadlaan afaf kala duwan Dadka ku nool magaalada yar ee Ubang oo beeralay ah waxay arrintan kala af duwanaanta ah u arkaan ...
Read More »Maqal- Raxiiqul Makhtuum – Casharka 42aad
India: Dadkii ugu badnaa oo toddobaad gudihii laga tallaalay COVID-19
Himilo – Isbitaal ku yaalla Mumbai ayaa galay diiwaanka Guinness World Record kadib markii uu cudurka Koofid-19 muddo isbuuc ah ka tallaalay in ka badan 30,000 oo qof. Isbitaalka Surana Sethia, oo kaashanaysa ICICI Lombard, wuxuu diiwaan-geliyay 30,467 qof si ...
Read More »19 August – Maalinta caalamiga ah ee Bani aadanimada
Himilo – Sanad kasta 19 August, dunidu waxay u asteysay maalin si wada jir ah taageero loo siiyo kuwa u baahan garab qabashada ee la daalaa dhacaya xaaladaha bani aadanimo ee ciriiriga nolosha. Sidoo kale, maalintan waxaa dareen bogaadin iyo ...
Read More »Maqal- Barnaamijka Aqoon-kaal
Maqal- Barnaamijka Kas-wadaag
Haweeney mar qura dhashay 10 carruur ah
Himio – Haweeney ka soo jeeda Koonfur Africa ayaa dhashay 10 ilmood mar qura, iyadoo jabisay rikoodhka Guinness World Record ee ay haysatay Halima Cissé oo sagaal carruur ah ku dhashay dalka Morocco horaantii bishii May ee sannadkan. Dhakhaatiirta ayaa ...
Read More »
Radio Himilo
