Himilo FM – Maalinta Caalamiga ee haweenka waa dhacdo si guud dunida looga xuso 8 Maarso sannad kasta tan iyo markii la sameeyay. Munaasabadaha maalintan la qabto waxaa lagu casuumaa haween kala duwan kuwaa oo ka dhex muuqda siyaasadda, dhaqaalaha, ...
Read More »Uncategorized
Manchester United oo indhaha ku heysa xiddig ka dhaqaaqay Man City
Himilo FM –Manchester United ayaa isku dayaysa inay la soo wareegto xiddiga Dortmund Jadon Sancho, iyadoo dooneysa inay u dhaqaaqdo xiddiga garabka ka ciyaara xagaagan, sida ay qortay Metro.co.uk. 18 jirkan ayaa Manchester City kaga soo biiray Bundesliga sannadkii 2017 ...
Read More »Musharixiinta u taagan abaalmarinta xiddiga sannadka Afrika oo la shaaciyay
Himilo FM – Maxamed Saalax, Sadio Mane iyo Pierre-Emerick Aubameyang ayaa mar kale isugu soo haray abaalmarinta xiriirka kubadda cagta Afrika ee (CAF), sannadkii labaad ayayna u tartamayaan seddexdan xiddig abaalmarinta shaqsiga sannadka ee laacibka ugu wanaagsan qaaradda Africa. Saalax ...
Read More »Muuqaalo
Nabad dhisida iyo kaalinta macallinka
Himilo – Waxaa in badan dhacda in bulsho meel wada dagta colaadi dhex marto waxay ku bilaabataba,dabadeedna wax la is yeesho sida in la is-dilo, la is-boobo, la-is barakiciyo ama la kala oodo-rogto. halkaa waxaa ku luma xiriirkii iyo horumarkii ...
Read More »Kooxda Madbacadda oo kulankii labaad barbarro la gashay kooxda Horseed
Waxaa galabta magaalada Muqdsiho ku wada ciyaaray kooxaha Madbacadda iyo Horseed oo labaduba ka mid ah kooxaha sanadkaan ka qeyb galaya horyaalka Somali Premier league. Kulan ciyaareedkii galabta waxa uu ka dhacay Banaadir Stadioum ama Ex Koonis. Kulankaan ayaa ahaa ...
Read More »Buraanbur – bile dhaqan baab’a ku dhaw
Muqdisho – Buraanbur waa nuuc ka mid ah suugaanta dhaqan ee soomaalida, waxa uu in muddo ah soo ahaa maanso dumarku isku weydaarsadaan afkaaraha ay qabaan, tijaabooyinka ay sameeyaan iyo waxa ay kala kulmaan waayahooda nolasha. Marka aad maqasho Buraanbur waxay ...
Read More »Dhageyso: Barnaamijka Taladda Takhtarka
Dhegeyso Barnaamijka Tusmada Toddobaadka
Maqal:- Casharka Tafsiirka Qur’aanka Idaacadda Himilo “Darsiga 100aad”
Hawlaha baahineed ee idaacadda himilo, waxaa gadda hore kaga jira barnaamijyo diini ah kuwaas oo isugu jira Fiqi, Xadiith, Siiro, Tafsiirka Qur’aanka Kariimka, iyo mawaadiic kale oo aan danta dadweynaha u aragno. Dhammaan qeybahaas waxaan bilownay inaan galino webka/bogga idaacadda ...
Read More »
Radio Himilo
